Cristo Rey Jesuit High School – Twin Cities
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish
Barnaamijyo dheeri ah
Dugsiga Sare ee Cristo Rey Jesuit waxa uu ardayda siiyaa waxqabadyo badan oo manhajka ka baxsan. Wax badan ka ogow barta: cristoreytc.org/student-life.
Extracurriculars Offered:
Cultural Extracurriculars, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Visual Arts Clubs
Uniforms
Students who attend Cristo Rey Jesuit High School – Twin Cities are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Myriam Vigil or Brittany Libbey at (612) 545-9736 or (612) 607-3223, or brittanylibbey@cristoreytc.org or admissions@cristoreytc.org.
Ardayda joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
Barnaamijyada aqoonta
Iyadoo loo marayo barnaamij tacliin adag kaasoo waxbarashada gudaha fasalka ah ku dara shaqo-barasho 4-sano ah, Cristo Rey Jesuit wuxuu ardayda u diyaariyaa in ay noqdaan kuwo u diyaarsan kulleejka iyo xirfadda shaqo. Falsafadda tacliintu waa mid diiradda saarta ardayga, yididiilo leh, abaalmarina siisa dadaalka, adkeysiga, iyo hanashada macluumaadka.
Dugsigu wuxuu bixiyaa barnaamijka tacliimeed ee soo socda: Meelayn Sare (AP), Carbiska Xirfadlayaasha &/ama Shaqada Lala Soconayo si loo Barto, & PSEO.
Academic Programs Offered:
Advanced Placement (AP), College Prep, PSEO, Professional Internships and/or Job Shadowing
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Iyadoo Cristo Rey Jesuit High School aanu lahayn barnaamij waxbarasho gaar ah, dugsigu waxa ka go’an inuu daboolo baahiyaha ardayda sida ku cad Qorshayaasha Waxbarashada Shakhsi ahaaneed & Qorshayaasha Waxbarashada 504.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Fasalada Cristo Rey Jesuit High School waxaa la qaabeeyaa iyadoo maanka lagu hayo ardayda ESL, iyo habka waxbarashada luuqada oo leh qaabka nashqada guud ee waxbarashada (UDL). Iyadoo loo marayo UDL, Cristo Rey Jesuit High School, wuxuu isku dayaa inuu xaqiijiyo in dhammaan ardaydu helaan adeegsi isku mid ah si ay si guul leh u adeegsadaan manhajka koorsada.
Qalinjabin
Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa
Cimilo
61%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Cristo Rey Jesuit High School wuxuu bixiyaa Katoolig, Jesuit, kulleej & waxbarashada u diyaargarowga xirfadaha si daboolka looga qaado tamarta ardayda ee dhaqankasta, diin kasta, ama caqiido kasta si loo bedelo bulshooyinkooda.
Dugsiga waxa uu bixiyaa manhajka u diyaargarowga kulleejka & xirfada oo hal-abuur leh oo diirada saaraya horumarinta caadooyinka maskaxda & ruuxda.
Bulshadooda–oo ay ku jiraan golahooda, maamulkooda, macalimiinta, shaqaalaha, shuraakada shirkadaha, deeq-bixiyayaasha, waalidiinta, & ardayda–waxaa ka go’an dhisida bulsho daryeel leh oo ku qotonta dhaqanka Katooliga, soona dhaweeya dadka asal kasta ka soo jeeda inay ku soo biiraan.
Discipline Policy
Ardayda buuxisa filashooyinka CRJHS ee tacliinta, habdhaqanka, Barnaamijka Barashada Shaqada Shirkadaha (CWSP), iyo soo xaadiritaanka ayaa loo tixgeliyaa inay meel wanaagsan joogaan waxayna heli doonaan aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay inay ku guuleystaan khibradooda CRJHS, kulleejka, iyo shaqooyinkooda .
CRJHS ayaa taageeri doona ardayda ku dhibtooda mid ka mid ah ama ka badan aagagaan. Wax ka qabashooyinka waxaa ku jiri kara balse aanay ku koobnayn: horumarinta xirfadeed; wada-xiriirka waalidka/mas’uulka; kulan u dhexeeya shaqaalaha dugsiga iyo ardayga; kulan u dhexeeya shaqaalaha dugsiga, ardayga iyo waalidkiisa/qofka mas’uulka ka ah; heshiiska filashooyinka; iyo la socodsiinta ardayga iyo waalidkiisa/qofka mas’uulka ka ah wixi ku aadan horumarka.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Sinnaan
64%
Aragtida sinnaanta
Iyagoo ka shidaal qaadanaya kitaabka Quduuska, Cristo Rey Jesuit High School wuxuu u diyaariyaa ardayda guusha mudada dheer ee bulshada dhaqamada badan iyagoo ku dadaalaya waxbarasho loo siman yahay. Waxay aqbalaan kala duwanaanshaha si ay u dhisaan bulsho waxbarasho oo xoogan, loo siman yahay, & loona dhan yahay. Dugsiga waxa ka go’an inuu kala duwanaanshaha, sinaanta, & wadajirka ku daro dhammaan heerarka & waaxaha dugsigooda, waxayna ku dadaalaan inay kusoo daraan wacyigalintan dhammaan waxa ay qabtaan.