Bancroft Elementary School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish, Somali
Barnaamijyo dheeri ah
Bancroft waxa uu bixiyaa waxbarashada bulshada, barnaamij iskuulka kadib ah oo loogu talagalay ardayda dhigata fasallada 1-5 oo ka taageera tacliinta iyo danaha gaarka ah. Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamijka carruurta ee goobta ah ee Minneapolis Kids.
Extracurriculars Offered:
Caawimada Waxbarasho, Waxbarashada Bulshada
Uniforms
Students who attend Bancroft Elementary School are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
74%
Barnaamijyada aqoonta
Bancroft Community School waxa uu bixiyaa barnaamijka IB, shaqaale laba luuqadood ku hadla oo Soomaali iyo Isbaanish ah, iyo waxbarid horumarsan.
Academic Programs Offered:
International Baccalaureate (IB), Iskudhafka Luuqada
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Bancrocft waxa uu bixiyaa barnaamijka waxbarashada gaarka ah, oo uu kujiro barnaamijka ootisamka oo aad u khaas ah.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamijka isku dhafan ee Barashada Luuqadda Ingiriisiga.
Aqoon
5 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
5 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
30%
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Ardayda dhigata dugsiga Bancroft Community waxa ay gacan kageysan doonaan qaabeynta qaabka uu iskuulku u muujiyo, una tusaaleeyo dhaqanka iyo dhismaha bulshadooda. Bancroft waxa uu dhammaan ardayda siiyaa aasaas waxbarasho oo heer sare ah sidi mufakiriin hal-abuur leh oo si qota dheer u fakara kuwaas oo awood loo siiyay in ay u dhaqmaan si masuuliyadi ku jirto iyagoo ixtiraamaya naftooda, bulshada, & aduunkaba. Qoysasku waxa ay sii filan karaan jawi ay bulshada ardaydu ku qiimeeyaan wada-shaqaynta, dhaqanka, sinnaanta, & isdhexgalka bulshada.