Ascension Catholic School

Darajooyin:
PK-8
Qiimo:
The total cost of tuition at Ascension Catholic School is $1400. The average out of pocket cost for families is $583
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30AM-1:45PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Ascension Catholic School waxa uu bixiyaa isboorti, heesaha hobolada, iyo casharo gaar ah oo ka socda Dugsiga Muusiga ee MacPhail School.

Extracurriculars Offered:

Debate/Speech Clubs, Music, Sports, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Ascension Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Michael Depass at (612) 521-3609 or mdepass@ascensionschoolmn.org

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (313 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    75%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    12%
  • Two or more races
    7%
  • White
    4%
  • English Language Learner
    13%
  • From a Low Income Background
    81%
  • Special Education
    Data unavailable

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

14:1

Tacliin

53%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

53%

Barnaamijyada aqoonta

Ascension Catholic School wuxuu raacayaa barnaamijka u diyaargarowga kulleejka wuxuuna bixiyaa barnaamij waxbarasho shaqsiyeed, Barashada Awooda Sare (HigherPowered Learning), iyo sidoo kale barnaamijyada STEAM oo loogu talagalay ardaydooda.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Ascension Catholic School waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada ee gaarka ah isagoo la kaashanaya degmada dugsiga dadweynaha ee maxalliga. Fadlan si toos ah dugsiga kala xiriir wixii macluumaad dheeraad ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Ascension Catholic School waxa uu leeyahay macalin ELL oo gelin dhiga kaas oo, sanado badan, si toos ah ugala shaqeeyey macalimiinta in aanay kaliya taageero la garab taagnayn ardayda ELL, balse in la taageero ardayda oo dhan. Baruhu waxa uu sidoo kale si toos ah ula shaqeeyaa adayda ELL isaga oo ka caawinaya in ay horumariyaan aqoonta luqaddooda Af-Ingiriisiga.

Aqoon

% of students on grade level, per NWEA MAP

2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 23%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 27%

Horumar

% of students on track, per NWEA MAP

2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 43%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 49%

Cimilo

55%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

55%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dugsiga Ascension Catholic wuxuu leeyahay hiigsigiisa dhigitaanka diinta Kiristaanka ee dhaqanka Katooliga Romaanka, oo kobcinaya waxbarashada sare ee dhammaan qeybaha waxdhigasho, dhiirigalinaya anshax ku saleysan ixtiraam & masuuliyad, & horumarinta dareenka adeega & cadaalada bulshada ee bulshadooda dhaqamada badan.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
72% 72% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
73% 2021 2022 2023 100% 0%

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Tan iyo 1897, Ascension Catholic School, diin-faafiye ka tirsan Bulshada Katooliga ee Ascension, waxa uu dhigaayey diinta Kiristanka ee dhaqanka Katooliga Roomaanka.
Taariikhdiisa oo dhan, Ascension Catholic School wuxuu u adeegay labadaba inuu ka turjumo bulshadiisa & qalab isbadel ahaan dhanka Waqooyi ee Minneapolis, isagoo ka saacidaya in noloshu horey ugu sii socoto waxbarasho & cibaado. Ascension waxa ka go’ay horumarinta tacliin sare oo ku dhex jirta qaab-dhismeedka edbin & deegaan ku jihaysan Masiixiyiinta. Waxa uu oga gol leeyahay inuu ardaydiisa u diyaariyo inay noqdaan dad waaweyn oo waxgarad iyo xilkas ah.
Maanta, cidkasta waa lagu soo dhaweynayaa Ascension Catholic School iyada oo aanan loo eegeynin heerka waxbarashada, xaaladaha guriga, xirfadaha luuqadda, caqiidada diinta, ama ilaha dhaqaale.

Aqoon

% of students on grade level, by student group per NWEA MAP

0% 100% Celceliska magaalada 25% All students
0% 100% Celceliska magaalada 25% All students

Horumar

% of students on track, by student group per NWEA MAP

0% 100% Celceliska magaalada 46% All students
0% 100% Celceliska magaalada 46% All students

Arday kala midab ah

96%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 73% All students
0% 100% Celceliska magaalada 73% All students