Armatage Elementary School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:05AM-2:35PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

92%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Dugsigu wuxuu leeyahay waxbarasho bulsho oo adag oo la bixiyo saacadaha dugsiga kadib.

Extracurriculars Offered:

Foreign Language Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Armatage Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (376 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    10%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    12%
  • White
    67%
  • English Language Learner
    5%
  • From a Low Income Background
    22%
  • Special Education
    15%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (22 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    9%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    5%
  • White
    86%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

17:1

Tacliin

100%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

100%

Barnaamijyada aqoonta

Armatage wuxuu adeegsadaa manhajka MPS wuxuuna baraa heerarka tacliimeed ee Minnesota.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Armatage wuxuu leeyahay barnaamijka ASD ee Goobta 3, iyo barnaamijka ECSE ee Goobta 3.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Dugsiga wuxuu raacaa dhaqamada ugu wanaagsan ee waxbarashada Bartaha Ingiriisiga wuxuuna leeyahay macalin EL 0.5 gelin ah.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

8 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 75%

7 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 72%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 66%

8 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 84%

Cimilo

88%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

88%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Armatage Elementary School wuxuu qadariyaa waxbaridda canugga oo dhan iyo xaqiijinta guusha tacliimeed, bulsho, iyo shucuureed ee ardayda oo dhan.

Discipline Policy

Armatage waxa uu aaminsan yahay in ardayda la baro filashooyinka dugsiga lagana caawiyo ardayda inay la yimaadaan. Dugsiga wuxuu raacaa dhammaan siyaasadaha MPS ee ku aadan anshaxa.

Bullying Prevention Policy

Dugsiga uma dulqaato xoog sheegashada nooci kasta oo ay noqotaba, dhacda kastana waxaa looga jawaabaa si ku habboon. Waxay u isticmaalaan AmazeWorks iyo manhajka cusub ee SEL sidi waxbarasho ka hortag ah.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
84% 66% 88% 96% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
93% 87% 91% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

71%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

71%

Aragtida sinnaanta

Armatage wuxuu ku dadaalaa inuu noqdo machad waxbarasho oo dhaqan ahaan ka jawaaba kaasoo abuura deegaan waxbarasho oo badbaado ah, loona siman yahay halkaasoo carruurta oo dhan ay ku dareemaan in la arko lana maqlo. Waxay rabaan in aqoonsiyada ardayda oo dhan la qadariyo laguna ixtiraamo dugsigooda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 27% Black or African American Celceliska magaalada 26% From a Low Income Background Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 48% Special Education Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 74% All students
0% 100% Celceliska magaalada 27% Black or African American Celceliska magaalada 26% From a Low Income Background Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 48% Special Education Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 74% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 75% All students
0% 100% Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 82% White Celceliska magaalada 75% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 95% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 95% White

Macallimiin midab leh

14%

Arday kala midab ah

33%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 67% Black or African American Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 83% Two or more races Celceliska magaalada 82% Special Education Celceliska magaalada 97% White Celceliska magaalada 91% All students
0% 100% Celceliska magaalada 67% Black or African American Celceliska magaalada 70% From a Low Income Background Celceliska magaalada 83% Two or more races Celceliska magaalada 82% Special Education Celceliska magaalada 97% White Celceliska magaalada 91% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students