Sidee Loo Doortaa Iskuul

1Home
2Category 1 – Explanation/Instructions
3
  • Helitaanka dugsiga saxda ah ee ilmahaagu waxay noqon kartaa dadaal adag! Midda ugu horraysa ee la tixgelinayo waa waxa adiga kuugu muhiimsan markaad u raadineyso iskuul ilmahaaga.

    Tilmaamaha soo socda ayaa loo qaabeeyey iyadoo ay talo laga helay in ka badan 100 waalid iyo daryeeleyaal wixii ku saabsan rajada ay qabaan markay raadinayaan iskuul. U adeegso si aad wax badan uga barato dhinacyada iskuulka ee muhiimka u ah qoysaska kuwaaga oo kale ah iyo sidoo kale eeg tusaalooyinka su'aalaha aad weydiin karto iyo waxyaabaha aad raadin karto si aad u aragto sida iskuulku uga shaqeeyo aagaggan.

    Xullo waxyaabaha ugu habboon ardaygaaga iyo qoyskaaga si aad u hesho warqad shaqsiyeed dhammaadka! Waad xajin kartaa xaashidan inta lagu gudajiro raadinta iskuulka si ay kaaga caawiso inaad cunuggaaga ugu hesho iskuul wanaagsan.


    Waxa kale oo aad kala soo degi kartaa hageyaga daabacan ee xulashada iskuulka halkan!