Universal Academy Charter School

2912 S 28th Ave
Minneapolis MN 55406
(651) 340-5994 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
PreK-10
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:15 AM - 2:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

61%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

UACS waxay bixisaa Naadiga Luuqadda Adduunka.

Extracurriculars Offered:

Naadiyada Luuqadaha Qalaad

Uniforms

Students who attend Universal Academy Charter School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact the Record office at info@uacsmn.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (498 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    97%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    1%
  • Two or more races
    1%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    56%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    4%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (21 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    14%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    10%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    76%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

24:1

Tacliin

55%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

55%

Barnaamijyada aqoonta

Waxa uu bixiyaa waxbarashada gaarka ah, PSEO

Academic Programs Offered:

PSEO & Waxbarashada gaarka ah

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 23%

4 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 36%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 41%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 57%

Cimilo

73%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

73%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

UACS waa dugsi dawli ah oo gaar loo maamulo oo ay Waaxda Waxbarashada Minnesota u aqoonsatay dugsi waxqabad fiican leh diiradana saara “Guusha Cidkasta”. Iyadoo loo marayo falanqeynta joogtada ah ee xogta waxqabadka ardayda inta lagu jiro kulamada xogta todobaadlaha ah, manhajka xoogan, & diirada saara waxbarista ilmaha oo dhan, UACS waxay xaqiijisaa in aan ardaydna cidlo lagaga tagin ama aan xujeyn la’aan lagaga tagin. UACS waxay ku faanaysaa wada-xidhiidh waalid oo joogto ah. Qoysaska UACS waxa lagusoo dhaweyn doonaa siyaasad albaab oo furan, & waxaana lagu dhiirigalinayaa inay kaqeyb noqdaan dhammaan dhinacyada waxbarashada iyo horumarka ardaygooda.

Discipline Policy

Universal Academy waxa ay aaminsan tahay in habdhaqanka wanaagsan ee ardayda uu ka bilowdo shaqaale si wanaagsan wax u ixtiraama. Waxa ay sidoo kale ku xiran tahay sida wanaagsan ee filashooyin cad loogu aasaaso dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Universal Academy waxa ay aaminsan tahay in habdhaqanka wanaagsan ee ardayda uu ka bilowdo shaqaale si wanaagsan wax u ixtiraama. Waxa ay sidoo kale ku xiran tahay sida wanaagsan ee filashooyin cad loogu aasaaso dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
82% 58% 37% 52% 76% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
95% 99% 96% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 2 4 0

Sinnaan

66%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

66%

Aragtida sinnaanta

Universal Academy wuxuu leeyahay shaqaale si fiican u taba-baran oo ka warqaba sida ay muhiim u yihiin baahiyaha sinaanta bulsho ee ardaydu.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 30% All students
0% 100% Celceliska magaalada 30% Black or African American Celceliska magaalada 18% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 30% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 49% Black or African American Celceliska magaalada 49% All students Celceliska magaalada 49% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 49% Black or African American Celceliska magaalada 49% All students Celceliska magaalada 49% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 76% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 76% All teachers

Macallimiin midab leh

24%

Arday kala midab ah

100%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 96% Black or African American Celceliska magaalada 96% English Language Learner Celceliska magaalada 96% From a Low Income Background Celceliska magaalada 96% All students
0% 100% Celceliska magaalada 96% Black or African American Celceliska magaalada 96% English Language Learner Celceliska magaalada 96% From a Low Income Background Celceliska magaalada 96% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students