St. Helena Catholic School

Darajooyin:
PK-8
Qiimo:
The total cost of tuition at St. Helena Catholic School is $6100. The average out of pocket cost for families is $2500
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:10AM-3:50PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

St. Helena waxay bixisaa kooxda fanka, Isbaanish, koox heeso, iyo muusiga.

Extracurriculars Offered:

Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater

Uniforms

Students who attend St. Helena Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Karla Gergen at (612) 729-9301 or gergen@sainthelenapmpls.org.

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Dugsiga Helena, waxay leeyihiin barnaamij tacliimeed kaas oo ku salaysan halbeegyo waxaana loogu talagalay inuu daboolo baahiyaha ardayda. Barnaamijkooda tacliinta waa iskudhafka Believe & Read (Rumee oo Akhri), kaas oo ku salaysan Cilmiga Wax-akhriska, & buugaagta wax lagu barto ee My View/Perspectives (Sida ay ilatahay)/(Aragtideyda). Ardayda dugsiga hoose waxay qaataan wadar ahaan 120 daqiiqo oo baridda akhris-qoraalka ah maalin kasta oo ay wehliso 45 daqiiqo oo baridda xisaabta ah. Ardaydu waxa ay sidoo kale qaataan baridda diinta oo joogta ah, oo ay kujirto u diyaargarowga karaamada. Barnaamijkooda sayniska ee dugsiga dhexe waxa uu adeegsadaa Amplify Science (Kordhinta Aqoonta), kaas oo leh waxqabadyo ballaaran oo baraatiko ah. Waxay leeyihiin fasallo sayniska iyo muusigga oo joogto ah & P.E. 3 jeer toddobaadkii.

Academic Programs Offered:

Arts Focused Programming, Personalized Learning

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Dugsiga waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada ee gaarka ah isagoo la kaashanaya degmada dugsiga dadweynaha ee maxalliga. Fadlan si toos ah dugsiga kala xiriir wixii macluumaad dheeraad ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Macalimiintu waxa ay la shaqeeyaan ardayda si ay waxbarista ugu habeeyaan sidi loogu baahdo. Fasalada tirada yar waxay u oggolaanayaan dugsiga in uu siiyo waxbaris kala duwan dhammaan ardaydooda ELL. Qaar badan oo kamid ah shaqaalaha dugsiga waxa ay ku hadlaan labada luuqadood ee Af-Ingiriiska iyo Af-Isbaanishka.

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

St. Helena waxa uu xaafada ku leeyahay caado xoogan, isagoo waxbarasho siinayey caruurta deegaanka in ka badan 95 sano. Waxay xiriir xooggan la leeyihiin kaniisada St. Helena waxa ayna ka shaqeeyaan inay soo saaraan tacliin heersare ah iyo qiyam akhlaaqeed oo xooggan oo lagu soo saaro deegaan nabdoon, oo barbaarin leh. Waa dugsi Katoolig ah: oo u furan dadka oo dhan, iyadoon loo fiirin diinta.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

St. Helena waa mid ka mid ah dugsiyada aadka loo kala duwan yahay ee Minneapolis. Waxay u arkaan in ay aad muhiim u tahay in dugsigooda uu ka tarjumo kala duwanaanshaha Minneapolis, waxaana ay soo dhaweeyaan dhammaan qoysaska ka soo kala jeeda asalada kala duwan.