St. Alphonsus Catholic School

7031 N Halifax Ave
Brooklyn Center, MN 55429
(763) 561-5101 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
PreK-8
Qiimo:
$4,500
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon - Fri 7:30 AM - 1:45 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Ciyaaraha

Extracurriculars Offered:

Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend St. Alphonsus Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Arlett Scaramuzzo schooloffice@mystals.org or (763) 561-5101.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (125 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    6%
  • Black or African American
    57%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    11%
  • Two or more races
    10%
  • White
    15%
  • English Language Learner
    10%
  • From a Low Income Background
    42%
  • Special Education
    Data unavailable

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

11:1

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Waxa uu bixiyaa Fasallo Kala Duwan, waxbarasho shaqsiyeed, STEM/STEAM

Academic Programs Offered:

Fasalo Heerar Badan, Waxbarasho shaqsiyeed, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyada oo ah dadaal lagu ogaanayo waxa aadka u caawin kara ardayga, macalinku waxa uu u gudbin karaa ilmaha in la qiimeeyo. Macallinku wuxuu ogeysiin doonaa maamulaha ka hor inta uusan u yeerin waalidiinta ama dadka ardayda masuulka ka ah wax ku saabsan u gudbinta ardayda si ay u helaan caawimo gaar ah. Macluumaadka ka soo baxa tijaabadan waxaa loo isticmaali karaa in lagu caawiyo ardayga inuu fasalka guulo badan ka keeno. Si loo xaqiijiyo sirta, macluumaad kasta oo laga codsado macalimiinta, ama shaqaalaha dugsiga waxaa si toos ah loogu diri doonaa dhakhtarka, cilmi-nafsiga, ama machad u baahan macluumaadka.
Mararka qaarkood waxaa jira arday qaba naafo waxbarasho oo weyn ama dabeecado baahidiisa waxbarashadu ay ka weyn tahay kheyraadka Dugsiga Kaatooliga ah ee St. Alphonsus. Xaaladahaas, St. Al wuxuu isku dayaa inuu caawiyo waalid kasta ama mas’uul kasta inuu gaadho go’aan xog-ogaal ah oo ku saleysan waxa u wanaagsan danta ilmahooda.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Cimilo

100%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

100%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

St. Alphonsus Catholic School waxaa ka go’an in uu qof walba ku sharfo sharaf iyo naxariis, isaga oo xoojinaya hoggaaminta iyada oo loo marayo adeeg, & xoojinta nolosha ruuxiga ah ee dhammaan ardayda. Waxaan soo saarnaa oona qiimeynaa kartida ay leeyihiin ardaydeena waxaana ku xujeynaa inay gaaraan kartidooda buuxda sidii ay wax u baran lahaayeen noloshooda oo dhan.

Discipline Policy

St. Alphonsus Catholic School waxa uu ku dadaalaa in uu bixiyo jawi diirada saara waxbarashada. Waxa uu hadafkoodu yahay in ay ka dhigaan waxbarashada wax uu qadariyo arday kasta, waalid kasta, mas’uul kasta, macalin kasta, iyo shaqaalaha taageerada ee bulshada dugsiga.
Waxa ay aaminsan yihiin in arday kasta uu xaq u leeyahay inuu wax ku barto awoodiisa ugu sareysa iyo in ay cadaalad darro tahay in qof kastaa uu ardayda ama macalinka waqti uga qaato hab-dhaqan aan waxba ku soo kordhinayn waxbarashada. Arrimaha waxaa sida ugu wanaagsan lagu xalliyaa gudaha fasalka ama kulan lala yeelanayo Hormuudka Ardayda ama Maamulaha. Waxa ay go’aamiyaan cawaaqibta ku habboon oo u kala dhaxeyn kara wada-hadal yar ilaa wax kasii culus oo ku lug yeelan karta ka joojin dugsiga dhexdiisa lagu haynayo, ka joojin dugsiga dibediisa loo dirayo, ama suurtogalnimada in dugsiga laga ruqseeyo.
Dagaalka, hub haysashada, ku lug lahaanshaha kiimikooyinka, caga-juglaynta, iyo arrimaha dhibaataynta marna lagama ogola St. Alphonsus Catholic School.

Bullying Prevention Policy

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 2

Sinnaan

36%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

36%

Aragtida sinnaanta

Ujeedka St. Als waxa uu yahay inay dhammaan ardaydooda siiyaan waxbarashada Katooligga oo tayeysan.
Waxaa iyaga ka go’an in uu qof walba ku sharfo sharaf iyo naxariis, isaga oo xoojinaya hoggaaminta iyada oo loo marayo adeeg, & hurinta nolosha ruuxiga ah ee dhammaan ardayda. Waxay soo saaraan & qiimeeyaan kartida ay leeyihiin ardaydooda waxayna ku xujeeyaan inay gaaraan kartidooda buuxda sidii ay wax u baran lahaayeen noloshooda oo dhan.
St. Als waxa uu bixiyaa fasallo tiro yar lagu dhigto, fiiro gaar ah oo shakhsi iyo waxbarashada ubadka oo dhan, ka caawinta caruurtu inay koraan oo kaliya aan aheyn tacliin ahaan, laakiin sidoo kale shucuur ahaan, bulsho ahaan, iyo ruux ahaanba.
Waa bulsho kala duwan & soo-dhaweysana cidkasta. Dugsigu waa faafiye ka tirsan St. Alphonsus Parish, halkaasoo dhammaan dadka Eebe u kobcaan sidi taabiciin bulsho Katoolig oo naxariis leh.

Arday kala midab ah

85%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 98% Black or African American Celceliska magaalada 98% English Language Learner Celceliska magaalada 98% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 99% White Celceliska magaalada 99% All students
0% 100% Celceliska magaalada 100% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 100% Asian Celceliska magaalada 98% Black or African American Celceliska magaalada 98% English Language Learner Celceliska magaalada 98% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% Hispanic Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 99% White Celceliska magaalada 99% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 3 Black or African American Celceliska magaalada 0 Hispanic Celceliska magaalada 0 Two or more races Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 2 All students
0% 100% Celceliska magaalada 3 Black or African American Celceliska magaalada 0 Hispanic Celceliska magaalada 0 Two or more races Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 2 All students