Spero Academy

2701 NE California Street NE
Minneapolis, MN 55418
(612) 465-8600 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:00 AM - 3:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

43%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Spero Academy waxay siisaa waxbarashada jirdhiska iyo casharada muusiga ardaydooda.

Uniforms

Students who attend Spero Academy are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Admissions at info@spero.academy.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (153 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    3%
  • Asian
    8%
  • Black or African American
    25%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    10%
  • Two or more races
    7%
  • White
    48%
  • English Language Learner
    6%
  • From a Low Income Background
    44%
  • Special Education
    95%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (25 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    8%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    4%
  • White
    84%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

6:1

Tacliin

36%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

36%

Barnaamijyada aqoonta

Spero Academy waxa uu u adeegaa ardayda qabta xanuunka ootisamka & naafada kala duwan. Waxay bixiyaan barnaamijka sanad dugsiyeedka la balaadhiyay (afar-maalin oo toddobaadka dugsiga ah, Isniinta-Khamiista, 11 bilood oo sanadka ka mid ah).

Academic Programs Offered:

Waxbarashada gaarka ah

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Spero Academy waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah oo loogu talagalay inay u faa’iideyso ​​ardayda naafada ah buuxisana baahiyahooda gaarka ah iyada oo loo marayo horumar joogto ah & jawi jawaab celin leh. Waxay joogteeyaan heer sare oo tacliimeed & heerka sare ee shaqsiyadeed, waxayna kobciyaan dareenka ixtiraamka, masuuliyada, & bulshada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 26%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 23%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 35%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 42%

Cimilo

47%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

47%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka Spero Academy waa inuu siiyo ardayda waxbarasho gaara & laqabsi leh si ay ugu kobcaan aqoon ahaan, shucuur ahaan, & bulsho ahaan. Waxay aaminsan yihiin in ilmo kasta wax baran karo, kobci karo, & guulaysan karo marka la siiyo fursad uu ku gaadho tamartiisa gaarka ah.
Waxay khayraadkooda & tamartooda diirada ku saaraan horumarinta awooda aasaasiga ah ee ay ku gaadhayaan hadafkooda si ay:
–         U abuuraan barnaamijyo kala duwan oo isku dhafaya aqoonta shucuurta & waxbarashada bulshada;
–         si dhameystiran u aqoonsadaan baahiyaha waxbarasho ee shakhi ahaaneed & qaababka waxbarasho;
–         Uga faa’idaystaan wada-shaqeynta kala dhaxaysa shaqaalaha, khubarada, qoysasku si ay iskugu dhafaan & isuguna dubaridaan waxbarashada shakhsi ahaaneed;
–         U qaabeeyaan deegaan waxbarasho oo saamiga ardayga-iyo-macalinka uu kooban yahay; &
–         U qiimeeyaan horumarka ardayda ee dhammaan qeybaha waxbarashada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
76% 72% 65% 83% 80% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
77% 91% 60% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 0 12

Sinnaan

62%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

62%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 27% Black or African American Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 24% Special Education Celceliska magaalada 26% White Celceliska magaalada 24% All students
0% 100% Celceliska magaalada 27% Black or African American Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 24% Special Education Celceliska magaalada 26% White Celceliska magaalada 24% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 38% All students Celceliska magaalada 37% From a Low Income Background Celceliska magaalada 39% Special Education
0% 100% Celceliska magaalada 38% All students Celceliska magaalada 37% From a Low Income Background Celceliska magaalada 39% Special Education

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 80% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 81% White Celceliska magaalada 80% All teachers

Macallimiin midab leh

16%

Arday kala midab ah

53%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 54% From a Low Income Background Celceliska magaalada 59% Special Education Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 60% All students
0% 100% Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 54% From a Low Income Background Celceliska magaalada 59% Special Education Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 60% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 17 White Celceliska magaalada 12 All students
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 17 White Celceliska magaalada 12 All students