Pillsbury Elementary School

2250 Garfield St NE
Minneapolis, MN 55418
(612) 668-1530 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:05AM-2:35PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

39%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Barnaamijka manhajka kabaxsan ee Pillsbury Elementary School ayaa la helayaa ayadoo loo marayo Waxbarashada Bulshada & ALC bartamaha bisha Oktoobar ilaa horraanta bisha May. Barnaamijyadooda waxaa kamid ah taageero tacliimeed, GISE/GEMS, iyo waxqabadyada ciyaaraha.

Extracurriculars Offered:

Caawimada Tacliinta, GEMS & GISE, Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend Pillsbury Elementary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (373 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    6%
  • Asian
    8%
  • Black or African American
    37%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    13%
  • Two or more races
    7%
  • White
    29%
  • English Language Learner
    26%
  • From a Low Income Background
    73%
  • Special Education
    19%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (26 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    0%
  • White
    96%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

13:1

Tacliin

46%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

46%

Barnaamijyada aqoonta

Pillsbury Elementary School waa dugsi bulsho oo bixiya waxbarasho horumarsan & fasallada gaarka ah ee: Muusiga, Tignoolajiyada Warbaahinta, Barashada Jirdhiska, & Farshaxanka.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka ku saleysan, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Pillsbury Elementary waxa uu bixiyaa barnaamijka waxbarashada gaarka ah oo leh barnaamijka ootisamka oo aad u khaas ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 21%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 24%

Cimilo

48%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

48%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Pillsbury Community School waxa uu u adeegaa bulsho arday ah oo kala duwan halkaas oo shaqaalaha ay ku dhiirigeliyaan hal-abuurka, qiyaasta & xalinta masaa’isha iyagoo u maraya qiyamkooda dulqaadka, cilaaqaadka, daacadnimada, kala duwanaanta, & sahminta. Pillsbury waxa uu waxbaraa, dhiirigeliyaa, & fursadna uu siiyaa ardayda si ay u yeeshaan xirfado la taaban karo & una helaan aqoonta dhabta ah ee caalamka iyada oo loo marayo waxbaris tayeysan & hoggaamin.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
70% 68% 66% 80% 85% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
89% 69% 49% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

19%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

19%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 14% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 12% Asian Celceliska magaalada 20% Black or African American Celceliska magaalada 4% English Language Learner Celceliska magaalada 15% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 11% Special Education Celceliska magaalada 46% White Celceliska magaalada 22% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 18% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 18% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 85% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 88% White Celceliska magaalada 85% All teachers

Macallimiin midab leh

4%

Arday kala midab ah

71%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 41% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 58% English Language Learner Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% Hispanic Celceliska magaalada 51% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 49% All students
0% 100% Celceliska magaalada 41% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 43% Black or African American Celceliska magaalada 58% English Language Learner Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% Hispanic Celceliska magaalada 51% Special Education Celceliska magaalada 63% White Celceliska magaalada 49% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students