MTS Secondary School

2872 S 26th Ave
Minneapolis, MN 55406
(612) 235-5786 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
7-12th
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30 AM - 3:10 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

MTS Secondary School waxa uu bixiyaa goobo furan & goobo wada shaqayneed oo ah sidii xarun kulleej ee fasalada 7-12, iyo fasalada 13 & 14 ee cusub.

Uniforms

Students who attend MTS Secondary School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Sarah Bland at sbland@emailmtcs.org or (612) 235-5786.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (176 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    19%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    41%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    27%
  • Two or more races
    5%
  • White
    9%
  • English Language Learner
    16%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    26%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (19 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    21%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    5%
  • White
    74%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

9:1

Tacliin

48%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

48%

Barnaamijyada aqoonta

MTS Secondary School wuxuu bixiyaa dugsi ardaydu udub dhexaad u yihiin, oo K-6 ah oo leh dheelitirnaan qumman oo laga dheefayo hal-abuurnimo, khibrado, tacliin, iyo feejignaan shaqsiyadeed oo raacaya heerarka gobolka Minnesota.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), Waxbarashada onlaaynka, PSEO, Waxbarashada shaqsiyeed

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Barnaamijkooda firfircoon ee waxbarashada gaarka ah waxa uu bixiyaa adeegyo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha ardayda naafada ah ee degmada oo dhan. Waa hadafka Waaxda Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah in arday kasta oo ku jira Qorshaha Waxbarashada Shaqsi Ahaaneed (IEP) uu helo barnaamijka waxbarashada ee sida ugu wanaagsan u daboolaya baahiyihiisa/baahiyaheeda shakhsi ahaaneed, kuna taageera arday kasta yoolalka mustaqbalkiisa.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Hadafka barnaamijka bartaha Ingiriisiga waxa uu yahay in lagu caawiyo ardeydu inay ku guulaystaan aqoonta Luuqada Ingiriisiga si ay u noqdaan bartayaal guuleysta fasalka dhexdiisa. Waxay soo dhaweeyaan ardayda kasoo jeeda luuqadaha kala duwan oo dhan, & waxayna isticmaalaan dhaqamada waxbarasho ee ugu haboon si ay u wax ugu dhigaan. Waxay sidoo kale siiyaan deegaan badqaba, oo soo dhaweynaya dhammaan ardeyda. Waxay u shaqeeyaan si ay u hubiyaan in dhammaan ardaydu helaan caawimada ay u baahan yihiin.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
50% 29% 33% 50% 17% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
60% 56% 61% 77% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dugsiga Sare ee MTS wuxuu kugula kulmi doonaa meelkasta oo aad joogtid. Waxay bixiyaan deegaan dabacsan, oo ay la socoto taageero leh waxbarasho shakhsi ahaaneed oo u saamaxaysa in ardaydu ku guulaystaan halka ay hadda joogaan.

Discipline Policy

Wada fadhiisiga ardayda & shaqaalaha ayaa ah halka arrimaha & cawaaqibka ardayda lagu xalliyo. Sidoo kale waa goobta lagu farfiiqo ardayda samayneysa waxa saxda ah. Caddaalada waxaa lagu gaaraa wada-hadal iyo wax wadaag. Waxay saameyn xooggan & mid toganba ku yeelaneysaa ku haynta carruurta dugsiga iyo in ay wax ka bartaan khaladaadka.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
53% 48% 81% 47% 84% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
69% 2% 5% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 1 3 2

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Dugsiga Sare ee MTS waxa ka go’an joogteynta waxbarashada ardayda & dugsigana joogaan, & taasi macneheedu waa xalinta waxyaabaha caqabadaha sida sinaanta isirka & xalinta khilaafka. Fahamka sida khilaafka loo xaliyo, & hubinta in cadaaladu dhex qaado sida shaqaalaha & ardaydu isku fahmaan & iskulana dhaqmaan, waa ubucda joogteynta in ardaydu kobcaan & dugsigana joogaan & waxayna si togan u saameyn doontaa nolosha ardayga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 17% All students
0% 100% Celceliska magaalada 17% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 77% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% Hispanic Celceliska magaalada 83% Special Education Celceliska magaalada 77% All students
0% 100% Celceliska magaalada 71% Black or African American Celceliska magaalada 77% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% Hispanic Celceliska magaalada 83% Special Education Celceliska magaalada 77% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 84% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 86% White Celceliska magaalada 84% All teachers

Macallimiin midab leh

26%

Arday kala midab ah

92%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 6% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 1% Black or African American Celceliska magaalada 4% English Language Learner Celceliska magaalada 4% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 5% All students
0% 100% Celceliska magaalada 6% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 1% Black or African American Celceliska magaalada 4% English Language Learner Celceliska magaalada 4% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Hispanic Celceliska magaalada 4% Special Education Celceliska magaalada 5% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students