KIPP Legacy

2620 Russell Ave N
Minneapolis, MN 55411
(763) 402-7441 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Thur: 8:45 AM – 4:00 PM, Fri: 8:45 AM - 1:00 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Extracurriculars Offered:

Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend KIPP Legacy are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact the front office at enroll@kippminnesota.org or (612) 287-9700.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (56 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    89%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    0%
  • White
    2%
  • English Language Learner
    1%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    1%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (16 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    6%
  • Black or African American
    31%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    0%
  • White
    56%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

2:1

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Diyaargarowga Kulleejka, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

KIPP Minnesota waxa uu si buuxda ugu adeegaa ardayda qaadata Waxbarashada Gaarka ah. Habkeenu wuxuu u adeegaa baahiyaha gaarka ah ee ardayda naafada ah anagoo kaashanayna macalimiinta, qoysaska, iyo bixiyeyaasha si loo xaqiijiyo in dhammaan baahiyaha la daboolo & oo ardaydu ay horumari karaan. Hadafkeenu waxa uu yahay inaan ardayda gaar uga dhigno casharka anagoo isla markaana u oggolaaneyna inay ku helaan jawiga ugu xaddidaada yar.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

KIPP Minnesota waxa uu bixiyaa barnaamijka loogu talagalay ardayda Af-Ingiriisiga uu ku cusub yahay. Ujeedada koowaad ee barnaamijka ELL waa inuu ardayda siiyaa jawi waxbarasho oo siinaya fursadda ugu wanaagsan ee guusha. Barnaamijka ELL ee KIPP waa mid si heersare ah loo shakhsiyeeyey oo diiradda saaraya horumarinta xirfadaha hadalka, iyada oo la isku dhafayo akhriska iyo qoraalka inta ardaygu sii horumarayo.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

? oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 0%

? oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 0%

Cimilo

42%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

42%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dhaqanka KIPP waxaa udub dhexaad u ah bulashada, farxadda, iyo wada-xariirka. Ardayda, shaqaalaha, iyo qoysaska ayaa si joogta ah isugu yimaada si ay ugu dabaaldagaan guulaha ardayga ugana wada-hadlaan waxa dugsiga ka dhacaya. Waa hab madadaalo ah oo macno leh oo lagu dhisayo bulsho dugsi oo xoogan. Waxa udub dhexaadka u-ah guusha ardaydeena ayaa ah dhaqanka wanaagsan ee wada-xariirka. Cilaaqaadka wanaagsan ee u dhexeeya qoysaska, ardayda & macalimiinta waa un qeyb kamid ah Hida-Sidaheena ee KIPP.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
80% 88% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
61% 28% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 82 18 24

Sinnaan

47%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

47%

Aragtida sinnaanta

Waxaan dhiseynaa dugsiyo udiyaarinaya ilmaha inay guul kagaaraan kulleejka & nolosha, & waxaana naga go’an inaan adduun wanaagsan u dhisno ardaydeena KIPP. Awoodeena & go’aankeena, caafimaadkeena koox ahaan & qoys ahaan, wax soo saarkeena & waxtarkeena, & tayada go’aamada aan gaarno waxa ay dhammaan ku qotomaan kala duwanaanshaheena. Waxaan ku dadaalnaa inaan abuurno deegaan uu qofkasta oo katirsan bulshadeena uu keeni karo aqoonsigiisa iyo waayo-aragnimadiisa buuxda ee shaqada. Waxaan aqbalnaa, sharafnaa oo maamuusnaa kala duwanaanshaheena ee guud ahaan isirka, jinsiga, da’da, qowmiyadda, diinta, dhalashada, rabitaanka galmada, rabitaanka jinsiga, kartida jireed, dabaqadda dhaqan-dhaqaale, iyo sifooyinka kale ee dhisa aqoonsiyadeena gaarka ah.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 80% Black or African American Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 88% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 80% Black or African American Celceliska magaalada 89% White Celceliska magaalada 88% All teachers

Macallimiin midab leh

44%

Arday kala midab ah

98%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 28% Black or African American Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 19% Special Education Celceliska magaalada 28% All students
0% 100% Celceliska magaalada 28% Black or African American Celceliska magaalada 25% From a Low Income Background Celceliska magaalada 19% Special Education Celceliska magaalada 28% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 26 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students
0% 100% Celceliska magaalada 26 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students