Hiawatha Collegiate High School

3500 E 28th St
Minneapolis, MN 55407
(612) 455-4044 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Thu 8:45 AM - 3:45 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

43%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Hiawatha Academies (HA) waxa uu bixiyaa deeqaha ciyaaraha fudud oo ballaadhan, barnaamijyo hoggaamineed iyo naadiyo. Dhanka ciyaaraha fudud, Hiawatha wuxuu katirsan yahay Eastern Minnesota Athletic Conference (Shirka Ciyaaraha Fudud ee Bariga Minnesota, EMAC) iyo sidoo kale Minnesota State High School League (Horyaalka Dugsiga Sare ee Gobolka Minnesota, MSHSL). Barnaamijyada ay taabagaliyaan MSHSL waxaa loogu deeqaa ardayda dhigata Akadeemiyada Hiawatha ee fasalada 7-12. Ciyaaraha fudud ee la bixiyo waxaa kamid ah kubadda cagta, kubadda kolleyga, kubbadda laliska ee gabdhaha, ciyaaraha, baratanada fagaaraha, kubadda usha ee wiilasha, kubadda jilicsan ee gabdhaha & orodka baadiyaha. Waxa ay bixiyaan naadiyada iyo kooxaha manhajka kabaxsan, waxa ayna si joogta u meelmarinayaan danaha ardaydooda. Waxa ay aaminsanyihiin fursado u abuurista ardayda ee da’ kasta si ay uga qeybgalaan danahooda kabaxsan fasalka si loo dhiso dhaqan dugsi oo wanaagsan. Qaar ka mid ah naadiyadooda waxaa ka mid ah: Black Student Union (Ururka Ardayda Madow, BSU), Naadiga Shaxda, Danza Azteca, Gabdhaha Koodhgareeya Kumbiyuutarka, Naadiga LatinX, Gender & Sexuality Alliance (Isbahaysiga Jinsiga & Galmada, GSA), Bulshada Maamuuska Qaranka, Golaha Ardayda, Roboodyada & kuwa kale oo badan.

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Luuqadaha Qalaad, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa

Uniforms

Students who attend Hiawatha Collegiate High School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Kabir Mohamed at (612) 455-4044.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (631 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    9%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    88%
  • Two or more races
    1%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    52%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    13%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (42 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    10%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    0%
  • White
    83%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

36%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

36%

Barnaamijyada aqoonta

Hiawatha Academy waxa uu iskudayaa inuu waayo-aragnimada dugsiga K-12 u abuuro ardayda oo awood u siinaysa aqoonta, dabeecadda, iyo xirfadaha hogaaminta. Ardaydooduna waxay ka faa’iidaysan doonaan xirfadahan si ay u sahamiyaan, u waraystaan, oo ugu dambeyntii u beddelaan bulshadooda. Hiawatha Academies, waxaa ka go’an inay ka dhigaan magaaladeena & adduunkeena meel aad loogu dhan yahay, loo siman yahay, & oo cadaalad ah. Waxay ku dadaalaan inay abuuraan bulshooyin waxbarasho oo loo dhan yahay oo adag, faraxsan, oo dhisa hay’ad arday. Waxay bixiyaan: barnaamij udiyaargarowga kulleejka ah, barnaamij farshaxan oo isku dhafan, barnaamij STEM, iyo waxbarasho shaqsiyeysan.

Academic Programs Offered:

Meelaynta Sare (AP), Barnaamijka farshaxanka ku saleysan, Diyaargarowga Kulleejka, Buundo Kabashada, PSEO, Waxbarashada gaarka ah, Carbisyada Xirfadeed iyo/ama La Joogga Shaqo Qabashada, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

“Dhammaan ardayda Hiawatha Academies waxaa lagu awoodsiin doonaa xirfadaha aqoonta, dabeecada, & hoggaaminta si ay uga qallinjebiyaan kulleejka oo danta guudna uga shaqeeyaan.”
Bayaanka himiladan waxa uu ka fogaanayaa digniinaha ku saabsan waxa ardaydu gaari karaan. Hiawatha Academy waxay aaminsanahay awoodda aan xadka lahayn ee ilmo kasta inay xudun u tahay shaqadooda waxayna taas ku taageeraan siyaabo kala duwan. Iyada oo himiladan lagu hagayo, fasaladoodu waxa ay taageeraan arday kala duwan, oo ay kujiraan ardayda baahiyaha waxbarasho ee gaarka ah qaba.
Waxay aaminsanyihiin:
Canug kastaa waa in la qiimeeyaa, raja wanaagsan laga qabaa, loona arkaa qof gaar ah oo dhammeystiran.
Ardayda badankooda ee naafada ah (90%+) waxa ay guul waxbarasho oo adag, oo heer fasal ah gaari karaan marki la siiyo taageerada saxda ah. Marka arday uusan guuleysan, malahooda caadiga ah waa in dib looga fakaro sida ay u taageeraan ardayga.
Caqligu waa mid dhinacyo badan leh waana in sidaa loo aqoonsadaa.
Ardayda naafada ah waa in lagu daraa facooda aanan naafada ahayn ilaa heerka ugu sareeya ee suuragalka ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Laga bilaabo Deyrta 2023, kudhawaad 89% ee ardayda dhigata Hiawatha Academies waxa ay isu aqoonsanayaan inay yihiin kuwa kuhadla luuqado badan oo 63% ardayda Hiawatha ay uqalmayaan adeegyada Horumarinta Luuqada Ingiriisiga (ELD). Tirakoobka ardayda Hiawatha waxa ay daaha ka rogeen baahida loo qabo adeegyada ELD ee adag oo dhamaystiran kuwaas oo wax kaqabta baahiyaha luuqad ee ardayda guud ahaan heerarka fasalka oo dhan & heerarka kala duwan ee barashada Af-Ingiriisiga. Si wax looga qabto baahiyahan, Hiawatha waxa uu diirada saarayaa bixinta adeegyo luuqada Ingiriisiga oo wacan isagoo u maraya wada-shaqeynta nidaamka wax wada-barista. Intaa waxaa dheer, bartayaasha dalka ku cusub waxa ay qaataan fasalka dadka cusub oo loogu talagalay inuu daboolo baahiyahooda gaarka ah. Dugsigu wuxuu aaminsan yahay in dhammaan ardaydu ay qaataan casharada heerka fasalka ah oo ayna horumariyaan luuqada muhiimka ah ee looga baahan yahay inay guulo oga gaaraan dhammaan dhinacyada casharka & dhexgalka bulshada. Si tani loo sameeyo, waxay sidoo kale u diyaariyaan in dhammaan macalimiintu ay daboolaan baahiyaha ardayda luuqadaha badan ku hadla ee dhigta fasalladooda iyagoo u maraya horumarin xirfadeed & tababar.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
66% 55% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
72% 85% 78% 80% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

19 18 2017 2018 2019 2020 2021 36 0

Cimilo

51%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

51%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hiawatha Academy waxa uu dhiirigeliyaa dhaqan ula dhaqma qoysaska sidi iskaashato. Ballanqaadkoodu waa inay xaqiijiyaan in qoysaska iyo waalidiinta ay la hawlgalaan macalimiintooda, maamulayaasha iskuulka, & shaqaalaha iskuulka si ay u taageeraan waxbarashada ubadkooda. Waxaa ka go’an inay: ka caawiyaan qoysaska Hiawatha indho-indhaynta nidaamka dugsiga & degmada dugsiga si ay ugu doodaan baahiyaha waxbarasho ee ubadkooda; inay bixiyaan barnaamijka Akadeemiyada Waalidka oo bilaash ah oo loogu talagalay waalidiinta kaas oo si wadajir ah isugu keena dugsiyada, waalidiinta, & bulshada sidi la-hawlgalayaal siman si markaa dhammaan ardayda ay u gaaraan awooddooda waxbarasho ee ugu weyn; & inay la shaqeeyaan ururada kala duwan ee waalidiinta, & kooxaha u dooda waalidka inay xoojiyaan kaqeybgalka qoyska, iyadoo la maraayo Ururadooda Qoyska, Guddida Latalinta Waalidiinta Hindida Mareykanka ah, & Guddida Waalidiinta Bariga Afrika.

Discipline Policy

Anshaxa ayaa si dhow ula jaanqaada dallacsiinta, kahortagga, iyo dadaallada wax ka qabashada ee iskuulka. Waxa ay xog badan ka og yihiin in ardaydu aanay si aad ah u raacin xeerarka sida ay u raacaan xiriirada. Habdhaqanada yaryar waa carqaladeyn heer-hoose ah oo laga yaabo in aanay saameyn weyn ku yeelan deegaanka waxbarashada balse weli u baahan in fiiro gaar ah loo yeesho. Waxa ay si firfircoon wax uga sii qabtaan dhaqamadan oo kale iyaga oo u maraya xeelado, wax ka qabashada Barashada Dareenka Bulshonimo, iyo dhaqamada xal u helida. Habdhaqanada waaweyn waa carqaladeyn aad u weyn taasoo leh saameyn muuqata waxayna ubaahan kartaa wax ka qabasho aad u xoogan. Iyadoo lagu fiirinayo doorbinka sinnaanta, dugsigu waxa uu indho gaar ah ku fiiriyaa arrimaha hoose sida baahiyaha shucuurta bulshada.
Ceyrinta waa ikhtiyaarka kaliya kadib marka dhammaan wax ka qabashooyinka kale laga quusto. Hiawatha waxa uu mudnaanta siiyaa xalalka kale si uu u ilaaliyo kaqeybgalka iyo isku xirnaanta ardayda. Iyagoo adeegsanaya dhaqamada xal u helida, Wax Ka Qabashooyinka Barashada Dareenka Bulshada, iyo wax ka qabashooyinka taageerada ah, hadafkoodu waa inay wax ka qabtaan arrimaha habdhaqanka kana hortagaan baahida loo qabo ceyrinta

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
92% 50% 56% 81% 71% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
71% 87% 61% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 23 15 9

Sinnaan

50%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

50%

Aragtida sinnaanta

Si aan banii’aadanimada dadka oo dhan u sharafno, waxay si firfircoon hor-istaag ugu sameyaan sinnaan la’aanta nidaamka si ay u raadiyaan adduun loo siman yahay. Hiawatha Academies waxa uu si joogta ah u hor-istaagaa sinnaan la’aanta waxbarashada iyada oo la xaqiijinayo dugsi wanaagsan oo uu leeyahay canug kasta.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 59% English Language Learner Celceliska magaalada 61% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% Hispanic Celceliska magaalada 55% All students
0% 100% Celceliska magaalada 59% English Language Learner Celceliska magaalada 61% From a Low Income Background Celceliska magaalada 58% Hispanic Celceliska magaalada 55% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 79% From a Low Income Background Celceliska magaalada 81% Hispanic Celceliska magaalada 56% Special Education Celceliska magaalada 80% All students
0% 100% Celceliska magaalada 76% English Language Learner Celceliska magaalada 79% From a Low Income Background Celceliska magaalada 81% Hispanic Celceliska magaalada 56% Special Education Celceliska magaalada 80% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 71% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 74% White Celceliska magaalada 71% All teachers

Macallimiin midab leh

17%

Arday kala midab ah

100%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 51% Black or African American Celceliska magaalada 55% English Language Learner Celceliska magaalada 59% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Hispanic Celceliska magaalada 60% Special Education Celceliska magaalada 61% All students
0% 100% Celceliska magaalada 51% Black or African American Celceliska magaalada 55% English Language Learner Celceliska magaalada 59% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% Hispanic Celceliska magaalada 60% Special Education Celceliska magaalada 61% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 33 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 17 Black or African American Celceliska magaalada 7 Hispanic Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 33 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 17 Black or African American Celceliska magaalada 7 Hispanic Celceliska magaalada 9 All students