Hennepin Schools

1001 E 46th St
Minneapolis, MN 55407
(612) 843-5050 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:00 AM - 4:00 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

41%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Aramaic, Oromo, Pashto, Spanish, Somali, Swahili, Urdu, Arabic, French, American Sign Language

Barnaamijyo dheeri ah

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Deegaanka/Dibadda, Naadiyada Saxaafadda/Wargeysyada, Ciyaaraha, Naadiyada STEM/STEAM, Farshaxanka Muuqda

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Deegaanka/Dibadda, Naadiyada Saxaafadda/Wargeysyada, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Hennepin Schools are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Bosteya Jama at bjama@hennepinschools.org or (612) 843-5050.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (387 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    87%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    11%
  • Two or more races
    0%
  • White
    1%
  • English Language Learner
    55%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    9%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (61 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    5%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    3%
  • Two or more races
    0%
  • White
    90%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

6:1

Tacliin

25%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

25%

Barnaamijyada aqoonta

Ma jiraan waddooyin gaaban oo loo maro guusha tacliimeed & mana loo hayo marmarsiiyo in lagu guul-darreysto in la gaadho. Hennepin Schools waxay horumariyaan dhaqanka dugsiga oo ay ku jiraan sifooyinkan:
Maalin dugsiyeedka la dheereeyey (8:45 AM – 4:00 PM)
Dugsiga Xanaanada Maalinta oo Dhan
Dugsiga Sabtida
Dugsiga Xagaaga
Fasalo arday yar leh
Laba jeer oo akhris iyo xisaab ah maalin kasta
Nasasho habaysan & hawlo jidheed oo maalin kasta ah
Manhajkoodu waa mid dhaqan ahaan khuseeya oo xoogan, macalimiintuna waxay ku qaataan galab kasta oo Jimca ah inay qorsheeyaan casharrada & falanqaynta shaqada ardayga si loo sii horumariyo.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Diyaargarowga Kulleejka, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Hennepin Schools waxay leeyihiin Waax Waxbarasho Gaar ah oo xoogan oo leh saami hoose oo ardayga iyo macalinka ah. Hennepin Schools waxay bixiyaan barnaamijyo gaar ah oo ku salaysan Qorshayaasha Waxbarashada Gaarka ah ee ardayda. Waxay bixiyaan waxbarid ku salaysan yoolka xagga xisaabta, akhriska, iyo qoraalka; xirfadaha dabeecadda; baxnaaninta hadalka; baxnaaninta shaqada; waxbarashada jidheed ee la qabsiga korriinka; & in ka badan. Dugsigu wuxuu leeyahay qolka SUN oo loogu talagalay ardayda ka faa’iidaysan kara meelaynta fasalka tirada yar & qolka dareenka. Ugu dambayntii, Hennepin waxay adeegyada Sannad-Dugsiyeedka La Balaadhiyay (ESY) siisaa ardayda u qalanta.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Barnaamijka ESL ee Hennepin Schools wuxuu bixiyaa isku dhafka waxbarasho marna ardayga dibeda loo saarayo marna fasalka loogu keynayo oo shakhsi ahaaneed ama koox kooban si looga caawiyo horumarinta luuqada Ingiriisiga. Iyadoo ay ku xidhan tahay heerka fasalka & heerka aqoonta luuqada ee ardayda gaarka ah, adeegyada ESL waxaa loo bixiyaa in lagu daboolo baahiyaha gaarka ah. Adeegyada waxbarashada marna fasalka gudihiisa casharka lagu siinayo marna dibadiisa ee ESL waxay ka qeyb yihiin jadwalka dugsiga oo dhan, loona hirgeliyey in lagu bixiyo caawimo kale oo dheeraad ah marka laga yimaado wakhtiga waxbarashada ee heerka fasalka. Macalimiinta luuqada Ingiriisiga & macalimiinta fasalku waxay wada-jir uga shaqeeyaan inay qorsheeyaan barnaamij waxbarasho oo faa’iidada ugu badan u leh baahiyaha luuqada & waxbarashada ee arday kasta. Waxa intaas dheer, macalinka ELL waxa uu kala shaqeeyaa ardayda fasalka guud inuu ka caawiyo waxa ay baranayaan ama fasalka guud. Xogta weydiinta joogtada ah waxay xog siisaa kulamadaan wada-shaqeynta ah.
Isku-dhafka istaraatiijiyadaha waxa loo isticmaalaa in lagu baro Ingiriisiga: qoraalada khuseeya, dhawaqa, xirfadaha hadalka luuqada, wada-shaqeynta waxbarasho, & akhriska isku-dhafan. Xooga waxaa la isugu geeyaa horumarinta afarta qeybood: dhageysiga, hadalka, akhriska, & qoraalka waafaqsan Nidaamyada WIDA & tilmaamayaasha Can Do.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 17%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 28%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 25%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 41%

Cimilo

78%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

78%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

HS waxay usoo gaabisaa PRIDE si loogu sharxo qiyamka. Waxay u dejiyaan PRIDE ardaydooda iyo midba midka kale–dhammaan maalmaha, maalin kasta.
Xarafka P ee ku jira PRIDE wuxuu u taagan yahay Diyaarinta–Soo dhakhso & diyaarso dhammaan agabkaaga.
Xarafka R ee ku jira PRIDE wuxuu u taagan yahay Ixtiraam–Naxariis yeelo & U muuji dadka kale daryeel.
Xarafka I ee ku jira PRIDE wuxuu u taagan yahay Sharaf–Soo xaadir & Noqo qof la aamini karo
Xarafka D ee ku jira PRIDE wuxuu u taagan yahay Go’aamin–Noqo qofka ugu wanaagsan ee aad noqon kartid maalinkasta & Dejiso hadafyo yaryar oo aad ka shaqeysid
Xarafka E ee ku jira PRIDE wuxuu u taagan yahay Wanaag–Filo jaaab-celinta & Amaanta

Discipline Policy

Wax Ka Qabashooyinka iyo Taageerooyinka Habdhaqanka Wanaagsan
Ardayda u dhaqma sida wanaagsan ama kor u dhaafa oo ay sarreeyaan dhaqankooda ama ficiladooda waxa ay heli doonaan dhibco abaalmarin ah, iyada oo ay ku xiran tahay go’aanka macalinka. Dugsiyada Hennepin waxa ay adeegsadaan nidaam dhibco ah si ay ugu abaalmariyaan habdhaqanka ardayga. Maalin kasta, ardaydu waxa ay kasbadaan dhibco marka ay buuxiyaan filashooyinka la bartay. Ardaydu waxa ay u baahan yihiin in ay kasbadaan dhibco si ay uga qeybqaataan mudnaanaha gaarka ah, sida wakhti xulashada ama Madadaalada Jimcaha. Dhammaan dadka waaweyn ee ku sugan xarunta waxay isku hawli doonaan inay si firfircoon u baraan filashooyinka dhaqanka togan. Marka arday uu la dhibtoonayo inuu gaaro filashooyinka, taageero ayaa la siin doonaa.
Yoolka ugu weyn ee edbintu waa waxbarasho.
Anshax gudbinta waxaa loo adeegsadaa in lagu gudbiyo faahfaahinta dhacdo gaar ah oo shaqaaluhu u gudbiyaan qoyska iyo maamulka. Xogtan gaarka ah ma lala wadaagi doono qoysaska kale. Tallaabada anshax-marinta waxaa go’aamiya maamulka, & la xiriirista qoyska waxaa xigi doona baaris dhammeystiran.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
74% 66% 86% 100% 100% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
92% 73% 77% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 24 21 5 24

Sinnaan

53%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

53%

Aragtida sinnaanta

Waxay yihiin Dhisayaasha Bulsho Wax Daryeesha.
Tani macneheedu waa inay ixtiraamaan qofkasta, iyadoon loo eegin isirka, qoomiyada, diinta, aqoonsiga jinsiga & rabitaanka nooca galmo. Tani macneheedu waa inaan sharafno dadkeena waayeelka ah, booqdayaasha, & ardayda isku dugsiga & kulana dhaqano dhammaan naxariis, deegaan badqaba oo waxbarasho.
Waxay yihiin Sahmiyeyaasha Dhaqamada Kala Duwan.
Tani macneheedu waa inay si degan u doortaan inay dhageystaan & wax ka bartaan dadka kale ee ka duwan. Waxay raadiyaan xalka guud ee dhibaatooyinka nolosha & dunida & dhisaan duni wanaagsan iyagoo maraya fikirkooda & tallaabooyinkooda. Waxay ku dadaalaan inay dhisaan bulsho dugsi kala duwan, siman, & wadajirta halkaasoo qofkasta lasoo dhaweeyo.
Waxay yihiin Bartayaal Isku Kalsoon.
Tani macneheedu waa inay ku faanaan dhaxalkooda iyo awoodooda inay ku hadlaan luuqado badan. Waxay aaminsan yihiin awoodooda shakhsi si ay horumaraan maalinkasta. Waxay doortaan inay ku dadaalaan waxyabaaha muhiimka u ah iyaga, oo ay ku jiraan waxbarashadooda & badqabka shucuurtooda gaarka ah & maskaxdooda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 23% Black or African American Celceliska magaalada 16% English Language Learner Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 16% Hispanic Celceliska magaalada 8% Special Education Celceliska magaalada 22% All students
0% 100% Celceliska magaalada 23% Black or African American Celceliska magaalada 16% English Language Learner Celceliska magaalada 22% From a Low Income Background Celceliska magaalada 16% Hispanic Celceliska magaalada 8% Special Education Celceliska magaalada 22% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 33% Black or African American Celceliska magaalada 33% All students Celceliska magaalada 32% From a Low Income Background Celceliska magaalada 33% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 33% Black or African American Celceliska magaalada 33% All students Celceliska magaalada 32% From a Low Income Background Celceliska magaalada 33% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 100% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 100% All teachers

Macallimiin midab leh

10%

Arday kala midab ah

99%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 79% Black or African American Celceliska magaalada 81% English Language Learner Celceliska magaalada 77% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Hispanic Celceliska magaalada 53% Special Education Celceliska magaalada 77% All students
0% 100% Celceliska magaalada 79% Black or African American Celceliska magaalada 81% English Language Learner Celceliska magaalada 77% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% Hispanic Celceliska magaalada 53% Special Education Celceliska magaalada 77% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 27 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students
0% 100% Celceliska magaalada 27 Black or African American Celceliska magaalada 24 All students