Hall STEM Academy

1601 Aldrich Ave N
Minneapolis, MN 55411
(612) 668-2650 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30AM-2PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

27%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Hall STEM Academy waxa uu toddobaad kasta saacadaha iskuulka kadib uu dhawr maalmood bixiyaa barnaamijka waxbarashada la dheereeyey, isaga oo bixinaya kordhinta tacliinta iyo bixinta kobcinta ciyaaraha fudud ilaa farshaxanka iyo sayniska cuntada.

Extracurriculars Offered:

Sayniska Cuntada, Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Hall STEM Academy are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (206 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    5%
  • Asian
    7%
  • Black or African American
    63%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    6%
  • White
    15%
  • English Language Learner
    6%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    19%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (20 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    30%
  • White
    60%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

9:1

Tacliin

17%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

17%

Barnaamijyada aqoonta

Hall STEM Academy waa dugsi takhsus oo magaalada oo dhan ah. Waxbariddoodu waxay diiradda saartaa isku dhafka sayniska, farsamada, injineernimada, iyo xisaabta (STEM). Waxay dhiirigeliyaan waxbarashada iyada oo loo marayo weydiimo la hagayo waxayna bixiyaan waxbaris horumarsan, kala duwanaansho horumarsan, & oo diiradda saaraysa waxbarashada shucuurta bulshada.

Academic Programs Offered:

STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Hall waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah oo leh barnaamijka caruurnimada hore & bulshada & dareenka oo aad u khaas ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Dugsigu waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 14%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 11%

Cimilo

30%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

30%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hall STEM Academy waxa uu ardayda siiyaa aasaaska inay noqdaan mufakirayaal si qota dheer u fakara & masaa’il-xaliyaal firfircooni leh, jawi waxbarasho oo ku salaysan ardayga oo diirada saaraya tacliinta, bulshada & korriinka dareenka.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
32% 64% 45% 78% 75% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
68% 39% 34% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

35%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

35%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 3% Black or African American Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 13% Special Education Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 12% All students
0% 100% Celceliska magaalada 3% Black or African American Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 13% Special Education Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 12% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 83% Two or more races Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 75% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 83% Two or more races Celceliska magaalada 67% White Celceliska magaalada 75% All teachers

Macallimiin midab leh

40%

Arday kala midab ah

85%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 26% Black or African American Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 35% Special Education Celceliska magaalada 34% All students
0% 100% Celceliska magaalada 26% Black or African American Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 35% Special Education Celceliska magaalada 34% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students