Friendship Academy of the Arts

2800 E 38th St
Minneapolis, MN 55406
(612) 879-6703 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:30 AM - 5:00 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

21%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Qoob ka ciyaarka, masraxa, STEAM, Muusigga, Farshaxanka muuqda, ciyaaraha

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Saxaafadda/Wargeysyada, Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Friendship Academy of the Arts are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Terracelynn Smith at tsmith@friendshipacademy.org or (612) 879-6703.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (327 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    93%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    1%
  • Two or more races
    3%
  • White
    2%
  • English Language Learner
    0%
  • From a Low Income Background
    85%
  • Special Education
    9%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (16 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    31%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    6%
  • Hispanic
    12%
  • Two or more races
    0%
  • White
    50%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

22:1

Tacliin

0%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

0%

Barnaamijyada aqoonta

Friendship Academy waxay ka shaqeysaa inay adeegsato dhaqamada waxbarida ugu wanaagsan si ay u abuurto waxbarasho tayo sare leh. Dhammaan fasallada oo dhan, macallimiinta FAA waxay bixiyaan casharro ku salaysan heerarka waxayna isticmaalaan xeelado cilmi-baadhis ku salaysan si ay u caawiyaan horumarinta ilmaha oo dhan-tacliin ahaan, bulsho ahaan, dareen ahaan, & farshaxan ahaanba. Inta dugsiga lagu jiro, macalimiintu waxay isticmaalaan habab caadi ah & luqaddo la wadaago. Casharradu waxaa haga xog & qorshayaal waxbarasho oo gaar ahaaneed ayaa loo sameeyaa arday kasta si loo abuuro sinnaanta loo baahan yahay si arday kastaa u noqdo kan ugu wanaagsan ee naftiisa anfaca. Si loo bixiyo waxbarista ugu wanaagsan ee suurtogalka ah, FAA waxay la shaqeysaa khubarada waxbarashada si ay dhaqamada ugu wanaagsan ugu dhex daraan manhajka. Goobta FAA, waalidiinta & dadka ardayda masuulka ka ah ayaa ah shuraakada lagama maarmaanka u ah waxbarashada caruurtooda, dugsiguna wuxuu u shaqeeyaa si adag si loo dhiso iskaashigan.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Diyaargarowga Kulleejka, Fasalo Heerar Badan, Waxbarashada shaqsiyeed, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

FAA waxay leedahay barnaamij waxbarasho gaar ah oo adag. Macallimiintu waxay bixiyaan waxbaris toos ah & waxbarashada gudaha fasalka loogu keenayo. Macallimiinta Waxbarashada Gaarka ah waxay la shaqeeyaan macallimiinta waxbarashada caadiga ah si ay u qorsheeyaan barnaamijyada ku habboon ee loogu talagalay ardayda oo dhan si waafaqsan barnaamijka Waxbarashada Shakhsi ahaaneed (IEP). FAA waxay la shaqeysaa koox khubaro ah si ay u bixiyaan adeegyada la xidhiidha (Hadalka/luuqada, Baxnaaninta Shaqada, La Qabsiga Waxbarashada Gaarka ah, taageerada Ootiisamka iyo kuwa kale).

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Friendship Academy of the Arts wakhti xaadirkan malahan wax arday ah oo ubaahan adeegyada ELL. Taa awgeed, barnaamijka ELL ee FAA ayaa imika lagu guda jiraa.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

0 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 4%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 8%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 10%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 22%

Cimilo

50%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

50%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Friendship Academy of the Arts wuxuu aaminsan yahay qiyamka dhammaan dadka. Waxay aaminsan yihiin in:
Qofkasta u qalmo ixtiraam.
Qofkasta qiyamkiisa gaarka ah aan laga doodi karin.
Arday kasta leeyahay tamar uu wax ku barto.
Dhanka waxbarashada, waxay aaminsan yihiin in:
Nidaamyada Sare dhiirigaliyaan guusha.
Hab-fikir heer sare & xirfadaha bulshada lagu dhiso sahamin & is-ogaansho.
Isku dhafka farshaxanku kor u qaado maskaxda & dhaqanka bartaha.
Hogaamintu tahay xirfad nololeed oo muhiim ah taasoo ay tahay in si ku talo gal ah loo horumariyo.
Kaqeybgalka qoysku muhiim u yahay waxbarashada.
Xaga dugsigooda, Friendship Academy wuxuu aaminsan yahay in:
Waxbarashadu tahay nidaam noloshoo dhan ah.
Waxbarashadu keento fursado aan xadidnayn.

Discipline Policy

Ardayda oo dhami waxa ay xaq u leeyihiin inay wax ku bartaan kuna kobcaan goob kor u qaadaysa ixtiraamka naftooda, ixtiraamka dadka kale, iyo hantida. Anshax wanaagsan oo habboon waxa uu kaliya ka imaan karaa deegaan bixiya ikhtiyaaro xoogana saara is-hagidda, go’aan qaadashada, iyo mas’uuliyadnimada ardayga. Dugsiyadu waxay si wax ku ool ah ugu shaqayn karaan oo keliya anshaxa gudaha ee ku salaysan isfahamka xuquuqda & masuuliyadaha. Ardaydu waa in ay u dhaqmaan si ku habboon oo dhawreysa jawi ay waxbarasho ka dhici karto. Borotokoolka guud ayaa saameeya dareenka ardayga wuxuuna saameyn ku yeeshaa hab-dhaqanka ardayga. Anshaxa ardayga ee saxda ah ayaa ah mid lagama maarmaan ah si loo fududeeyo habka waxbarashada loona abuuro jawi ku habboon guusha sare ee ardayga.
Inkasta oo siyaasadani ay xooga saareyso horumarinta is-edbinta, waxaa la garowsan yahay in ay jiraan xaalado ay lagama maarmaan noqon doonto in la qaado tallaabooyin edbin ah. Waa mawqifka dugsiga in siyaasad edbinta ardayga ah oo cadaalad iyo sinaanta leh ay gacan ka geysan doonto tayada waayo-aragnimada waxbarasho ee ardayga. Siyaasadan edbinta ayaa loo dhaqangeliyaa si waafaqsan oo hoos tagta Xeerka Cayrinta Caddaalada ah ee Ardayga ee Minnesota, Minn. Stat. §§ 121A.40-121A.56

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
88% 62% 33% 89% 75% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
93% 71% 74% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 18 11 0 0

Sinnaan

53%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

53%

Aragtida sinnaanta

Waxa uu u sahlayaa ardaydu inay noqdaan hoggaamiyeyaal & bartayaal nolosha oo dhan ah iyadoo la kobcinayo ilmaha oo dhan bulsho ahaan, dareen ahaan, tacliin ahaan, & farshaxan ahaanba.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 5% Black or African American Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 6% All students
0% 100% Celceliska magaalada 5% Black or African American Celceliska magaalada 6% From a Low Income Background Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 6% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 16% All students Celceliska magaalada 15% From a Low Income Background Celceliska magaalada 11% Special Education
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 16% All students Celceliska magaalada 15% From a Low Income Background Celceliska magaalada 11% Special Education

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 75% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 60% Black or African American Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 75% All teachers

Macallimiin midab leh

50%

Arday kala midab ah

97%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 72% From a Low Income Background Celceliska magaalada 68% Special Education Celceliska magaalada 74% All students
0% 100% Celceliska magaalada 75% Black or African American Celceliska magaalada 72% From a Low Income Background Celceliska magaalada 68% Special Education Celceliska magaalada 74% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students