Cityview Elementary School

3350 N 4th St
Minneapolis, MN 55412
(612) 668-2270 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8AM-2:30PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

19%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

Barnaamijyada K-5 waxa ay bixiyaan barnaamij saacadaha iskuulka kadib ah ee dhinacyada xisaabta, farbarashada, & farshaxanka oo loogu talagalay ardayda ubaahi qabta inay waxbadan ka kororsadaan tacliinta. Waxay sidoo kale bixiyaan waxqabadyo kobcin, oo baraya ardayda sida loo wada shaqeeyo & ixtiraamka bulshada dugsigooda. Ardaydu waxa ay u shaqeeyaan koox-kooxo si ay u nakhshadeeyaan, u dhisaan, iskana kaashadaan mashruucyo udub dhexaad u ah mawduuc kale oo waxbarasho. Luuqadda ayaa sidoo kale lagu daraa si ardayda loo siiyo waayo-aragnimo waxbarasho oo aad u kala duwan oo ah dhinacyada farshaxanka, isboortiga, dhaqaalaha guriga, iyo barnaamijyo kale oo waxbarasho.

Extracurriculars Offered:

Dhaqaalaha Dalka, Muusiga, Ciyaaraha, Masraxa, Waxdhigista, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Cityview Elementary School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (200 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    8%
  • Asian
    5%
  • Black or African American
    55%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    10%
  • Two or more races
    11%
  • White
    11%
  • English Language Learner
    8%
  • From a Low Income Background
    88%
  • Special Education
    25%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (29 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    3%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    14%
  • White
    83%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

8:1

Tacliin

3%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

3%

Barnaamijyada aqoonta

Cityview Elementary School waa dugsi bulsho oo bixiya barashada luqadda Faransiiska, isdhexgalka farshaxanka, iyo diiradd-saarida barashada bulshada iyo dareenka.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kusaleysan, Iskudhafka Luuqada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Dugsigu waxa uu bixiyaa adeegyada waxbarashada gaarka ah oo leh barnaamijyada takhasuska sare ee ECSE & ASD.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Waxay bixiyaan barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 10%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 12%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 18%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 31%

Cimilo

20%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

20%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Dugsiga Dhexe ee Cityview waxa uu bixiyaa jawi waxbarasho oo kobcin leh oo leh qorshooyin gaar ah oo loogu talagalay ardayda u baahan dardargelinta ama taageerada. Iyada oo lahaysto iskaashiyada badan ee farshaxanka, & deeqda Turnaround Arts ku xireysa la-hawlgalayaasha maxalliga ah iyo kuwa qaranka ahba, waxay bixiyaan khibrad farshaxan oo taya sare leh & barasho ku saleysan farshaxanka si aan usoo bandhigno kartida ardayda.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
67% 48% 89% 75% 59% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
62% 34% 47% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

66%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

66%

Aragtida sinnaanta

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 10% Black or African American Celceliska magaalada 10% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Special Education Celceliska magaalada 11% All students
0% 100% Celceliska magaalada 10% Black or African American Celceliska magaalada 10% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Special Education Celceliska magaalada 11% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 24% Black or African American Celceliska magaalada 24% All students Celceliska magaalada 24% From a Low Income Background
0% 100% Celceliska magaalada 24% Black or African American Celceliska magaalada 24% All students Celceliska magaalada 24% From a Low Income Background

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 59% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 59% All teachers

Macallimiin midab leh

17%

Arday kala midab ah

89%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 41% Black or African American Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% Special Education Celceliska magaalada 47% All students
0% 100% Celceliska magaalada 41% Black or African American Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 47% Special Education Celceliska magaalada 47% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students