City of Lakes Waldorf School

Darajooyin:
PK-8
Qiimo:
The total cost of tuition at City of Lakes Waldorf School is $20690. The average out of pocket cost for families is $20690
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30AM-3:20PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

CLWS waxa uu bixiyaa barnamij isboorti oo saacadaha iskuulka kadib ah iyadoo loo marayo Horyaalka Kooxaha Isboortiga Madaxa Bannaan (LIST) iyo naadiyo saacadaha iskuulka kadib ah oo loogu talagalay ardayda dugsiga dhexe.

Extracurriculars Offered:

Sports, Varies each year, depending on student interest and teacher or volunteer availability

Uniforms

Students who attend City of Lakes Waldorf School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Liza Brant, Admissions Director at (612) 767-1550 or admissions@clws.org.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (275 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    4%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    13%
  • White
    47%
  • English Language Learner
    Data unavailable
  • From a Low Income Background
    Data unavailable
  • Special Education
    Data unavailable

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

City of Lakes Waldorf School waxaa ka go’an hab canugga oo dhan ah, isagoo farshaxan, muusig, iyo dhaqdhaqaaq ku daraya manhaj tacliimeed oo ardayda u diyaariya dugsiga sare iyo wixii ka dambeeya. Ardayda ka qalin jabisa CLWS waxay helaan jacayl nolosha oo dhan ah oo waxbarasho, karti ay guul ku gaaraan kuna raaxaystaan farshaxanka iyo sayniska labadaba, iyo dareen qoto dheer oo ah fahamka qiyamka cilaaqaadka iyo bulshada.

Academic Programs Offered:

Waldorf

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

City of Lakes Waldorf School waxa uu ardayda baraa in ay u fikiraan si madax bannaan, u shaqeeyaan si farshaxan ah, waxna ku fuliyaan awood rabitaan. Iyadoo loo marayo manhaj isku dhafan oo tacliimeed, farshaxan, iyo wax barasho baraatiko ah, City of Lakes Waldorf School wuxuu carruurta ku dhiirigeliyaa inay dunida kula falgalaan ixtiraam, sharaf, iyo ficil dhab ah.

Discipline Policy

Macalimiinta iyo shaqaalaha jooga City of Lakes Waldorf School waxaa ka go’an bixinta jawi ay ardayda oo dhan ku kobciyaan jaceyl waxbarasho, ku sameeyaan cilaaqaadyo bulsho oo caafimaad qaba, ku bartaan inay qiraan oo ay maamuusaan kala duwanaanshaha, kuna koraan deegaan badbaado iyo daryeel leh. Fadlan toos ula xiriir iskuulka haddii aad danaynayso in aad aragto Siyaasadda iyo Habraacyada Hagista ee iskuulka.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

City of Lakes Waldorf School wuxuu ka shaqeeyaa inuu abuuro oo uu barbaariyo kala duwanaanshaha waxbarashada iyadoo loo marayo bulsho waxbarasho oo kala duwan oo carruur, macalimiin, qoysas, iyo shaqaale ah; iyadoo la garowsanayo lana qiimeynayo kala duwanaanshaha shakhsiyeed iyadoo isla markaana kor loo qaadayo lana maamuusayo hodantinimada bulshooyinka maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah.

Arday kala midab ah

27%