Banaadir Elementary

Saacadaha dugsiga:
Mon-Thu 7:30 AM - 2:05 PM, Fri 7:30 AM - 12:15 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

35%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Waxay bixiyaan barnaamij muusig dhijitaal ah.

Uniforms

Students who attend Banaadir Elementary are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Sharmarke Elmi at selmi@emailmtcs.org or (612) 518-8176.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (128 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    98%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    2%
  • Two or more races
    0%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    56%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    2%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (18 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    6%
  • Black or African American
    17%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    78%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

8:1

Tacliin

2%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

2%

Barnaamijyada aqoonta

Banadir Academy waxay bixisaa dugsi ardaydu udub dhexaad u yihiin, oo K-4 ah oo leh dheelitirnaan qumman oo laga dheefayo hal-abuurnimo, khibrado, tacliin, iyo feejignaan shaqsiyadeed oo raacaya heerarka gobolka Minnesota.

Academic Programs Offered:

Waxbarashada gaarka ah

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Barnaamijka firfircoon ee waxbarashada gaarka ah ee Banaadir Academy waxa uu bixiyaa adeegyo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha ardayda naafada ah ee degmada oo dhan. Waa hadafka Waaxda Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah in arday kasta oo ku jira Qorshaha Waxbarashada Shaqsi Ahaaneed (IEP) uu helo barnaamijka waxbarashada ee sida ugu wanaagsan u daboolaya baahiyihiisa/baahiyaheeda shakhsi ahaaneed, kuna taageera arday kasta yoolalka mustaqbalkiisa.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Hadafka barnaamijka bartaha Ingiriisiga waxa uu yahay in lagu caawiyo ardeydu inay ku guulaystaan aqoonta Luuqada Ingiriisiga si ay u noqdaan bartayaal guuleysta fasalka dhexdiisa. Waxay soo dhaweeyaan ardayda ka soo jeeda asal ahaan afafka oo dhan. Waxay isticmaalaan hab-dhaqannada waxbarasho ee ugu wanaagsan si ay u bixiyaan waxbarasho oo ay u siiyaan jawi soo dhawayn iyo ammaan u ah dhammaan ardayda. Waxay hubiyaan in dhammaan ardeydu helaan caawimada ay u baahan yihiin.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 5%

1 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 13%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

This school does not have data for the 2023 year

This school does not have data for the 2023 year

Cimilo

61%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

61%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Banaadir Academy wuxuu kugula kulmayaa halkaad joogtid. Waxay bixiyaan deegaan dabacsan, oo ay la socoto taageero leh waxbarasho shakhsi ahaaneed oo u saamaxaysa in ardaydu ku guulaystaan halka ay hadda joogaan.

Discipline Policy

Wada fadhiisiga ardayda iyo shaqaalaha ayaa ah halka arrimaha & cawaaqibka ardayda lagu xalliyo. Sidoo kale waa goobta lagu farfiiqo ardayda samayneysa waxa saxda ah. Caddaalada waxaa lagu gaaraa wada-hadal iyo wax wadaag. Waxay saameyn xooggan & mid toganba ku yeelaneysaa ku haynta carruurta dugsiga iyo in ay wax ka bartaan khaladaadka.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
33% 57% 70% 55% 61% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
100% 97% 100% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 1 3 2

Sinnaan

36%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

36%

Aragtida sinnaanta

Waxaa ka go’an joogteynta waxbarashada ardayda & dugsigana joogaan, & taasi macneheedu waa xalinta waxyaabaha caqabadaha sida sinaanta isirka & xalinta khilaafka. Fahamka sida khilaafka loo xaliyo, & hubinta in cadaaladu dhex qaado sida shaqaalaha & ardaydu isku fahmaan & iskulana dhaqmaan, waa ubucda joogteynta in ardaydu kobcaan & dugsigana joogaan & waxayna si togan u saameyn doontaa nolosha ardayga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 9% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 9% From a Low Income Background Celceliska magaalada 9% All students
0% 100% Celceliska magaalada 9% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 9% From a Low Income Background Celceliska magaalada 9% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 79% White Celceliska magaalada 61% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 79% White Celceliska magaalada 61% All teachers

Macallimiin midab leh

22%

Arday kala midab ah

100%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% English Language Learner Celceliska magaalada 100% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% All students
0% 100% Celceliska magaalada 100% Black or African American Celceliska magaalada 100% English Language Learner Celceliska magaalada 100% From a Low Income Background Celceliska magaalada 100% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students