Banaadir Academy
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Somali
Barnaamijyo dheeri ah
Banadir Academy waxa ay bixisaa barnaamij muusig dhijitaal ah.
Uniforms
Students who attend Banaadir Academy are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Mahad Mohamed at amohamed@emailmtcs.org or (612) 326-7200.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
Barnaamijyada aqoonta
Banadir Academy waxay bixisaa dugsi ardaydu udub dhexaad u yihiin, oo 5-12 ah oo leh dheelitirnaan qumman oo laga dheefayo hal-abuurnimo, khibrado, tacliin, iyo feejignaan shaqsiyadeed oo raacaya heerarka gobolka Minnesota.
Academic Programs Offered:
Waxbarashada onlaaynka, PSEO, Waxbarashada shaqsiyeed
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Barnaamijkooda firfircoon ee waxbarashada gaarka ah waxa uu bixiyaa adeegyo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha ardayda naafada ah ee degmada oo dhan. Waa hadafka Waaxda Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah in arday kasta oo ku jira Qorshaha Waxbarashada Shaqsi Ahaaneed (IEP) uu helo barnaamijka waxbarashada ee sida ugu wanaagsan u daboolaya baahiyihiisa/baahiyaheeda shakhsi ahaaneed, kuna taageera arday kasta yoolalka mustaqbalkiisa.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Banadir Academy waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.
Cimilo
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Banadir Academy wuxuu kugula kulmayaa halkaad joogtid. Waxay bixiyaan deegaan dabacsan, oo ay la socoto taageero leh waxbarasho shakhsi ahaaneed oo u saamaxaysa in ardaydu ku guulaystaan halka ay hadda joogaan.
Discipline Policy
Wada fadhiisiga ardayda iyo shaqaalaha ayaa ah halka arrimaha & cawaaqibka ardayda lagu xalliyo. Sidoo kale waa goobta lagu farfiiqo ardayda samayneysa waxa saxda ah. Caddaalada waxaa lagu gaaraa wada-hadal iyo wax wadaag. Waxay saameyn xooggan & mid toganba ku yeelaneysaa ku haynta carruurta dugsiga iyo in ay wax ka bartaan khaladaadka.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
Aragtida sinnaanta
Waxaa ka go’an joogteynta waxbarashada ardayda & dugsigana joogaan, & taasi macneheedu waa xalinta waxyaabaha caqabadaha sida sinaanta isirka & xalinta khilaafka. Fahamka sida khilaafka loo xaliyo, & hubinta in cadaaladu dhex qaado sida shaqaalaha & ardaydu isku fahmaan & iskulana dhaqmaan, waa ubucda joogteynta in ardaydu kobcaan & dugsigana joogaan & waxayna si togan u saameyn doontaa nolosha ardayga.