Anthony Middle School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:30AM-4:00PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

84%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Japanese, French

Barnaamijyo dheeri ah

Ardayda dhigata fasalka 6aad waxa ay qaataan Caafimaadka, Farshaxanka, Af-Jabaaniiska, & Af-Isbaanishka oo ah hab rubuc wareeg ah. Ardaydu waxay kaloo doortaan fasalka muusiga (muusigga guud, kooxda heesta, ama kabanka) kaas oo daboola beddelka fasalka P.E./Jimicsiga. Fasalka 7aad & 8aad, ardaydu waxa ay kaqeybqaataan fasallada wareegtada ee soo socda: Caafimaadka, P.E., Jirdhiska, Mahadnaqa Farshaxanka, Qalabeynta Otomaatiga ah iyo Robodyada. Ardaydu waxa ay doortaan fasalka farshaxanka (muusigga guud, kooxda heesta, kabanka, ama farshaxan muuqaalka ah), kaas oo daboolaya baddalki fasalka luuqadda adduunka (ardaydu waxay doortaan Af-Jabbaaniis ama Af-Isbaanish). Anthony Middle School waxa kale oo uu u bixiyaa AVID doorasho ahaan.

Extracurriculars Offered:

Cultural Extracurriculars, Debate/Speech Clubs, Environmental/Outdoors Clubs, Foreign Language Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs

Uniforms

Students who attend Anthony Middle School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (735 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    9%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    8%
  • Two or more races
    7%
  • White
    70%
  • English Language Learner
    5%
  • From a Low Income Background
    23%
  • Special Education
    12%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (35 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    3%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    6%
  • White
    91%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

21:1

Tacliin

92%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

92%

Barnaamijyada aqoonta

Anthony Middle School waa dugsi bulsho oo bixiya: barnaamijka udiyaar garowga kulleejka (IB), barid heer sare ah, & casharo ku baxa luuqadaha aduunka ee Isbaanishka iyo Jabbaan.

Academic Programs Offered:

College Prep, International Baccalaureate (IB), Language Immersion

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Iyadoo la raacayo sharciga fadaraalka iyo kan Minnesota, waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha ayaa la siiyaa dhammaan carruurta naafada ah da’da dhalashada ilaa 21 ee u baahan oo buuxiya shuruudaha u qalmitaanka waxbarashada gaarka ah iyo adeegyada la xidhiidha. Akhriso Siyaasadda Waxbarashada Gaarka ah ee MPS oo dhammaystiran: https://bit.ly/3Mul9kr.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

MPS waxay taageertaa barnaamijka degmada iyo manhajka kor u qaada dardargelinta guulaha waxbarasho ee bartayaasha Ingiriisiga waxayna aqoonsataa doorka muhiimka ah ee ay ka ciyaaraan ku hadalka luuqadaha badan si loo gaadho guusha waxbarasho & xirfadaha mustaqbalka ee ardayda MPS. Akhriso Siyaasadooda Waxbarashada Ardayga Labada Luqad Ku Hadla oo dhamaystiran: https://bit.ly/42VAq2U.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2021 2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

6 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2024 aqoonta xisaabta - 55%

6 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2024 aqoonta wa aqriska - 63%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2022 2023 2024 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 65%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2024 laga jaray boqolkiiba - 64%

Cimilo

82%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

82%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.

Discipline Policy

MPS waxay aqoonsan tahay in hab-dhaqanka dugsiga ku habboon uu muhiim u yahay guusha tacliinta & joogtaynta bulsho waxbarasho hodan ah oo waxtar leh. Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga wuxuu sheegayaa in wakhtiga waxbarida ee ardayga uga luma ka saarida fasalada habdhaqan xumo darteed ay tahay in la yareeyo. MPS waxay rajeyneysaa waalidiinta iyo qoysaska inay iska kaashadaan waxbarida iyo taageerida habdhaqanka dugsiga ku haboon si loo kordhiyo guusha waxbarasho ee ardaydooda. Akhriso Nidaamkooda Anshaxa & Habdhaqanka Ardayga ee dhammeystiran: https://bit.ly/42ZvEkZ.

Bullying Prevention Policy

Siyaasadda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee MPS waxay u jirtaa inay ilaaliso jawi waxbarasho oo badbaado leh iyo taageero ardayda iyo shaqaalaha oo ka xor ah xoog u sheegasho ama bahdilaad. MPS waxa ay ku dadaashaa in ay qaado tallaabo ay ku baadho, uga jawaabto, ku saxdo, oo ay ku soo rogto anshax-marinta falalka xoog u sheegashada & bahdilaada ee aan si guul ah looga hortagin. Akhriso Siyaasadooda Mamnuucida Xoog u Sheegashada & Bahdilaada ee dhammeystiran: https://bit.ly/3Ih2RQW.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
83% 79% 61% 89% 2021 2022 2023 2024 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
77% 61% 83% 2021 2022 2023 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2020 2021 2022 2023 16 11 1 9

Sinnaan

63%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

63%

Aragtida sinnaanta

Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 30% American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 68% Asian Celceliska magaalada 24% Black or African American Celceliska magaalada 6% English Language Learner Celceliska magaalada 32% From a Low Income Background Celceliska magaalada 22% Hispanic Celceliska magaalada 60% Two or more races Celceliska magaalada 35% Special Education Celceliska magaalada 70% White Celceliska magaalada 59% All students

0% 100% Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% White Celceliska magaalada 64% All students Celceliska magaalada 46% Special Education Celceliska magaalada 38% Black or African American Celceliska magaalada 32% English Language Learner Celceliska magaalada 42% Hispanic Celceliska magaalada 62% Two or more races
0% 100% Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 70% White Celceliska magaalada 64% All students Celceliska magaalada 46% Special Education Celceliska magaalada 38% Black or African American Celceliska magaalada 32% English Language Learner Celceliska magaalada 42% Hispanic Celceliska magaalada 62% Two or more races

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 94% White
0% 100% Celceliska magaalada 100% Two or more races Celceliska magaalada 94% White

Macallimiin midab leh

9%

Arday kala midab ah

28%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 91% Asian Celceliska magaalada 67% Black or African American Celceliska magaalada 74% English Language Learner Celceliska magaalada 66% From a Low Income Background Celceliska magaalada 68% Hispanic Celceliska magaalada 75% Two or more races Celceliska magaalada 75% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 83% All students
0% 100% Celceliska magaalada 91% Asian Celceliska magaalada 67% Black or African American Celceliska magaalada 74% English Language Learner Celceliska magaalada 66% From a Low Income Background Celceliska magaalada 68% Hispanic Celceliska magaalada 75% Two or more races Celceliska magaalada 75% Special Education Celceliska magaalada 87% White Celceliska magaalada 83% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 9 All students