Annunciation Catholic School

Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:00AM-2:45PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Annunciation waxa uu bixiyaa ciyaaraha laga bilaabo fasalka 2aad (kubadda kolayga ee wiilasha iyo gabdhaha), kubbadda laliska ee gabdhaha laga bilaabo fasalka 4aad, Isbaanish oo dhammaan ardayda K-8 ah, barnaamij farshaxan oo hal abuur leh, & maktabad labada galinba ah. Hobolada dhalinyarada, biyaanada & casharada kooxda (laga bilaabo fasalka 5aad) ayaa la bixiyaa iyadoo la bixinayo kharash dheeraad ah. Waxa ay sidoo kale leeyihiin kooxda wasaaradda dhalinyarada (AYM) oo loogu talagalay ardayda dhigata fasalada 7aad & 8aad.

Extracurriculars Offered:

Music, STEM/STEAM Clubs, Sports

Uniforms

Students who attend Annunciation Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, please contact Admissions at enroll@annunciationmsp.org or (612) 823-4394.

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

-

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Annunciation waxay bixisaa waxbarasho dugsi oo gaar ah oo diiradda saaraya caqiidada Katooliga. Barnaamijka Sannadaha Hoose ee International Baccalaureate (IB PYP) waxa uu kor u qaadaa waxyaabaha hadda lagu bixiyo heer kasta & waxa uuna bixiyaa diirad iyo hab-waxbarasho oo joogto ah. Waxa ay sidoo kale bixiyaan barnaamijyada STEM, waxbarashada gaarka ah, & barnaamijka akhris-qoraalka & Believe & Read (Rumayso oo Akhri) oo loogu talagalay fasallada K-3.

Academic Programs Offered:

International Baccalaureate (IB), Personalized Learning, STEM/STEAM

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Adeegyada waxbarashada gaarka ah ee Annunciation waxaa ka mid ah baxnaaninta tacliinta, cilmi-nafsiga, baxnaaninta jirka, iyo hadalka. Barnaamijyada gobolka & federaalka ee loogu talagalay ardayda Annunciation waxaa lagu maamulaa Degmada Dugsiyada Dadweynaha ee Minneapolis. Waxay haystaan khabiir ku takhasusay waxbarashada guriga ee qaar ka mid ah adeegyaddan.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Annunciation wakhti xaadirkan ma bixiso barnaamijka ELL.

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hadafka Annunciation Catholic School waa inuu sameeyo arday haysata caqiidada Katooliga, ku tarbiyeeyo jaceylka Eebbe iyo deriska, iyo in awooddooda nolosha oo dhan lagu hago adduunka.

Discipline Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Bullying Prevention Policy

Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Annunciation Catholic School waxa uu kobciyaa kartida canug kasta si uu u abuuro adduun ka wanaagsan iyadoo loo marayo caqiidada, camalka wanaagsan, aqoonta, & u adeegida dadka kale.