Northeast Middle School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Barnaamijyo dheeri ah
Northeast Middle School offers Environmental/Outdoors Clubs, Music, STEM/STEAM Clubs, Sports, Theater, Visual Arts Clubs
Dharka Iskuulka
Ardayda dhigata Northeast Middle School looma baahna inay xidhaan dharka iskuulka.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
Ka Hooseeya Celceliska
Barnaamijyada aqoonta
Northeast Middle School is a community school. They offer a college prep program (IB), advanced instruction, & Spanish, French, & Ojibwe language instruction.
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
Consistent with federal & Minnesota law, special education instruction & related services are provided to all children with disabilities (age birth through 21 years) who need & meet the eligibility criteria for special education instruction & related services.
Read the full MPS Special Education Policy at: www.bit.ly/3Mul9kr.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
MPS supports district programming & curriculum that promotes the accelerated academic achievement of English learners & recognizes the important role multilingualism plays in achieving academic success & in the future careers of MPS students.
Read the full MPS Bilingual Student Education Policy at: www.bit.ly/42VAq2U.
Aqoon
2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka
3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya
Horumar
4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka
4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka
Cimilo
Celcelis
Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay
Qiyamka MPS: 1) Sinnaanta, matalaadda & ka-hortagga cunsuriyadda, 2) Badbaadada jidheed & dareenka & samaqabka; 3) Xidhiidhada, kalsoonida & wada-xidhiidhka; 4) Go’aan qaadashada & codka la wadaago; 5) Hufnaanta & isla xisaabtan; 6) Xeelado caddayn ku salaysan. Waxbadan ka oggow www.mpschools.org/strategic-plan.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
Ka Hooseeya Celceliska
Aragtida sinnaanta
Hiigsiga MPS waa in dhammaan ardaydu–iyada oo aanan loo eegeynin asalkooda, koodhka boostadooda & baahiyahooda shakhsi –waxa ay qaadan doonaan waxbarasho kadhan ah cunsuriyada, oo dhammeystiran taas oo dhiseysa aqoonta aasaasiga ah si ardayda loogu diyaariyo guusha mustaqbalka. Si ay u gaaraan hiigsigooda, waxay si ula qasad ah diiradda u saari doonaan & mudnaanta u siin doonaan agabka & tallaabooyinka si ay si weyn u horumariyaan khibradaha & natiijooyinka ardayda Madowga ah, ardayda asaliga ah, ardayda aanan caddaanka ahayn, & qoysaskooda. Waxay ku guda jiraan hirgelinta MPS Wadajir ah, qaab-dhismeed ay tahay in dhammaan dugsiyadu ay qoraan Qorshayaasha Hagaajinta Dugsiga taasoo wax ka qabanaysa oo ku daraysa sinnaanta. Waxbadan ka oggow mpls.k12.mn.us/strategic-plan.
Aqoon
Horumar
Haynta macalinka
Macallimiin midab leh
Arday kala midab ah
Imaanshaha
Adaabta
Sahmi xog dheeraad ah
Waxbadan oo ku saabsan Northeast Middle School ka ogow onlaynka barta minneapolisschoolfinder.org.
