FAIR School for Arts
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English, Spanish
Barnaamijyo dheeri ah
Saxiixa dugsiga ee barnaamijka dugsiga kadib ah ee FAIR+ waxa uu waafajiyaa danaha ardayda. Barnaamijyada hadda jira waxaa kamid ah: Barnaamijyada Farshaxanka, Qoob ka ciyaarka, Ciyaar Ciyaarista, Gay Straight Alliance (Isbahaysiga Dadka isku jinsiga ah ee Isu galmooda), Golaha Ardayda, Dare to Be Real (Ku dhiiro inaad Dhab Tahay), Buug Sannadeedka, Soo Saarista Masraxa & inkale oo badan. FAIR waxay shuraako kula jirtaa Patrick Henry High School xagga dhammaan ciyaaraha fudud. Ardaydu way ka qayb qaadan karaan ciyaar kasta oo la bixiyo.
Extracurriculars Offered:
Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Saxaafada/Wargeysyada, Masraxa, Farshaxanka Muuqda
Uniforms
Students who attend FAIR School for Arts are not required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.
Ardayda joogta dugsigan
Macalimiinta joogta dugsigan
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
37%
Barnaamijyada aqoonta
FAIR School ee Farshaxanka waa dugsi sare oo u diyaargarowga kulleejka ah oo leh farshaxan wanaagsan oo lagu daray maaddooyinka asaasiga ah. Waxay bixiyaan waxbarasho mashruuc kusaleysan, tababaro, tababarka wehlinta shaqo qabashada & dariiqyada xirfada shaqada iyada oo loo marayo iskaashiga ganacsiga iyo farshaxanka, & dhibcaha kulleejka ee loo marayo PSEO ee kulleejyada u dhow. Waxay sidoo kale bixiyaan fursadaha buundo kabashada.
Academic Programs Offered:
Barnaamijka farshaxanka ku saleysan, Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), Diyaargarowga Kulleejka, Buundo Kabashada, Waxbarashada Onlaaynka, PSEO, Waxbarashada shaqsiyeed, Carbisyada Xirfadeed iyo/ama La Joogga Shaqo Qabashada