DeLaSalle High School
Qiimaynta dadaalka dugsiga
Ku saabsan
Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha
English
Barnaamijyo dheeri ah
DeLaSalle waxay bixisaa in ka badan 45 waxqabadyo oo manhajka kaba, oo ay ku jiraan daraasadda Faa’iidada Caalamiga ah ee xulashooyinka dibadda. In ka badan 9% ardaydu waxay ku biiri doonaan ugu yaraan 1 waxqabad & in ka badan 75% waxay ku biiri doonaan 2 ama ka badan.
Uniforms
Students who attend DeLaSalle High School are required to wear uniforms.
Sida la isku diiwaangeliyo
To enroll, contact Sam Johnson at sam.johnson@delasalle.com or (612) 676-7618.
Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka
Tacliin
Barnaamijyada aqoonta
Isagoo ah gugsiga sare ee u diyaargarowga kulleejka, DeLaSalle waxa uu bixiyaa barnaamijyada maadooyin sare & AP, PSEO, & STEM. In ka badan 95% ee ardaydooda ka qalin jebisay 2022 waxay tageen kulleej dayrtii. Taageerada waxbarashada iyo latalinta hanuuninta ayaa loo helayaa ardayda.
Academic Programs Offered:
Meelaynta Sare (AP), U Diyaargarowga Kulleejka, PSEO, STEM/STEAM
Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah
DeLaSalle waxa uu daboolaa baahiyaha arday badan iyada oo loo marayo barnaamijka Taageerada Waxbarashada, ballanqaadka isdhexgalka ardayga iyo macalinka, iyo wada-xariirada sanadka oo dhan ah.
Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa
Cimilo
50%
Discipline Policy
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.
Haynta macalinka
Imaanshaha
Adaabta
Sinnaan
Aragtida sinnaanta
Wax jawaab ah kama soo bixin dugsiga.