{"id":837,"date":"2026-01-27T19:39:07","date_gmt":"2026-01-27T19:39:07","guid":{"rendered":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?page_id=837"},"modified":"2026-01-27T19:39:08","modified_gmt":"2026-01-27T19:39:08","slug":"9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/","title":{"rendered":"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan"},"content":{"rendered":"<div class=\"block-sticky-menu\">\n  <ul>\n          <li>\n        <a  href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/tallaabooyinka-lagu-xusho-dugsi\/\">\n          Tallaabooyinka    \n        <\/a>\n      <\/li>\n          <li>\n        <a  href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\">\n          Waxyaabood    \n        <\/a>\n      <\/li>\n          <li>\n        <a  href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/ku-lug-yeelo\/\">\n          Ku Lug Yeelo    \n        <\/a>\n      <\/li>\n          <li>\n        <a  href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/liiska-ereyada\/\">\n          Liiska ereyada    \n        <\/a>\n      <\/li>\n      <\/ul>\n<\/div>\n<div class=\"block-sticky-menu-placeholder\"><\/div>\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<p>Waxaa jira waxyaabo badan oo laga fikiro marka la xulanayo. Qoysaska qaarkood waxay inta badan daneeyaan macalimiinta, qaarka kale ayaa inta badan daneeya badbaadada ama barnaamijyo gaar ah. Aynu soo helno waxa ugu muhiimsan adiga iyo canugaagaba.<\/p>\n\n\n\n<p>Kuwani waa 9-ka waxyaabood ee dugsiyada ee ay waalidiinta noo sheegeen inay muhiim yihiin. Ka fikir 3-da ama 4-ta kuugu muhiimsan adiga &amp; canugaagaba \u2013 si aad diirada u saartid kuwaasi markaad baaraysid dugsiyada. <strong>Guji qayb kasta si aad u aragto waxyaabaha la raadiyo &amp; su\u2019aalaha la weydiiyo.<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Qayb kasta waxay ku tusinaysaa:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li><strong>Waxyaabaha laga fiiriyo<\/strong> marka aad booqato ama aad akhriso wax ku saabsan dugsi<\/li>\n\n\n\n<li><strong>Su\u2019aalaha La Waydiiyo<\/strong> marka aad la hadasho macalin ama maamule dugsi<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<div style=\"height:56px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Helitaanka kheyraadka heerka fasalka<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png\" alt=\"parent helps child read\" class=\"wp-image-828 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Xaqiiji in dugsigaaga uu ardaydaada barayo waxa la rabo inay bartaan. Haddii aad rabto inaad waxbadan ka ogaato waxa ay tahay in canugaaga uu baranayo, ka fiiri <a href=\"https:\/\/gradeguides.greatmnschools.org\/\">Hagaha Heerarka Qoyska ee MN<\/a>, aalad looga caawiyo qoysaska inay fahmaan waxa ay ka dhigan tahay in heerka fasalka la joogo.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Ardayda inay hesho manhajka &amp; waxbarashada heerka fasalkooda.<\/li>\n<li>Ardayda in ay akhristaan ayna sameeyaan xisaabta heerka fasalka\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cProficiency (Aqoonta)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid sida ay u samaynayaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Ardayda inay kobcinayaan xirfadahooda xisaabta iyo akhriska\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cProgress (Horumarka)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid sida ay u samaynayaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Ardayda dugsiga sare, ardaydu ma u diyaargaroobayaan kulleejka iyo\/ama xirfadda shaqo?<\/li>\n<li>Dugsiyada sare: boqolkiiba ardayda qalin-jebisa ee dhigta kana qalin-jebiya kulleejka\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cAcademics (Tacliinta)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid sida ay u samaynayaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Sidee ku xaqiijisaan in ardayda oo dhan ay baranayaan tacliinta heerka fasalka?<\/li>\n<li>Xogtee ayaad ila wadaagi doontaan si aan u ogaado sida canugaygu uu yahay?<\/li>\n<li>Maxaad samaysaan haddii arday uu u baahdo in laga caawiyo inuu ka daba-tago\/gaaro ardayda?<\/li>\n<li>Xogtee isticmaashaan si aad u xaqiijisaan in ardayda ay joogaan heerkooda?<\/li>\n<li>Sidee ugu diyaarisaan ardayda nolosha dugsiga sare kadib?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Waxbarid diiradda saarta ardayga<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/student.png\" alt=\"Student focusing on reading in a classroom.\" class=\"wp-image-829 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/student.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/student-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/student-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Ardayda waxay si fiican wax u bartaan marka casharada ay ku habboon yihiin laguna daro cidda ay yihiin. Ardaydu waa inay udub-dhexaad u yihiin waxbarashada. Shaqada fasalka waa inay ka tarjumtaa asalkooda iyo xiisahooda. Waa in wax loo baraa qaab si fiican ugu shaqaynayo.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Ardayda inay wax ka dhahaan waxa ay bartaan iyo sida ay wax u bartaan<\/li>\n<li>Ardaydu inay og yihiin sida shaqadooda loo buundeeyo<\/li>\n<li>Shaqada fasalka inay ka tarjumto danaha iyo dhaqamada ardayda<\/li>\n<li>Macalimiinta inay imtixaanaadka iyo jawaab-celinta u isticmaalaan inay isbeddelo ku sameeyaan marki loo baahdo<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Sidee macalimiintu u beddelaan qaabkooda waxbaridda si uu ugu habboonaado noocyada kala duwan ee ardayda?<\/li>\n<li>Casharadu ma ku jiraan dhaqanka iyo xiisaha canugayga?<\/li>\n<li>Maxaad samaysaan si aad u caawisaan ardayda qaba baahiyaha gaarka ah?\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cSpecial education programming (Barnaamijyada waxbarashada gaarka ah)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid sida ay u caawiyaan ardaydaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Sidee boos u siisaan si aad u dhagaysataan ardayda?<\/li>\n<li>Sidee u xaqiijisaan in ardayda kala duwan ay helaan barnaamijyada oo dhan?\n<ul>\n<li>Ka fiiri \u201cEquity vision (Hiigsiga sinnaanta)\u201d dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaato sida ay isugu dayaan inay sidani sameeyaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Macalimiin kala duwan oo dhaqanka fahamsan<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/diverse-teachers.png\" alt=\"teacher instructing 3 students around a table\" class=\"wp-image-830 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/diverse-teachers.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/diverse-teachers-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/diverse-teachers-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Ilmaha waxay dareemaan badbaado iyo in la arkay marka macalimiintooda ay fahmaan iyaga iyo dhaqankooda. Ardayda waxay soo dhawayn ku dareemaan dugsiyada leh macalimiinta ka tarjuma aqoonsiyadooda, fahma dhaqamadooda, lana soo shaqeeyay arday sida kuwaaga oo kale.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Macalimiinta iyo hoggaamiyeyaasha dugsiga inay u eg yihiin ardayda dhigata dugsiga\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cTeachers at this school (Macalimiinta dhigta dugsigan)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid asalada ay ka soo kala jeedaan macalimiinta<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Macallimiinta waxay wax ka bartaan dhaqamo kala duwan, ha noqoto inay ku bartaan khibrad shakhsiyeed ama tababar<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/p>\n<ul>\n<li>Macalimiintiinu ma u eg yihiin ardaydiina? Maxaad samaynaysaan si aad wax u wanaajisaan?<\/li>\n<li>Macalimiintu ma sameeyeen tababarada kartida dhaqameed?<\/li>\n<li>Sidee uga caawisaan macalimiinta inay bartaan sida loola shaqeeyo ardayda oo dhan?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Wada-xiriir kugu habboon<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/communication.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-831 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/communication.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/communication-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/communication-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Dugsiyadu waa inay qoysaska ula hadlaan siyaabo cad oo ixtiraam leh. Dugsiyada waa inay wada-xiriirada ku beegaan doorashooyinka waalidiinta.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Shirarka in la qabto marka qoysaska ay firaaqo leeyihiin<\/li>\n<li>Turjubaano &amp; tarjumaado in la heli karo\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cLanguages spoken by school staff (Luuqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha dugsiga)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid luuqadaha ay wax ku caawin karaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Qoysaska inay warbixinada muhiimka ah helaan isla markiiba<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Dugsigiinu ma bixiyaa booqashooyinka guriga?<\/li>\n<li>Ma leedihiin turjubaano loogu talagalay dhacdooyinka?<\/li>\n<li>Sidee iigu soo sheegi doontaan haddii ay wax iska beddelaan dugsiga?<\/li>\n<li>Goorma iyo sidee macalimiinta ula xiriiraan qoysaska?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Dhaqan iyo jawi soo dhawayn leh<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"517\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/classroom.png\" alt=\"Children listening to the teacher in a classroom.\" class=\"wp-image-832 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/classroom.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/classroom-300x215.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/classroom-500x358.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Qoysaska iyo ardayda waa inay dareemaan inay ka tirsan yihiin marka ay soo galaan dugsiga.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Calaamado ku qoran in ka badan hal luuqad<\/li>\n<li>Taageerada qoysaska (sida gaadiidka, turjubaanada, cuntada, ama xannaanada carruurta)<\/li>\n<li>Dugsiga in laga dareemayo saaxiibtinimo iyo badbaado<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Sidee qoysaska u waydiisaan jawaab-celin?<\/li>\n<li>Ma booqan karaa fasalka canugayga?<\/li>\n<li>Sidee uga caawisaan qoysaska inay ka qaybqaataan dhacdooyinka dugsiga?<\/li>\n<li>Waa maxay heerka soo xaadiritaanka dugsiga?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Qoysaska ayaa laga qaybgeliyaa<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/families.png\" alt=\"Parents speaking to the teacher.\" class=\"wp-image-833 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/families.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/families-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/families-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Macalimiinta koowaad ee ardayga waa waalidiintiisa, waana in qoysasku qayb ka ahaadaan kooxda dugsiga!<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Dugsiga inuu leeyahay qof la shaqeeyo qoysaska una doodo qoysaska, oo badanaa la yiraahdo xiriiriyaha qoyska<\/li>\n<li>Dugsiyada inay qoysaska siiyaan fursad ay ku wada xiriiraan<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Sidee ayay qoysasku isula wadagaan fikradaha ama isu caawiyaan?<\/li>\n<li>Ma leedihiin wax fasallo waalid ah?<\/li>\n<li>Waalidiintu ma soo jeedin karaan fikrado ku aadan tababarka macalinka?<\/li>\n<li>Sidee ayaad waalidiinta uga qaybgelisaan si ay gacan uga gaystaan inay ka dhigaan dugsiga mid wanaagsan?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Anshax-marin\/edbin caddaalad ah<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"527\" height=\"470\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/preschool-class-rules.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-840 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/preschool-class-rules.png 527w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/preschool-class-rules-300x268.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/preschool-class-rules-500x446.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Xeerarku waa inay ka caawiyaan ilmaha inay wax bartaan oo ay dareemaan badbaado, ma ahan inay bannaanka u saaraan ilmaha qaarkood. Ardaydu waa in aysan u badnaan in laga qaado tallaabooyin edbin ah oo badan oo ku salaysan isirkooda. Dugsiyadu waa inay adeegsadaan xeerar caddaalad ah oo ixtiraamaya dhammaan dhaqamada ardayda.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Xogta edbinta in lala wadaago kooxda arday kasta\n<ul>\n<li>Ka fiiri qaybta \u201cDiscipline (Edbinta)\u201d ee dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaatid sida ardayda kala duwan loola dhaqmo<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Wada-xiriirka in xasaasi u yahay dhaawacyada taariikhiga ah kana fogaanayo ereyada kicinaya<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Edbin noocee ah ayaad isticmaashaan?<\/li>\n<li>Sidee u xaqiijisaan in ardayda ka soo kala jeeda asalada kala duwan loola dhaqmo si isku mid ah?\n<ul>\n<li>Ka fiiri \u201cEquity vision (Hiigsiga sinnaanta)\u201d dugsiga ee ku yaalla borofaylkooda si aad wax uga ogaato sida ay isugu dayaan inay sidani sameeyaan<\/li>\n<\/ul>\n<\/li>\n<li>Sidee ayaad isugu dayaysaan inaad ku wanaajisaan edbinta?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Hoggaamiyeyaasha waxay u eg yihiin ardayda<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/teacher-and-student.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-834 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/teacher-and-student.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/teacher-and-student-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/teacher-and-student-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Hoggaamiyeyaasha dugsiga iyo guddiga agaasimayaasha waa inay u ekaadaan oo ay dhagaystaan qoysaska ay u adeegaan.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Qoysaska inay gacan ka gaystaan hoggaaminta iyo wadaagista dhaqankooda<\/li>\n<li>Inay jiraan goleyaal ama shirar loogu talagalay qoysaska<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Waalidiintu ma ku jiraan guddiga dugsiga ama kooxda hoggaanka? Maxay ka caawiyaan inay go\u2019aamiyaan?<\/li>\n<li>Sidee isugu xilqaami karaa ama ugu lug yeelan karaa?<\/li>\n<li>Miyaad leedihiin xeerka xuquuqda waalidka?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Qoysaska ayaa dejiya qiyamka dugsiga<\/h2>\n\n\n\n<div style=\"height:16px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"516\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/parents.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-835 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/parents.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/parents-300x214.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/parents-500x357.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<p>Dugsiyadu waa inay dhagaystaan qoysaska ayna wada shaqeeyaan si ay uga dhigaan dugsiga mid wanaagsan.<\/p>\n<\/div><\/div>\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-blue\">\n    <p><strong>Waxyaabaha la raadiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Qoysaska inay jawaab-celin ku bixiyaan ra\u2019yi ururinta<\/li>\n<li>Qoysaska inay ka caawiyaan go\u2019aaminta waxa muhiimka u ah dugsiga<\/li>\n<li>Inuu jiro dariiq cad oo lagu gudbiyo walaacyada<\/li>\n<li>Qoysaska iyo dhaqamada la soo dhaweeyo<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n  <div class=\"block-text-callout background-color-purple\">\n    <p><strong>Su\u2019aasha la waydiiyo:<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Ma leedihiin ra\u2019yi ururino loogu talagalay qoysaska? Maxaad ku samaysaan jawaabaha?<\/li>\n<li>Sideen u gudbiyaa cabasho?<\/li>\n<li>Sidee ayay qoysaska iyo macalimiintu uga hadlaan waxa dugsigu aaminsan yahay?<\/li>\n<\/ul>\n  <\/div>\n\n\n\n\n<div style=\"height:64px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-media-text is-stacked-on-mobile\" style=\"grid-template-columns:40% auto\"><figure class=\"wp-block-media-text__media\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"722\" height=\"517\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/schoolbus.png\" alt=\"Smiling students getting off the school bus.\" class=\"wp-image-836 size-full\" srcset=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/schoolbus.png 722w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/schoolbus-300x215.png 300w, https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/schoolbus-500x358.png 500w\" sizes=\"auto, (max-width: 722px) 100vw, 722px\" \/><\/figure><div class=\"wp-block-media-text__content\">\n<h2 class=\"wp-block-heading\">U diyaari ardaygaaga guul<\/h2>\n\n\n\n<p>Adeegso Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) si aad u ogaatid kuwa kuugu habboon, ama isu diiwaangeli Bandhigga Dugsi Raadiyaha K-12 ee Minneapolis. Dib-u-eeg Hagaha Heerarka Qoyska ee Minnesota si aad u aragto in ardaygaaga uu hayo dhabbaha loogu gudbayo fasalka xiga.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button\"><a class=\"wp-block-button__link wp-element-button\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/\">Hel Dugsi<\/a><\/div>\n<\/div>\n<\/div><\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa jira waxyaabo badan oo laga fikiro marka la xulanayo. Qoysaska qaarkood waxay inta badan daneeyaan macalimiinta, qaarka kale ayaa inta badan daneeya badbaadada ama barnaamijyo gaar ah. Aynu soo helno waxa ugu muhiimsan adiga iyo canugaagaba. Kuwani waa 9-ka waxyaabood ee dugsiyada ee ay waalidiinta noo sheegeen inay muhiim yihiin. Ka fikir 3-da ama [&#8230;]<\/p>\n<p><a class=\"btn btn-secondary understrap-read-more-link\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\">Read More&#8230;<span class=\"screen-reader-text\"> from 9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":true,"editor_notices":[],"footnotes":""},"class_list":["post-837","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa jira waxyaabo badan oo laga fikiro marka la xulanayo. Qoysaska qaarkood waxay inta badan daneeyaan macalimiinta, qaarka kale ayaa inta badan daneeya badbaadada ama barnaamijyo gaar ah. Aynu soo helno waxa ugu muhiimsan adiga iyo canugaagaba. Kuwani waa 9-ka waxyaabood ee dugsiyada ee ay waalidiinta noo sheegeen inay muhiim yihiin. Ka fikir 3-da ama [...]Read More... from 9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2026-01-27T19:39:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"722\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"516\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@greatmnschools\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\",\"name\":\"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png\",\"datePublished\":\"2026-01-27T19:39:07+00:00\",\"dateModified\":\"2026-01-27T19:39:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"width\":510,\"height\":378,\"caption\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\",\"https:\/\/x.com\/greatmnschools\"]}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)","og_description":"Waxaa jira waxyaabo badan oo laga fikiro marka la xulanayo. Qoysaska qaarkood waxay inta badan daneeyaan macalimiinta, qaarka kale ayaa inta badan daneeya badbaadada ama barnaamijyo gaar ah. Aynu soo helno waxa ugu muhiimsan adiga iyo canugaagaba. Kuwani waa 9-ka waxyaabood ee dugsiyada ee ay waalidiinta noo sheegeen inay muhiim yihiin. Ka fikir 3-da ama [...]Read More... from 9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan","og_url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/","og_site_name":"Minneapolis School Finder (Somali)","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","article_modified_time":"2026-01-27T19:39:08+00:00","og_image":[{"width":722,"height":516,"url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png","type":"image\/png"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_site":"@greatmnschools","twitter_misc":{"Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/","name":"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan - Minneapolis School Finder (Somali)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png","datePublished":"2026-01-27T19:39:07+00:00","dateModified":"2026-01-27T19:39:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#primaryimage","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png","contentUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2026\/01\/grade-level.png"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/9-ka-waxyaabood-ee-uu-leeyahay-dugsiga-wanaagsan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"9-ka Waxyaabood ee uu Leeyahay Dugsiga Wanaagsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","contentUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","width":510,"height":378,"caption":"Minneapolis School Finder (Somali)"},"image":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","https:\/\/x.com\/greatmnschools"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=837"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/837\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}