{"id":573,"date":"2024-09-26T16:14:41","date_gmt":"2024-09-26T16:14:41","guid":{"rendered":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?page_id=573"},"modified":"2025-01-24T20:43:06","modified_gmt":"2025-01-24T20:43:06","slug":"faq","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/","title":{"rendered":"FAQ"},"content":{"rendered":"\n<h2 class=\"wp-block-heading\"><strong><u>Ku saabsan MSF<\/u><\/strong><\/h2>\n\n\n<div class=\"block-accordion\">\n  \n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Sidee ayaan u isticmaalaa Dugsi Raadiyaha Minneapolis? <\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Ka bilow <a href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\">bogga hore<\/a> adigoo gelinaya ciwaanka meesha aad deggan tahay kadibna dooranaya fasallada aad danaynayso. Marka natiijada hore ee baaritaankaaga ay soo baxdo, waad sii kala shaandheyn kartaa adigoo ku salaynayo gaadiidka, barnaamijyada la bixiyo, kharashka tuushanka, iyo kuwo kale oo badan. Marka aad diyaar tahay, bilow sahminta dugsiyada. Guji dugsiga si aad u eegto borofaylkiisa. Borofayl kasta waxa uu leeyahay macluumaad faahfaahsan oo ku saabsan waxqabadka tacliinta, jawiga dugsiga, iyo dadaallada sinnaanta. Waxaad sidoo kale ka heli kartaa macluumaadka meelaha lagala xiriiro dugsiga iyo liinkiga diiwaangelinta.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Sidee ayaan u go\u2019aansadaa dugsiga ku fiicaan canugeyga?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsi Raadiyaha Minneapolis waxa uu ku qalabaysan yahay wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u bilowdo helitaanka dugsiga saxda ah. Ka eeg <a href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/sidee-loo-doortaa-iskuul\/\">Sida Loo Doorto Hage Dugsi<\/a> si aad u bilowdo aqoonsiga arrimaha muhiimka u ah adiga iyo.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay nidaamka diiwaangelinta?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Nidaamka diiwaangelinta waa uu kala duwan yahay dugsi ilaa dugsi, balse guud ahaan waqtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta sanad dugsiyeedka 2025-26 waxay noqon doonaan Febraayo 2025.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waxaan soo helay dugsi aan danaynayo. Hadaba maxaa xiga?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Marki aad soo hesho dugsi aad rabto in aad wax badan ka ogaato, waxaa badanaa fiican in aad dugsiga shakhsi ahaan u tagto oo aad la kulanto macalimiinta iyo shaqaalaha. La xiriir xafiiskooda diiwaangelinta si aad uga muddeysato booqasho. Macluumaadka meelaha lagala xiriiro waxaa laga heli karaa borofaylka dugsigaas; guji \u201cLink to enroll (Lifaaqa is-diiwaangelinta)\u201d ama wac taleefan lambarka meesha ku qoran.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Ma u baahanahay in aan ka walwalo liisaska sugitaanka?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsi kasta oo ku jira Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyadaha Minneapolis) ayaa diyaar kuu ah sababtoo ah waxay rabaan in ay diiwaangeliyaan ardaygaaga. Inkastoo dugsiyada qaarkood ay leeyihiin liisaska sugitaanka ee fasallada qaarkood, kuwo badan ayaa boos u haya ubadkaaga. Si aad u ogaato in dugsigu leeyahay liis sugitaan oo la qorayo, la xiriir meelaha lagala xiriiro diiwaangelinta ee ku qoran borofaylkooda Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyadaha Minneapolis).<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Imisa jir ayaa looga baahan yahay in canugeygu ahaado si uu u bilaabo Kindergarten (Dugsiga Barbaarinta)?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Carruurta ugu yaraan da\u2019doodu tahay 5 sano jir marka la joogo Sibteembar 1, 2025 ayaa awooda in ay bilaabaan dugsiga barbaarinta ubadka. Tani micnaheedu waa in ubadkaaga ay geli karaan dugsiga barbaarinta haddii ay dhasheen taariikhdu marki ay ahayd ama ka hor Sibteembar 1, 2020. Waxaa jira meelaha qaar oo laga soo reebayo ardayda ka yar 5 sano jir ee bilaabaya Kindergarten (Dugsiga Barbaarinta). Si aad u ogaato in tani ay fursad u tahay ubadkaaga, la xiriir dugsigaaga.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Halkee ayaan aadi karaa si aan u helo xog ku saabsan barnaamijka Pre-K ee ubadkayga?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Qoysaska ay u joogaan dhallaanka iyo carruurta yaryar, <a href=\"https:\/\/www.parentaware.org\/\">Parent Aware (Ogaalka Waalidka)<\/a> waxay bixiyaan macluumaad ku saabsan xannaanada carruurta iyo xulashooyinka dugsiga xannaanada.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay sababta dugsiyada qaar ay ugu qoran yihiin Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) halka kuwa kalana aanay ku qornayn? <\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Minneapolis School Finder waa aalad loogu talagalay in loogu adeego waalidiinta iyo qoysaska ku dhaqan Minneapolis. Dugsiyada waxaa lagu daraa haddii ay buuxiyaan 2 shuruudood midkood:<\/p>\n<ul>\n<li>In ay ku yaalaan gudaha xuduudaha magaalada Minneapolis<\/li>\n<li>In ay bixiyaan gaadiid lagu tago Minneapolis oo ay doortaan in ay ka qeybqaataan<\/li>\n<\/ul>\n<p>Haddii dugsigaagu buuxiyo shuruudaha kore oo aad jeclaan lahayd in lagu daro daabacaada xigta ee Minneapolis School Finder, fadlan la xiriir info@minneapolisschoolfinder.org<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay sababta loogu daray dugsiyada gaarka loo leeyahay? <\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Hadafka Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) waa in lagu bixiyo macluumaad ku saabsan dhammaan iskuullada ku yaalla Minneapolis, taasoo u oggolaanaysa waalidiinta iyo qoysaska in ay iskuulka ugu fiican u soo helaan ubadkooda. Qaarkood, tani waxaa ka mid dugsiyada madaxa bannaan (gaarka loo leeyahay). Dugsiyada madaxa bannaan badankooda ee ku yaalla Minneapolis waxay bixiyaan kaalmada tuushanka, wuxuuna MinneapolisSchoolFinder.org kuu sahlayaa in aad kala shaandheyso baaritaankaaga iyadoo lagu salaynayo qiimaha kharashka buuxa ee dugsiga.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay kheyraadka kale ee aad bixisaan ee iga caawin kara in aan wax ka barto sida loo taageero canugeyga?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Ka eeg kuwaan <a href=\"https:\/\/greatmnschools.org\/so\/families-resources\/\">Kheyraadka Qoyska ee K12<\/a> oo ay bixiyeen Dugsiyada Magaalo-Weynta MN, kuwaas oo kaa caawin kara:<\/p>\n<ul>\n<li>Ogaanshaha in waxqabadka ardaygaagu joogo heerka fasalka<\/li>\n<li>La shaqeynta macalimiinta<\/li>\n<li>Helitaanka kheyraadka waxbarashada ee xagaaga<\/li>\n<li>Kugu xiridda qof kuu caawiya si faahfaahsan<\/li>\n<\/ul>\n      <\/div>\n    <\/details>\n    <\/div>\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\"><strong><u>Erey Bixinta Dugsiyada<\/u><\/strong><\/h2>\n\n\n<div class=\"block-accordion\">\n  \n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay charter school (dugsiga dawliga ee gaarka loo maamulo) ?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsiyada dawliga ee gaarka loo maamulo waa dugsiyo bilaash ah oo la doorto oo ay heli karaan dhammaan ardayda ku dhaqan Minnesota. Waxay qoysaska siiyaan beddelka dugsiyada dadweynaha degmada ee soo jireenka ah, sida Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis. Dugsiyada dawliga ah ee gaarka loo maamulo waxay u furan yihiin ardayda oo dhan waxayna badanaa bixiyaan barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah halkaas oo ardaydu ay filan karaan inay helaan waxbarasho tayo leh. Si lamid ah dugsiyada dadweynaha degmada ee soo jireenka ah, dugsiyada dawliga ee gaarka loo maamulo waa in ay shaqaaleysiiyaan macalimiin shati haysta, ay bixiyaan barnaamijyo loogu talagalay ardayda ubaahan adeegyada waxbarashada gaarka ah, oo ay qaadaan imtixaanaadka gobolka oo dhan laga sameeyo ee sanadlaha ah.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay alternative school (dugsiga beddelka kale ah)?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsiyada beddelka kale ah waxay u shaqeeyaan si ay u bixiyaan fursado waxbarasho oo macquul ah oo loogu talagalay ardayda uu culeyska ka soo wajahay nidaamka dugsiyada dadweynaha ee soojireenka ah. Dugsiyadani waxay inta badan u adeegaan ardayda waqtigan aanan keensan buundooyin ku filan, khatar ugu jira in ay keensadaan buundooyin aan ku filneyn, ama markale iska diiwaangelinaya dugsga sare.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay dugsiga takhasusku?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Magnet schools (Dugsiyada takhasuska) waa dugsiyada MPS ee bixiya basas taga magaalada Minneapolis oo dhan. Waxay bixiyaan mawduuc gaar ah sida Farshaxanka, STEM\/STEAM, Wax Ku Baridda Laba Luqad, Daraasaadka Caalamka iyo Aadanaha, ama Waxbarashada Montessori.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay independent school (dugsiga madaxa bannaan)?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsiga madaxa bannaan, sidoo kalana loo yaqaano dugsiga aan dawliga ahayn ama dugsiga gaarka loo leeyahay, waa dugsi u shaqeeya si ka madax bannaan dugsiga soo jireenka ah ee degmada sida Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis. Si lamid ah dugsiyada dadweynaha ee soojireenka ah, dugsiyada madaxa bannaan waxaa looga baahan yahay in ay bixiyaan waxbaridda xagga wax akhrinta, wax qorista, xisaabta, sayniska, cilmiga bulshada, caafimaadka, iyo kuwa kale oo badan. Dugsiyadani waxay inta badan la xiriiraan macaahidda diimeed. Dugsiyada madaxa bannaan badankooda waxay u baahan yihiin lacag, balse ku dhawaad \u200b\u200bdhammaantood waxay bixiyaan kaalmo dhaqaale. Wixi macluumaad dheeraad ah, <a href=\"https:\/\/education.mn.gov\/MDE\/fam\/nphs\/\">guji halkan<\/a>.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Minnesota ma leedahay boonooyin ama siyaabo kale oo lagu helo maalgelinta dawladda ee lacagta dugsiga madaxa bannaan?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Minnesota ma lahan boonooyin loogu talagalay lacagta dugsiga aan ahayn dugsiga dadweynaha. Hase yeeshee, dugsiyada madaxa bannaan badankooda waxay bixiyaan kaalmo dhaqaale.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Miyay jiraan wax xulashooyin dugsi dhigasho si buuxda onlayn u ah?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsi dhigashada onlaynka ah waxaa laga helaa guud ahaan gobolka Minnesota. Hase yeeshee, Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) waqti xaadirkan ma bixiyo xog ku saabsan dugsiyada onlaynka ah.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Dugsiyadee ardaygaygu dhigan karaa?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Ardayda ku nool gobolka Minnesota waxay heli karaan dugsiyo kala duwan oo ballaaran. Haddii bas aad u baahan tahay, waxaanu kugula talinaynaa in aad ku bilowdo adiga oo ciwaanka meesha aad deggan tahay galinaya MinneapolisSchoolFinder.org si aad u eegto dugsiyada bixiya gaadiid lagu tago gurigaaga. Dadka deggan Minnesota waxaa sidoo kale lagu soo dhaweynayaa in ay ubadkooda ka diiwaangeliyaan dugsiyo kasta oo dawli gaar loo maamulo ah ama madax bannaan, iyo sidoo kale degmooyinka ka baxsan degmada ay deggan yihiin.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay diiwaangelinta furan?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Diiwaangelinta furan waxay u oggolaataa ardayda ku nool guud ahaan gobolka Minnesota in ay helaan dugsiyo ka baxsan degmada ay deggan yihiin. Barnaamijkani wuxuu u oggolaanayaa ardayda ku nool degmo dugsi in ay iska diiwaangeliyaan degmo dugsiyeed kale. Wixi macluumaad dheeraad ah, <a href=\"https:\/\/education.mn.gov\/MDE\/fam\/open\/\">guji halkan<\/a>.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Ma awoodi karaa dugsiga madaxa bannaan?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Dugsiyada madaxa bannaan badankooda waxay bixiyaan xoogaa nooc kaalmo dhaqaale. Dugsiyada qaarkood waxay bixiyaan kaalmo dhaqaale oo 100% oo loogu talagalay ardayda buuxisa shuruudaha. Haddii aad danaynayso dugsi madax bannaan, waxaanu kugu boorinaynaa in aad la xiriirto iyaga si aad u aragto kaalmada dhaqaale ee la heli karo.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n    <\/div>\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\"><strong><u>Xogta<\/u><\/strong><\/h2>\n\n\n<div class=\"block-accordion\">\n  \n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Sidee u xisaabisaan Qiimeynta Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis)?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Qiimaynta Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis, MSFR) waa aalad looga caawiyo qoysaska inay fahmaan oo la falgalaan xogta dugsiga, iyaga oo awood loo siinayo inay u doodaan guusha carruurtooda. Qoysaska, wakiilada dugsiga, iyo hogaamiyayaasha bulshada ayaa si wadajir ah u soo saaray qeexitaankan cabbirada badan leh ee tayada dugsiga. Dugsi kasta oo uqalma oo ku jira Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis, MSF) wuxuu helaa qiimo boqolleey ah iyo midab qiimeyn.<\/p>\n<p>Wixi faahfaahin dheeraad ah, booqo https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/how-we-calculate-ratings\/<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waxaan haystaa nooca buugga ah ee Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis). Maxaa ay xogta qaar u kala duwan tahay?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Webseedka Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) si joogta ah ayuu u kobcayaa loona cusbooneysiiyaa. Buugga Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) waxaa la daabacaa halmar sanadkiiba ka hor waqtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta. Isbeddello kasta oo la sameeyo kadib marka buugga la daabaco kama soo muuqan doonaan. Si aad u hesho xogti ugu dambaysay, u tixraac MinneapolisSchoolFinder.org.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Xagee ka ogaan karaa wax badan oo ku saabsan xogta borofaylka dugsiga?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Cabirradeena badankooda waxay leeyihiin muuqaallo faahfaahinaya waxay cabiraan iyo sida lagu ogaado tayada waxay u egtahay. Waxa aad kuwani ka heli kartaa borofayllada gaarka ah ee dugsiyada. Si aad waxbadan uga ogaatid xogta dugsi gaar ah, guji badhanka \u201cPerformance Rating Detail (Faahfaahinta Qiimeynta Waxqabadka)\u201d ee ku yaalla qeybta hoose ee borofaylkooda.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Xagee xogtiinu ka timaadaa?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Inta badan xogta aad ku aragto Minneapolis School Finder (Dugsi Raadiyaha Minneapolis) waxaa si furan looga heli karaa Waaxda Waxbarashada ee Minnesota. Waxaan dugsiyada kala shaqeynaa in ay bixiyaan xog kasta oo si furan loo heli karin. Tani waxay si gaar ah muhiim ugu tahay dugsiyada madaxa bannaan iyo dugsiyada sare ee beddelka kale ah, halkaas oo xogta si furan loo heli karo ay kooban tahay.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n    <\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku saabsan MSF Erey Bixinta Dugsiyada Xogta [&#8230;]<\/p>\n<p><a class=\"btn btn-secondary understrap-read-more-link\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\">Read More&#8230;<span class=\"screen-reader-text\"> from FAQ<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":true,"editor_notices":[],"footnotes":""},"class_list":["post-573","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku saabsan MSF Erey Bixinta Dugsiyada Xogta [...]Read More... from FAQ\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-24T20:43:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/12\/mpls-school-finder-logo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"322\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@greatmnschools\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\",\"name\":\"FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2024-09-26T16:14:41+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-24T20:43:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"FAQ\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"width\":510,\"height\":378,\"caption\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\",\"https:\/\/x.com\/greatmnschools\"]}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)","og_description":"Ku saabsan MSF Erey Bixinta Dugsiyada Xogta [...]Read More... from FAQ","og_url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/","og_site_name":"Minneapolis School Finder (Somali)","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","article_modified_time":"2025-01-24T20:43:06+00:00","og_image":[{"width":434,"height":322,"url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/12\/mpls-school-finder-logo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_site":"@greatmnschools","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/","name":"FAQ - Minneapolis School Finder (Somali)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website"},"datePublished":"2024-09-26T16:14:41+00:00","dateModified":"2025-01-24T20:43:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/faq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"FAQ"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","contentUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","width":510,"height":378,"caption":"Minneapolis School Finder (Somali)"},"image":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","https:\/\/x.com\/greatmnschools"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=573"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/573\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}