{"id":466,"date":"2022-12-13T03:14:51","date_gmt":"2022-12-13T03:14:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mplsschoolfind.wpengine.com\/so\/?page_id=466"},"modified":"2025-11-11T19:45:25","modified_gmt":"2025-11-11T19:45:25","slug":"dugsi-bilaash-ah","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/","title":{"rendered":"Dugsi bilaash ah \/ School Fair"},"content":{"rendered":"\n<p>Ardaygaagu wuxuu u qalmaa in uu hormar gaaro. Dugsi wanaagsan ayaana suurtagalin kara.Kaalay oo ka hel dugsigaas taariikhdu markay tahay Janaayo 11 deeda Minneapolis School Finder Fair!<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Waa maxay:<\/strong> Bandhigga Dugsiyada Magaalada oo dhan &#8211; 90+ dugsi oo nooc walba leh ayaa halkaas joogi doona!<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Goorma:<\/strong> Sabti, \u00a0Janaayo 10, 10 subaxnimo -2 galabnimo<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Kuma:<\/strong> Qoysaska iyo ardayda raadinaya dugsiga Miineapolis<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Halkee:<\/strong> Minneapolis College (horey loogu yaqaanay MCTC) Plaza, 1415 Hennepin Ave<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-9d6595d7 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-2009\" \/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/3.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-2010\" \/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/5.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-2011\" \/><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n\n\n<div style=\"height:57px\" aria-hidden=\"true\" class=\"wp-block-spacer\"><\/div>\n\n\n\n<h2 class=\"wp-block-heading\">Su\u2019aalaha inta badan la is weydiiyo<\/h2>\n\n\n<div class=\"block-accordion\">\n  \n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Sidee ayaan halkaas ku imaan karaa?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Madashu waxay ka dhacaysaa dhismaha Minneapolis College ee ku yaala bartamaha Minneapolis.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-388\" src=\"https:\/\/mplsschoolfind.wpengine.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/MC-location-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"201\" \/><\/p>\n<p>Waxaad sidoo kale qorshaysan kartaa safarkaaga aad ku imaanayso Minneapolis College adiga oo adeegsanaya qorsheeyaha safarka ee kujira MetroTransit (kharashka gaariga lagu raaco ee caadiga ah ayaad bixinaysaa).<\/p>\n<p>Waxaan ku siin doonnaa goob gaariga la dhigto oo bilaash ah inta madashu socoto taasoo lagaa siinayo Jardiinka Baarkinka ee Minneapolis College.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Halkee ayaan gaariga dhigan karaa?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Baarkinku waa mid bilaash ka ah Jardiinka Baarkinka ee Minneapolis College inta lagu jiro mudada madashu socoto.\u00a0 Jardiinku wuxuu ku yaalaa 1415 Hennepin Ave Minneapolis, MN 55403 ayada oo laga soo galayo Laurel Ave and 16th Street N (<a href=\"https:\/\/www.google.com\/maps\/dir\/Minneapolis+College+Parking,+Minneapolis,+MN+55403\/@44.9731909,-93.2864014,17z\/data=!4m9!4m8!1m0!1m5!1m1!1s0x52b3339dd90779f9:0xbfeb0d8cf37ac44d!2m2!1d-93.284057!2d44.9735571!3e0\">halkaan ka arag si aad uga qorshaysato safarkaaga khariiradda Google<\/a>)<\/p>\n<p>Si aad madasha uga soo gasho garaashka baarkinka ah, kor u fuul dabaqa 3aad ee baarkinka waxaadna isticmaashaa waddada kor marta ee Hennepin Ave.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Tarjumaad ma jiri doontaa?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Haa! Waxaan nala joogi doonaa tarjumaanno loogu tala galay Spanish-ka Soomaaliga, Hmong iyo Oromo. Intaa waxaa dheer, in badan oo kamid ah shaqaalaheenna, iyo shaqaalaha dugsiga Ingiriis, Spanish, iyo Soomaali. Waxaan sidoo kale yeelan doonna adeegyo tarjumaad internetka ah markii loo baahdo kuwaas oo u diyaarsan qoysaska ku hadla luuqad aanaan haysan tarjumaankeeda oo markaas nala jooga.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Dugsiyadee halkaas imaan doona?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Waxaan sii wadi doonnaa in aan sii cusboonaysiino liiska maadaama dugsiyadu wali is diiwaangalinayaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Ma codsan karaa\/iska diiwaan galin karaa dugsi inta aan bandhigga joogo?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Haa! Ayada oo aysan khasab kugu ahayn in aad iska diiwaangaliso dugsi inta aad bandhigga joogto, haddana waxaad awoodi doontaa in aad buuxiso foomka codsiga dugsiga ee miisaska dugsiyada haddii aad sidaa doorato.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Ma jiri doonaa daryeelka caruurtu?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Haa, waxaa jiri doona daryeelka caruurta oo goobta laguugu siinayo. Waxaa lagu heli doonaa qaab ku salaysan qaabka loo soo kala horeeyo, ayaa loogu adeegayaa.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Cunto majiri doontaa??\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Haa! Waxaan bixin doonnaa caajis bi\u2019iyeyaal fudfudud inta lagu jiro muddada adashu socoto.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Waa maxay howlaha caruurta loogu tala galay ee halkaas laga helaayo?<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Waxaan yeelan doonnaa goobo loogu tala galay howlaha caruurta da\u2019doodu u dhexayso 3-14 sanno dhammaan inta madashu socoto, waxaan sidoo kale yeelan doonnaa goobo loogu tala galay macluumaadka koleejka iyo xirfadda ardayda dugsiga sare kuwaas oo laga helaayo qaybta loogu tala galay dugsiga sare ee madasha.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Maxaa la iga rabaa in aan sii sameeyo?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Fadlan sii eeg barta macluumaadka(profiles) dugsiyada aad danaynayso in aad la hadasho iyo sidoo kale aaladda How to Pick a School, halkaas oo aad ka heli karto su\u2019aalaha laga yaabo in aad rabto in ada weydiiso dugsiyada si aad wax badan uga ogaato.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Muddo intee le\u2019eg ayaan qorshaystaa in aan bandhigga joogayo?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Waxaan filaynaa in qoysaska intooda badan ay doonayaan in ay qiyaastii hal saac ku bixiyaan bandhigga. Inkasta oo lagu soo dhaweynayo haddii aad wakhti yar ama wakhti badan ku bixiso labadaba hadba sidaad rabto!<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n      <details class=\"accordion\">\n      <summary>\n        <h2>Ma la joojin doonaa haddii cimiladu xumaato?\u00a0<\/h2>\n      <\/summary>\n      <div class=\"details-wrapper\">\n        <p>Haddii ay dhacdo in cimiladu si aad ah u xumaato, ama xaalad degdeg ah oo kale, waanu joojin doonnaa bandhigga. Fadlan xaqiiji RSVP-ga kore si aan kuu ogaysiinno haddii arintaanu dhacdo.<\/p>\n      <\/div>\n    <\/details>\n    <\/div>\n\n\t\t<div\n            id=\"wpmapblock_f39f41be\"\n            data-settings='{&quot;map_marker&quot;:[{&quot;lat&quot;:&quot;44.972659&quot;,&quot;lng&quot;:&quot;-93.28372334243436&quot;,&quot;title&quot;:&quot;Minneapolis College&quot;,&quot;content&quot;:&quot;1501 Hennepin Ave, Minneapolis, MN 55403 View in Google Maps&quot;,&quot;iconType&quot;:&quot;default&quot;,&quot;customIconUrl&quot;:&quot;&quot;,&quot;customIconWidth&quot;:&quot;25&quot;,&quot;customIconHeight&quot;:&quot;40&quot;}],&quot;map_zoom&quot;:&quot;14&quot;,&quot;scroll_wheel_zoom&quot;:false,&quot;map_type&quot;:&quot;GM&quot;,&quot;center_index&quot;:0}'\n            class=\"wpmapblockrender\"\n            style=\"\n\t\t\twidth: 100%;\n\t\t\theight: 500px;\n\t\t\"\n            >\n        <\/div>\n        ","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ardaygaagu wuxuu u qalmaa in uu hormar gaaro. Dugsi wanaagsan ayaana suurtagalin kara.Kaalay oo ka hel dugsigaas taariikhdu markay tahay Janaayo 11 deeda Minneapolis School Finder Fair! Waa maxay: Bandhigga Dugsiyada Magaalada oo dhan &#8211; 90+ dugsi oo nooc walba leh ayaa halkaas joogi doona! Goorma: Sabti, \u00a0Janaayo 10, 10 subaxnimo -2 galabnimo Kuma: Qoysaska [&#8230;]<\/p>\n<p><a class=\"btn btn-secondary understrap-read-more-link\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\">Read More&#8230;<span class=\"screen-reader-text\"> from Dugsi bilaash ah \/ School Fair<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"_acf_changed":true,"editor_notices":[],"footnotes":""},"class_list":["post-466","page","type-page","status-publish","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ardaygaagu wuxuu u qalmaa in uu hormar gaaro. Dugsi wanaagsan ayaana suurtagalin kara.Kaalay oo ka hel dugsigaas taariikhdu markay tahay Janaayo 11 deeda Minneapolis School Finder Fair! Waa maxay: Bandhigga Dugsiyada Magaalada oo dhan &#8211; 90+ dugsi oo nooc walba leh ayaa halkaas joogi doona! Goorma: Sabti, \u00a0Janaayo 10, 10 subaxnimo -2 galabnimo Kuma: Qoysaska [...]Read More... from Dugsi bilaash ah \/ School Fair\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Minneapolis School Finder (Somali)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-11T19:45:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/12\/mpls-school-finder-logo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"322\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@greatmnschools\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\",\"name\":\"Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png\",\"datePublished\":\"2022-12-13T03:14:51+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-11T19:45:25+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dugsi bilaash ah \/ School Fair\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization\",\"name\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png\",\"width\":510,\"height\":378,\"caption\":\"Minneapolis School Finder (Somali)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/\",\"https:\/\/x.com\/greatmnschools\"]}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)","og_description":"Ardaygaagu wuxuu u qalmaa in uu hormar gaaro. Dugsi wanaagsan ayaana suurtagalin kara.Kaalay oo ka hel dugsigaas taariikhdu markay tahay Janaayo 11 deeda Minneapolis School Finder Fair! Waa maxay: Bandhigga Dugsiyada Magaalada oo dhan &#8211; 90+ dugsi oo nooc walba leh ayaa halkaas joogi doona! Goorma: Sabti, \u00a0Janaayo 10, 10 subaxnimo -2 galabnimo Kuma: Qoysaska [...]Read More... from Dugsi bilaash ah \/ School Fair","og_url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/","og_site_name":"Minneapolis School Finder (Somali)","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","article_modified_time":"2025-11-11T19:45:25+00:00","og_image":[{"width":434,"height":322,"url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/12\/mpls-school-finder-logo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_site":"@greatmnschools","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/","name":"Dugsi bilaash ah \/ School Fair - Minneapolis School Finder (Somali)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png","datePublished":"2022-12-13T03:14:51+00:00","dateModified":"2025-11-11T19:45:25+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/1.png"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/dugsi-bilaash-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/homepage\/find-a-school-that-fits\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dugsi bilaash ah \/ School Fair"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#website","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#organization","name":"Minneapolis School Finder (Somali)","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","contentUrl":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/3\/2022\/09\/cropped-msf-logo@2x-1.png","width":510,"height":378,"caption":"Minneapolis School Finder (Somali)"},"image":{"@id":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/MinneapolisSchoolFinder\/","https:\/\/x.com\/greatmnschools"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=466"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/466\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/minneapolisschoolfinder.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}