Yinghua Academy

1616 NE Buchanan St. NE
Minneapolis, MN 55413
(612) 788-9095 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30 AM - 3:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

89%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Mandarin Chinese

Barnaamijyo dheeri ah

Yinghua Academy waxa uu bixiyaa barnaamijyo ballaaran oo kala duwan oo dugsiga ka dib ah. Fasalada kobcinta ayaa diyaara sanadka oo dhan sida robodyada, qoob ka ciyaarka, iyo fasalada farshaxanka, haddaan dhawr ka magacaabo. Waxay sidoo kale leeyihiin Keydka Muusiga waxaana bixinaa casharo gaar ah oo kusaabsan qalabka muusiga sida gitaarka, biyaanada, kabanka, qalabka dhaqanka ee Shiinaha, & qaar kale oo badan. Waxbaris gaar ah ayaa sidoo kale la heli karaa saacadaha iskuulka kadib.

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Naadiyada Doodaha/Khudbadaha, Naadiyada Deegaanka/Dibadda, Muusiga, Ciyaaraha, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Yinghua Academy are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Renee Cosgrove at renee.cosgrove@yinghuaacademy.org or (612) 788-9095.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (822 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    27%
  • Black or African American
    3%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    18%
  • White
    45%
  • English Language Learner
    7%
  • From a Low Income Background
    19%
  • Special Education
    7%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (55 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    62%
  • Black or African American
    4%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    35%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

98%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

98%

Barnaamijyada aqoonta

Yinghua Academy waa dugsiga kaliya leh kaqeybgalka buuxa ee luuqadda Shiinaha ee Mandarin ee fasallada K-8 ee gaarka loo maamulo ee ku yaal Minneapolis, Minnesota. Goobta Yinghua, waxa ay hiigsanayaan inay ardaydooda siiyaan waaya-aragnimo gaar ah oo dhigashada luuqadda Mandarin ah iyo waxbarashada kusaabsan dhaqanka Shiinaha. Macalimiinta dhiga Yinghua badankooda waa kuwa u dhashay kuna hadla luuqadda Mandarin waxa ayna si fiican u yaqaanaan luuqadooda iyaga oo baraya ardayda laga bilaabo dugsiga barbaarinta ubadka ilaa fasalka siddeedaad. Ardayda Yinghua waxa ay barashada Fanka Luuqadda Af-Ingiriisiga ku bilaabaan fasalka labaad, waxaana si lamid ah bara macalimiin u dhashay ku hadalka Af-Ingiriisiga. Yinghua waxa ay ku dadaashaa in ardaydoodu noqdaan kuwo ku hawlan & muwaadiniin caalami ah oo wax soo saar leh, kuwaas oo si fiican ugu diyaar garoobay dugsiga sare iyo wixii ka dambeeya. Qalinjabiyayaasha Yinghua waa isku kalsoon yihiin u doodeyaal, hoggaamiyeyaal mas’uul ah, iyo xubno ku hawlan bulshadooda.

Academic Programs Offered:

Iskudhafka Luuqada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Waaxda Waxbarashada Gaarka ah ee Yinghua Academy waa koox ka kooban xirfadlayaal ay ka go’an tahay oo aqoon leh oo taageera siiya ardayda leh Individualized Education Programs (Barnaamijyada Waxbarashada Shakhsi ahaaneed, IEP). Yinghua Academy waxa uu leeyahay afar macalin oo dhigta waxbarashada gaarka ah oo rukhsad haysta, laba dhakhtar oo hadalka & luqadda ah kuwaas oo ardayda ku baxnaaniya Af-Ingiriisi & Mandarin, iyo saddex xirfad-yaqaan oo laba luuqadood ku hadla. Xirfad-yaqaanada Yinghua waxa ay ardayda ku caawiyaan fasallada iyagoo siinaya taageerada tacliinta ama habdhaqanka. Kooxda Waxbarashada Gaarka ah waxa ay si dhow ula shaqeeyaan shaqaalaha iyo qoysaska Yinghua si ay u abuuraan una hirgeliyaan jawi waxbarasho oo ah mid ay heli karaan ardayda Yinghua.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Yinghua Academy wuxuu rumeysan yahay inay faa’iido u tahay ardaydiisu inay aqoon u lahaadaan luuqado badan. Marka ay ardaydu iska diiwaangeliyaan Yinghua, Waaxda Waxbarashada ee Minnesota waxa ay ubaahan tahay in canug kasta laga buuxiyo foomka Sahanka Luuqadda ee Minnesota. Ardayda leh dhexgalka luuqado aan ahayn Af-Ingiriisiga waxaa lagu qiimeeyaa tijaabada baaraha ELL. Ardayda uqalanta ELL iyada oo lagu saleynayo qiimeyntan waxa ay waxbarashada caadiga ah kaqaataan macalin ELL oo rukhsad haysta. Barnaamijka ELL ee Yinghua waxaa loogu talagalay inuu ardayda ka caawiyo sidii ay u hanan lahaayeen aqoonta luuqadda tacliinta ee Af-Ingiriisiga iyo helista barida casharka ee heerka fasal ee maadooyinka oo dhan. Gu’ kasta, ardayda ELL waxa ay sameeyaan imtixaanka heerka qaran ee ELL ACCESS. Haddii natiijooyinku muujiyaan in dhammaan ardayda ELL ay buuxiyaan heerarka aqoonta Af-Ingiriisiga, sanadka soo socda ayey ka baxayaan barnaamijka ELL. Yinghua Academy waxa uu rumeysan yahay waxbarashada gaarka ah ee ELL ay ardayda ka caawin doonto hanashada aqoonta Af-Ingiriisiga oo ayna guul ka gaaraan dugsiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

8 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 77%

7 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 71%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

8 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 78%

8 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 76%

Cimilo

69%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

69%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Yinghua Academy waxay leedahay shan qiyam oo sees u ah aragtida, hiigsiga, & hadafyada. Qiyamkani waa badqabka, ku hadalka af Shiineeska, waxbarashada, farxada, & muwaadinimada adduunka. Badqabku wuxuu koobsanayaa dadaalka Yinghua ee siinta dhammaan ardayda deegaan badqaba shucuur ahaan & jidh ahaanba si ay wax ugu bartaan & ugua koraan. Ka ahaan dugsi dawli ah oo gaar loo maamulo oo af Shiinees wax ku dhigo, waxay ku dadaalaan dhammaan ardaydu inay ku guulaystaan akhriska iyo qoraalka & aqoonta hadalka ee Shiineeska Mandarin, iyagoo baranaya & isticmaalayana intii Shiinees ah ee macquula. Manhajka Yinghua waxa si weyn loogu diyaariyey in lagu caawiyo qiyamkan & hubiyo fursadaha waxbarasho ee tayada ugu sareysa leh oo dhammaan ardaydu hesho, gudaha & dibada fasalkaba. Muwaadinimada adduunku waa seeska Yinghua, madaama ay qiimeeyaan deegaan ixtiraam leh oo dhisaya wanaaga dadka kale, kobcinaya maanka danta guud, & xanaaneynaya ardaydeenu si ay ugu firfircoonaadaan bulshada caalamka.

Discipline Policy

Yinghua Academy waxa uu adeegsadaa Habka Fasalka ee Jawaabta leh si uu jawi waxbarasho oo ammaan ah, dhiirigelin, iyo farxad leh ugu abuuro fasalada oo dhan. Habkani, oo ay ansixisay Waaxda Waxbarashada ee Minnesota, waxa uu isku dhafaa barashada bulshonimada iyo tacliinta isagoo isticmaalaya xeelado wax ku ool ah. Isagoo mudnaanta siinaya badbaadada, Yinghua wuxuu xaqiijiyaa in ardayda iyo shaqaaluhuba ay dareemaan jawi ammaan ah. Macallimiintu waxa ay si dhow ula shaqeeyaan ardayda iyo waalidiinta si ay wax uga qabtaan caqabadaha hor istaagi kara waxbarashada. Si uu u buuxiyo shuruudaha tacliinta, habdhaqanka, iyo caafimaadka maskaxda ee ardayda, Yinghua waxa uu huraa kheyraad badan. Edbinta waxaa loo arkaa in ay tahay qaab lagu hagayo habdhaqanka ardayda iyo gudashada baahiyahooda. Koox, ay ku jiraan maamulayaal, barayaal, arday, iyo waalidiin, ayaa iska kaashada arrimaha edbinta, iyagoo bixinaya kheyraad wax looga qabanayo baahiyaha bulsheed, shucuurta, iyo caafimaadka dhimirka. Macluumaad iyo kheyraad lagu joogteynayo deegaan dugsi oo ammaan ah loona dhan yahay ayaa sidoo kale la diyaariyaa.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
80% 74% 59% 85% 73% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
96% 99% 95% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 2 0 0 0

Sinnaan

81%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

81%

Aragtida sinnaanta

Yinghua Academy waxa uu xusaa kala duwanaanshaha waxa uuna kobciyaa dhaqan loo wada dhan yahay halkaas oo qofkasta uu kamid yahay & qof walba gaarkiisa & karaamada uu ku dhex leeyahay waa la ilaaliyaa. Waxay u arkaan kala duwanaansha inay tahay awood waxayna kobciyaan qadarin qoto dheer midba midka kale. Waxaa ka go’an inay mustaqbalka soo saaraan madax caalami ah kuwaas oo dareemaya in ay awood u leeyihiin in ay u doodaan oo ay raadiyaan caddaaladda bulshada & bulsho lid ku ah cunsuriyadda. Yinghua Academy waxa uu bixiyaa ilaha lagama maarmaanka ah si uu u dhiso kartida lagu gaarayo ujeeddooyinka waxbarashada gaarka ah ee arday kasta. Shaqadooda sinnaanta waa dadaal socda: waxayna ka tarjumaan tallaabooyinkooda waxaana ka go’an awoodsiinta ardayda, shaqaalaha, iyo la hawlgalayaasha bulshada iyo inay ka taageeraan gaaritaanka kartidooda buuxda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 70% Asian Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 31% English Language Learner Celceliska magaalada 53% From a Low Income Background Celceliska magaalada 57% Hispanic Celceliska magaalada 78% Two or more races Celceliska magaalada 45% Special Education Celceliska magaalada 78% White Celceliska magaalada 74% All students

0% 100% Celceliska magaalada 77% All students Celceliska magaalada 78% White Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 61% Special Education Celceliska magaalada 69% English Language Learner Celceliska magaalada 79% Two or more races Celceliska magaalada 77% Asian
0% 100% Celceliska magaalada 77% All students Celceliska magaalada 78% White Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 61% Special Education Celceliska magaalada 69% English Language Learner Celceliska magaalada 79% Two or more races Celceliska magaalada 77% Asian

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 79% Asian Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 73% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 79% Asian Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 73% All teachers

Macallimiin midab leh

65%

Arday kala midab ah

55%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 97% Asian Celceliska magaalada 80% Black or African American Celceliska magaalada 98% English Language Learner Celceliska magaalada 88% From a Low Income Background Celceliska magaalada 95% Hispanic Celceliska magaalada 95% Two or more races Celceliska magaalada 93% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 95% All students
0% 100% Celceliska magaalada 97% Asian Celceliska magaalada 80% Black or African American Celceliska magaalada 98% English Language Learner Celceliska magaalada 88% From a Low Income Background Celceliska magaalada 95% Hispanic Celceliska magaalada 95% Two or more races Celceliska magaalada 93% Special Education Celceliska magaalada 95% White Celceliska magaalada 95% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students
0% 100% Celceliska magaalada 0 All students