Waite Park Community School
Dusiga degmada
Buundooyin PK-5
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 9:10AM-3:40PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
Pre-K
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 270
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 33%
Macalimiinta kala midibka ah 8%
TacliinIskuulka dadwaynaha. Wuxuu bixiyaa barnaamij barashada luqada ingiriiska oo horumarsan.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa muusik cod ah iyo koox heeso ah, iyo hawlaha dugsi kadib.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo gaar oo ay la socoto barnaamijyo takhasus dareen/ dabeecad aad u sareeyo leh.
GaadiidBaabuur raaca laga bixiyo xaafadaha Colombia Park iyo Waite Park iyo Audoban Park waqooyiga 27th Ave. Ka fiiri halkan xuduuda saxda ah: https://exploremps.org/School/waite_park_elementary_school_.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 . Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://exploremps.org fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22.
2019: Ardayda heerka fasalka (aqoontooda)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
2019: Ardaydu waxay ku socdaan waddadii (horumar)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
Waxaan dooranay in aanan sheegin xogta guusha ee tacliinta iyada oo ay sabab u tahay ka qaybqaadasho yarida MCA ee guga 2021. Fadlan wixii warbixin dheeri ah ka fiiri rc.education.mn.gov -