Sullivan STEAM Magnet
Dusiga degmada
Buundooyin K-8
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 7:30AM-2:00PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 770
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 72%
Macalimiinta kala midibka ah 20%
TacliinDugsiga citywide magnet. Wuxuu ku daraa sayniska iyo teknolojiyada, injineernimada, farshaxanka, iyo xisaabta (STEAm) dhamaan waxbarashada. Wuxuu bixiyaa habraac horumarsan.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa garoon cusub oo robotics & meel-samaynta, & hawlaha dugsiga kadib, oo ay ku jiraan YMCA Beacons.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa adeegyo waxbarasho oo gaar ah oo ay la socoto barnaamij aad u sareeya oo ootisam ah.
GaadiidBaabuur raaca la siiyo citywide.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 Fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22. (Hadii aad codsanayso barnaamijka magnet waxaa sidoo kale jiri doono baqtiyaanasiib labaad taarikhda markay tahay 4/4/22).
2019: Ardayda heerka fasalka (aqoontooda)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
2019: Ardaydu waxay ku socdaan waddadii (horumar)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
Waxaan dooranay in aanan sheegin xogta guusha ee tacliinta iyada oo ay sabab u tahay ka qaybqaadasho yarida MCA ee guga 2021. Fadlan wixii warbixin dheeri ah ka fiiri rc.education.mn.gov -