Stonebridge World School

4530 S Lyndale Ave
Minneapolis, MN 55419
(612) 877-7400 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
Pre K - 5
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:00 AM - 4:00 PM.
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

12%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

Waxaa jira waxqabadyo badan oo dugsiga kadib ah la qorsheeyay, oo ay ku jiraan saacadaha Waxbarashada ee la Dheereeyay oo leh Naadiga Caawinta Leyliga Guriga. Robotyada waa waxqabad caan ah oo ka baxsan manhajka dugsiga. Waxay sidoo kale yeelan doonaan Rugta Kubadda Cagta si ay uga faa’iideystaan ​​garoonka kubbadda cagta ee dhawaan la dhisay. Waxqabadyo badan oo ka baxsan manhajka iyo dugsiga kadib ah ayaa loo qorsheeyay sannad dugsiyeedkan soo socda.

Extracurriculars Offered:

Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Muusiga, STEM/STEAM, Farshaxanka Muuqda

Uniforms

Students who attend Stonebridge World School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Luke Gregory Boudewyns at LBoudewyns@sbwschool.org or (612) 877- 7423.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (313 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    57%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    22%
  • Two or more races
    9%
  • White
    7%
  • English Language Learner
    14%
  • From a Low Income Background
    83%
  • Special Education
    12%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (22 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    5%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    5%
  • Two or more races
    32%
  • White
    59%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

14:1

Tacliin

2%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

2%

Barnaamijyada aqoonta

Dugsiga Stonebridge World waa dugsiga PreK-6 dawli ah oo gaar loo maamulo ee Minneapolis oo bixiya isku darka gaarka ah ee manhaj caalami ah, adeegyo kala duwan, iyo xarun dhexe oo loogu talagalay in lagu bixiyo waxbarashada heerka koowaad ee ardayda Minneapolis.
Waxbarasho bilaash ah oo u furan dhammaan ardayda PreK-6, Stonebridge waa dugsi bulsho oo badqaba, yar oo diiradda saara dhisidda muwaadiniinta caalamiga ah iyada oo loo marayo akhriska, qorista, iyo xisaabta oo ay weheliso fanka, farsamada, iyo waxbarashada jidh-dhiska si wax loo baro ilmaha guud ahaan.
Stonebridge waxa ay raacdaa barnaamijka Fasalka ka jawaabaya kaas oo isu keena waxa ay caruurtu u baahan yihiin in ay bartaan iyo waxa ay dugsiyadu ka ogyihiin sida ay u baahan yihiin in ay wax u bartaan. Habkan, macalimiintu waxay si siman fiiro gaar ah u siinayaan waxbarashada bulshada iyo tacliinta. Barashada bulshada ee ardaydu waxay udub dhexaad u tahay ilaa 5 xirfadood oo muhiim ah: iskaashiga, cadeynta, masuuliyadda, u damqashada, iyo is-xakamaynta– ama DARYEELKA. Nidaamkan, macalimiintu waxay isku dayaan inay u bartaan sida ugu badan ee suurtogalka ah ardaydooda shakhsi ahaan, dhaqan ahaan, iyo horumar ahaanba. Macallimiintu waxay dhisaan xidhiidh adag oo ay la yeeshaan qoysaska iyo shaqaalaha si loo hubiyo in dadka waaweyn ee ku xeeran nolosha ardaydu ay ka wada shaqeeyaan danaha ugu fiican ee ardayda.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka kuleysan, Diyaargarowga Kulleejka, Daraasaadka Caalamiga ah (ku saleysan barnaamijka international baccalaureate ee horey loo hirgaliyey). Waxbarasho shaqsiyeed

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Stonebridge waxay bixisaa barnaamij SPED oo dhamaystiran oo ay gudbinayaan macalimiin aqoon sare leh.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Ardayda Stonebridge ee ku jirta barnaamijka barbaarinta kahor waxay adeegsadaan Manhajka Hal-Abuurka. Manhajka Hal-abuurka ahi waa mid ka mid ah manhajyada dugsiga barbaarinta hore ee sida aadka ah looga isticmaalo dalka. Manhajkan dhamaystiran & cilmi-baadhistana ku salaysan ayaa tilmaama in sahaminta & ogaanshuhu ay yihiin hab waxbarasho.
Manhajka Hal-abuurka Lihi…
Wuxuu kordhinayaa u diyaarsanaanta dugsiga barbaarinta
Wuxuu kor u qaadaa horumarka shucuurta-bulsheed
Wuxuu taageeraa dhammaan caruurta
Wuxuu la jaanqaadaa dhammaan tilmaamaha waxbarashada dhallaanka ee gobolka iyo Natiijooyinka Waxbarashada Hore ee barnaamijka Head Start (Garab Qabashada)
Dugsiga Hoose (Ardayda Fasalka K-5aad)
Ardayda Stonebridge World School ee fasalada Barbaarinta ilaa fasalka 5aad waxay isticmaalaan barnaamij dhamaystiran, cilmi baadhis lagu xaqiijiyay oo la yiraahdo barnaamijka Benchmark Literacy (Halbeegga Akhris-qoraalka).
Halbeegga Akhris-qoraalku:
Wuxuu dhisaa xirfado aasaasi ah sida dhawaaqa erayada, barashada erayada iyo faseexnimada
Wuxuu ku dhisaa aqoonta asalka ah ee ardayda taasoo u oggolaanaysa inay helaan bugaagta qoran ee macluumaadka iyo akhris-qoraalka iskudhaya
Wuxuu ku hagaa ardayda inay isticmaalaan qoraalka cadaynta ah
Wuxuu ardayda u siinayaa inay helaan fursad ay ku horumarin karaan wadashaqaynta dhinaca wadasheekaysiga
Wuxuu horumarinayaa qoraayaasha iyadoo la barayo hannaanka wax qorista

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

1 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 8%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 15%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 15%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 29%

Cimilo

27%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

27%

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
67% 76% 67% 70% 68% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
79% 52% 42% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 19 11 6 9

Sinnaan

28%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

28%

Aragtida sinnaanta

Macalimiinta & shaqaalaha Stonebridge World School waxay khibrad u leeyihiin la shaqeynta qeybaha ardayda kala duwan. Iyadoo taas ku saleysan, waxay diyaariyeen barnaamijka dugsiga kaasoo beegsada manhajka ku saleysan cilmi-baadhista, fursadaha waxbarashada baraatikada ah, fasalo tiro kooban, adeegyo caawimo qoys oo xoogan, & fursado kaqeybgal waalid oo firfircoon. Waxaanu ognahay in sida ardaydu wax u bartaan muhiim u tahay sida waxa ay bartaan, sidaasi darteed dugsigu wuxuu ka caawiyaa qoysaska inay ka taageeraan carruurtoodu inay wax bartaan & kobcaan.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 9% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Hispanic Celceliska magaalada 9% Two or more races Celceliska magaalada 15% Special Education Celceliska magaalada 30% White Celceliska magaalada 12% All students
0% 100% Celceliska magaalada 9% Black or African American Celceliska magaalada 2% English Language Learner Celceliska magaalada 8% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Hispanic Celceliska magaalada 9% Two or more races Celceliska magaalada 15% Special Education Celceliska magaalada 30% White Celceliska magaalada 12% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 20% Black or African American Celceliska magaalada 22% All students Celceliska magaalada 13% Hispanic Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 7% Special Education Celceliska magaalada 15% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 20% Black or African American Celceliska magaalada 22% All students Celceliska magaalada 13% Hispanic Celceliska magaalada 20% From a Low Income Background Celceliska magaalada 7% Special Education Celceliska magaalada 15% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 68% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 71% Two or more races Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 68% All teachers

Macallimiin midab leh

41%

Arday kala midab ah

93%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 40% Black or African American Celceliska magaalada 61% English Language Learner Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 56% Hispanic Celceliska magaalada 31% Special Education Celceliska magaalada 42% All students
0% 100% Celceliska magaalada 40% Black or African American Celceliska magaalada 61% English Language Learner Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 56% Hispanic Celceliska magaalada 31% Special Education Celceliska magaalada 42% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 15 Black or African American Celceliska magaalada 9 All students
0% 100% Celceliska magaalada 15 Black or African American Celceliska magaalada 9 All students