Saint Helena Catholic School

3200 E 44st St
Minneapolis, MN 55406
(612) 729-9301 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
PreK-8
Qiimo:
Saint Helena Catholic School's annual tuition is $5,900. They offer tuition breaks for multiple children and parishioners.
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:10 AM - 3:40 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Independent

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Barnaamijyo dheeri ah

St. Helena waxay bixisaa kooxda fanka, Isbaanish, koox heeso, iyo muusiga.

Extracurriculars Offered:

Muusiga, Naadiyada STEM/STEAM, Ciyaaraha, Masraxa

Uniforms

Students who attend Saint Helena Catholic School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Karla Gergen at gergen@sainthelenampls.org or (612) 729-9301.

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Dugsiga Saint Helena, waxay leeyihiin barnaamij tacliimeed kaas oo ku salaysan heerar & wax laga beddelay si loo daboolo baahiyaha ardayda. barnaamijkooda akhris-qoraalka waa isku-darka Rumaynta & Akhriska, kaas oo ku salaysan Cilmiga Wax-akhriska, & buugaagta My View/Perspectives (Aragtidayda/Sidaan u Arkayo). Ardayda dhigata dugsiga hoose waxa ay qaataan wadar ahaan 120 daqiiqo oo barid akhris-qoris ah maalintii marka lagu daro 45 daqiiqo waxbarid xisaab ah. Ardaydu waxa ay sidoo kale qaataan baridda diinta oo joogta ah, oo ay kujirto u diyaargarowga karaamada. Barnaamijkooda sayniska ee dugsiga dhexe waxa uu adeegsadaa Amplify Science (Kordhinta Aqoonta), kaas oo adeegsada waxqabadyo ballaadhan oo gacanta laga qabanayo. Waxay leeyihiin fasallo sayniska iyo muusigga oo joogto ah & P.E. saddex jeer toddobaadkii.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Waxay bixiyaan adeegyada waxbarashada ee gaarka ah iyagoo la kaashanaya degmada dugsiga dadweynaha ee maxalliga. Fadlan si toos ah dugsiga kala xidhiidh wixii macluumaad dheeraad ah.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Macalimiintu waxa ay la shaqeeyaan ardayda si ay waxbarista ugu qaabeeyaan sidi loogu baahdo. Fasalada tirada yar waxay u oggolaanayaan dugsiga in uu siiyo waxbaris kala duwan dhammaan ardaydooda ELL. Qaar badan oo kamid ah shaqaalahoodu waxa ay kuhadlaan labada luuqadood ee Af-Ingiriiska iyo Af-Isbaanishka.

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

St. Helena waxa uu xaafada ku leeyahay caado xoogan, isagoo waxbarasho siinayey caruurta deegaanka in ka badan 95 sano. Waxay xiriir xooggan la leeyihiin kaniisada St. Helena waxa ayna ka shaqeeyaan inay soo saaraan tacliin heersare ah iyo qiyam akhlaaqeed oo xooggan oo lagu soo saaro deegaan nabdoon, oo barbaarin leh. Waa dugsi Katoolig ah: oo u furan dadka oo dhan, iyadoon loo fiirin diinta.

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

St. Helena waa mid ka mid ah dugsiyada aadka loo kala duwan yahay ee Minneapolis. Waxay u arkaan in ay aad muhiim u tahay in dugsigooda uu ka tarjumo kala duwanaanshaha Minneapolis, waxaana ay soo dhaweeyaan dhammaan qoysaska ka soo kala jeeda asalada kala duwan.