Progeny Academy Charter School

5929 Brooklyn Blvd
Brooklyn Center, MN 55429
(763) 325-9150 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:40 AM - 3:40 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

23%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Waxay rajeynayaan inay balaadhiyaan bixinta manhajkooda ka baxsan sannad dugsiyeedka 2024-25.

Extracurriculars Offered:

Naadiga Saxaafada/Wargeysyada, Golaha Ardeyda

Uniforms

Students who attend Progeny Academy Charter School are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Lilly Nelson at lillyn@progenyacademy.org or (763) 325-9150.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (85 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    1%
  • Asian
    11%
  • Black or African American
    52%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    21%
  • Two or more races
    11%
  • White
    5%
  • English Language Learner
    40%
  • From a Low Income Background
    76%
  • Special Education
    9%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (5 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    100%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

17:1

Tacliin

2%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

2%

Barnaamijyada aqoonta

Progeny Academy waxa uu diiradda saaraa 3 aag oo gaar ah si uu u taageero guusha ardayga:
Tacliinta: Progeny waxa uu waxbarashada u hagaajiyaa baahiyaha gaarka ah oo leh waxbaris kaqeybqaadasho toos ah, fursadaha taageerada dheeraadka ah ee kooxaha yar-yar & goobaha 1-ka-1 ah.
Jidheed: Progeny waxa uu bixiyaa quraac iyo qado caafimaad leh maalin kasta, oo ay la socoto hawlo maalinle ah oo jimicsi ah
Dareenka Bulsheed: Waxay bixiyaan waxbarid maalinle ah & waxqabadyo taageera horumarka ardayga oo dhan, ka caawinaya dejinta yoolka, kuna taageera inay noqdaan xubno firfircoon oo taageera bulshada.

Academic Programs Offered:

Fasalo Heerar Badan, PSEO, Waxbarasho shaqsiyeed, STEM/STEAM, Diirada Sayniska iyo Tiknoolajiyada, Waxbarashada Shucuurta Bulshada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Diirad saarida waxbarashadooda gaarka ah ee K-8 waa inay hubiyaan Waxbarashada Dadwaynaha ee Bilaashka ah & Ku Haboon (FAPE) ee ardayda xaqa u leh ee loo aqoonsaday inay qabaan naafo & kuwa u baahan waxbarid shaqsiyeed & si gaar ah loo qaabeeyey.
Waxbaristani waa inay bixisaa horumarka loo qaadayo yoolalka & ujeedooyinka iyada oo loo marayo iskaashi u dhexeeya waalidiinta, mas’uuliyiinta, ardayda, iyo shaqaalaha xirfadlayaasha ah kuwaas oo:
-Caawiya aqoonsiga ardayda naafada ah iyada oo la adeegsanayo nidaamka kooxda anshaxmarinta ee hirgalinta heerarka nidaamka cadaalada leh iyada oo lala kaashanayo Kooxda Qorshaha Waxbarashada Gaarka ah (IEP) ee ardayga;
-Ardayda siiya waxbarashada gaarka ah ee ku habboon iyada oo loo marayo IEP-gooda, iyadoo lagu salaynayo baahida la xidhiidha naafanimada ilmaha;
-Kormeera horumarka ardayga iyadoo lagu salaynayo yoolalka & ujeedooyinka ku qoran IEP; &
-Si firfircoon uga qaybqaato horumarinta xirfadeed si ay u sii nagaadaan qawaaniinta waxbarashada gaarka ah, xeerarka, sharciyada, iyo dhaqamada ugu wanaagsan ee waxbarashada gaarka ah.
Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah waxaa ku jira koox uu hogaaminayo Agaasimaha Waxbarashada Gaarka ah. Kooxda waxaa ku jira macalimiin waxbarashada khaaska ah, xirfadlayaal, & khabiiro ku takhasusay dhinacyada cilmi-nafsiga dugsiga, qiimaynta, baxnaaninta shaqada, hadalka, DAPE, iyo meelaha kale si ay u taageeraan ardayda ku jirta goobta federaal ee 1, 2, ama 3.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Barnaamijka PACS EL waxa uu barayaa dhegeysiga, hadalka, akhrinta, iyo qoraalka iyada oo la adeegsanayo casharka. Waxay isticmaalaan isku darka habka marka ardayga waxbarista dibeda loo saarayo iyo marka fasalka loogu keynayo, iyagoo diiradda saaraya horumarinta luqadda iyo xirfadaha tacliinta. Waxbarashada luqadda qaarkood waxay ka dhacdaa fasalka waxbarashada guud. Tirada guud ee waxbarista EL waa ay ku kala duwan tahay ardayba arday, iyadoo ku saleysan baahiyaha gaarka ah. Barnaamijka waxaa kormeera Macallinka/Isuduwaha EL oo sidoo kale Agaasimaha Dugsiga kala shaqeeyo horumarinta iyo hirgelinta barnaamijka.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

0 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 3%

2 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 17%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 18%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 30%

Cimilo

72%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

72%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Waa hiigsiga Progeny Academy in laga taageero bartayaasha inay ku guulaystaan horumar-weyn iyadoo la marayo hogaan leh ikhtiraaca jiilka xiga ee istaaraatiijiyadaha waxbarasho ee sayniska & tiknoolajiyada. Progeny Academy waxa ka go’an bixinta bulsho waxbarasho oo badqabta, taageero leh oo lagu asaasay rajooyin sare, waxbarasho xoogan, & isla xisaabtan shakhsi oo awood u siinaya ardaydooda inay noqdaan kuwo wax soosaara, masuula, muwaadiniin aduunka ah, & aqoonyahano si fiican ugu diyaarsan dugsiga sare & wixii ka danbeeya.

Discipline Policy

Si aad wax uga ogaatid siyaasadda anshaxa ee Progeny Academy, fadlan booqo webseedkooda: progenyacademy.org/district-policies/

Bullying Prevention Policy

Si aad wax uga ogaatid siyaasadda anshaxa ee Progeny Academy, fadlan booqo webseedkooda: progenyacademy.org/district-policies/

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
29% 100% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
67% 69% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 57 0 10

Sinnaan

39%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

39%

Aragtida sinnaanta

Iyaga oo adeegsanaya khibradooda Progeny Academy, ardayda waxaa lagu qaban doonaa tacliin ahaan iyo bulsho ahaanba heerar sare si ay u noqdaan arday ku guulaysta xirfaddooda shaqada kulliyada & wixii ka dambeeya. Si ay tani u hirgasho, shaqaalaha Progeny Academy waxaa ka go’an inay wadajir u wada shaqeeyaan si ay u bixiyaan barnaamij tacliimeed oo kordhin doona awoodda maskaxeed ee dhammaan ardayda. Iyadoo wadajir loo wada shaqeynaayo, shaqaaluhu waxa ay isku hawli doonaan hannaan waxbarasho oo istiraatiiji ah kaas oo baahiyaha ardayga ee gaarka ah lagu daboolayo tacliin ahaan, bulsho ahaan, iyo dareen ahaanba.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 10% Black or African American Celceliska magaalada 7% English Language Learner Celceliska magaalada 7% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 7% Special Education Celceliska magaalada 10% All students
0% 100% Celceliska magaalada 10% Black or African American Celceliska magaalada 7% English Language Learner Celceliska magaalada 7% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 7% Special Education Celceliska magaalada 10% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 21% Black or African American Celceliska magaalada 24% All students Celceliska magaalada 21% From a Low Income Background Celceliska magaalada 26% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 21% Black or African American Celceliska magaalada 24% All students Celceliska magaalada 21% From a Low Income Background Celceliska magaalada 26% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 100% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 100% White Celceliska magaalada 100% All teachers

Arday kala midab ah

96%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 70% Black or African American Celceliska magaalada 60% English Language Learner Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 69% All students
0% 100% Celceliska magaalada 70% Black or African American Celceliska magaalada 60% English Language Learner Celceliska magaalada 68% From a Low Income Background Celceliska magaalada 69% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 10 All students
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 10 All students