Prodeo Academy – St. Paul

170 W Rose Ave
St. Paul, MN 55117
(651) 350-7655 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
PreK-7
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:20 AM - 2:20 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

65%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Hmong, Karen, Kayah

Barnaamijyo dheeri ah

Prodeo Academy waxay bixisaa kubbadda koleyga, baratanka duurka, iyo naadiyo kala duwan.

Extracurriculars Offered:

Ciyaaraha

Uniforms

Students who attend Prodeo Academy – St. Paul are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact the Enrollment Team at enrollment@prodeoacademy.org or (651) 350-7655.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (287 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    79%
  • Black or African American
    16%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    4%
  • Two or more races
    0%
  • White
    0%
  • English Language Learner
    77%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    9%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (12 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    33%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    67%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

24:1

Tacliin

73%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

73%

Barnaamijyada aqoonta

Academic Programs Offered:

Diyaargarowga Kulleejka, Waxbarashada gaarka ah

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Prodeo waxa uu si dhow ula shaqeeyaa qoysaska si uu u daboolo baahiyaha waxbarasho ee dhammaan ardayda oo uu kusiiyo jawiga ugu xaddidaada yar. Prodeo waxa uu ka faa’iideystaa kaqeybgalka & qaababka qolka kheyraadka ee loogu talagalay adeegyada gaarka ah. Kooxda waxbarashada gaarka ah waxaa kamid ah macalimiin, xirfadlayaal, shaqaale bulsho, iyo bixiyeyaasha adeegga la xiriira (oo ay ku jiraan baxnaaninta hadalka, baxnaaninta xirfada shaqada, & DAPE).

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Prodeo waxa uu isticmaalaa hab adag & dhaqan ahaana ka jawaabaya si uu uga caawiyo ardayda inay gaaraan yoolalka tacliinta. Qaabkoodu waxa uu diirada saaraa kobcinta luuqadda Ingiriisiga ee ku salaysan casharka, akhrinta luuqadaha badan, iyo horumarinta luqadda afka ah. Intaa waxaa dheer, Barnaamijkooda Dadka Dhawaan Soo galay waxa uu taageero siiyaa kuwa ku cusub Mareykanka, & barnaamijkooda Family Institute(Machadka Qoyska) waxa uu adeegsadaa iskaashiga bulshada si qoysaska loogu xiro kheyraadka loo baahan yahay.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

4 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 38%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 30%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 66%

6 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 58%

Cimilo

43%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

43%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hal-adayg, Ixtiraam, Daacadnimo, Horumarin, Waxqabad. Shantaan qiyam ayaa wargeliya oo dhiirigeliya wax kasta oo Prodeo sameynayo. Waxa ay aaminsan yihiin koritaan qofka oo dhan ah. U diyaariyaanta ardayda in ay guul kagaaraan dugsiga, & noloshooda gaarka ah & mustaqbalka waa mid muhiim u ah. Tacliintu waa ay xoogan tahay, & fasallada & bulshaduna waa faraxsan yihiin.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
60% 89% 75% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
79% 63% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 27 18 7

Sinnaan

63%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

63%

Aragtida sinnaanta

Prodeo Academy wuxuu si wadajir ah iskugu yimid si uu midba midka kale u soo dhaweeyo, u ixtiraamo, la shaqeeyo, dhageysto, & oo ay isku bartaan. Waxay aaminsan yihiin in marka ay sugaan aqoonsiga, asalka, khibradaha, & caqiidooyinka ardayda isku fasalka ah, qoysaska, & asxaabta naga duwan, waxaan horumarineynaa aqoonta, dareenka, & cadaalada. Bulsho loo dhan yahay ka ahaan, waxay ka shaqeeyaan inay carruurta u diyaariyaan inay noqdaan mufakiriin si qoto dheer u fikira & hoggaamiyeyaal ka tarjuma.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 38% Asian Celceliska magaalada 12% Black or African American Celceliska magaalada 30% English Language Learner Celceliska magaalada 34% From a Low Income Background Celceliska magaalada 15% Special Education Celceliska magaalada 34% All students
0% 100% Celceliska magaalada 38% Asian Celceliska magaalada 12% Black or African American Celceliska magaalada 30% English Language Learner Celceliska magaalada 34% From a Low Income Background Celceliska magaalada 15% Special Education Celceliska magaalada 34% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 62% All students Celceliska magaalada 62% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 66% Asian
0% 100% Celceliska magaalada 62% All students Celceliska magaalada 62% From a Low Income Background Celceliska magaalada 64% English Language Learner Celceliska magaalada 66% Asian

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 75% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 62% White Celceliska magaalada 75% All teachers

Macallimiin midab leh

33%

Arday kala midab ah

99%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 72% Asian Celceliska magaalada 23% Black or African American Celceliska magaalada 72% English Language Learner Celceliska magaalada 60% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% All students
0% 100% Celceliska magaalada 72% Asian Celceliska magaalada 23% Black or African American Celceliska magaalada 72% English Language Learner Celceliska magaalada 60% From a Low Income Background Celceliska magaalada 63% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 11 Black or African American Celceliska magaalada 5 Hispanic Celceliska magaalada 7 All students
0% 100% Celceliska magaalada 11 Black or African American Celceliska magaalada 5 Hispanic Celceliska magaalada 7 All students