Qariirad
S
Our Lady of Peace
Iskuul madax banaan
Buundooyin PK-8
Qiimo $5,057, gargaar lacageed ayaa diyaar ah
Saacadaha iskuulka 8AM-3PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
dharka iskuulka
Pre-K
Tirakoobka dadweynaha

Diiwangelinta 156
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 21%
Macalimiinta kala midibka ah -
TacliinKhabiirada tacliinta ee qaybo badan
Barnaamijyo dheeraad ahDugsiga Katooliga: Qof kasta wuu u furan yahay, iyadoon loo eegin iimaanka. Waxay bixisaa ciyaaraha, muusiga, fanka, iyo manhajka riwaayadaha.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa adeegyo waxbarsho oo gaar ah iyada oo lala kaashanayo iskuulaadka degmada dowlada. Wac wixii warbixin dheeri ah.
GaadiidBaabuur raaca waxaa laga bixiyaa subixii meel cayiman.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir Cathy Bergen (612) 823-8253. Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://www.school.olpmn.org/admission-and-enrollment/ -
Xogta tacliinta si guud looguma heli karo iskuulada madaxa banaan.Qiimeynta tacliinta ku salaysan xog si gaar ah loo bixiyay.