Northeast College Prep

300 NE Industrial Blvd
Minneapolis, MN 55413
(612) 248-8240 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 7:40 AM - 2:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

39%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali, Arabic

Barnaamijyo dheeri ah

NECP waxay hadda shuraako la tahay ACES (Ciyaartoyda ay ka Go’an tahay inay Waxbaraan Ardayda) kuwaas oo bixiya barnaamijyada dugsiga ka dib ah oo loogu talagalay ardayda ku jira xisaabta iyo barashada bulshada/dareenka. Kani waa barnaamij bilaash ah oo loogu talagalay ardayda NECP.

Uniforms

Students who attend Northeast College Prep are required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Admission at info@northeastcollegeprep.org or (612) 248-8240.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (324 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    2%
  • Asian
    1%
  • Black or African American
    61%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    27%
  • Two or more races
    2%
  • White
    8%
  • English Language Learner
    49%
  • From a Low Income Background
    95%
  • Special Education
    11%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (42 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    12%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    7%
  • Two or more races
    12%
  • White
    67%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

8:1

Tacliin

50%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

50%

Barnaamijyada aqoonta

Aqoon iskudubaridan oo ay ka muuqato kala duwanaansho waxbarasho ayaa aasaas u ah dugsiga. Fasalada akhris-qoraalka iyo xisaabta ayaa loo habeeyey si ay u taageeraan korriinka arday kasta. Ardaydu waxay qaataan 1 fasal oo takhasus ah maalin kasta waxayna sahmiyaan dhammaan 5-ta fasal ee takhasuska leh si ah jadwal isbedbedelaya: Isbaanish, Carabi, Farshaxan, & Waxbarashada Jidheed. Marka laga reebo fasalladan takhasuska leh, ardaydu waxay aadaan maktabadda dugsiga toddobaad kasta waxayna helaan fasax maalinle ah dhammaan fasallada.

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

NECP waxay bixisaa barnaamijyo & taageero loogu talagalay ardayda leh 504-yada & IEP-yada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

In ka badan kala badh ardayda Northeast College Prep waxay ku hadlaan luqad aan Ingiriisi ahayn marka guriga la joogo. Qaar ka mid ah ardaydan ayaa u qalma barnaamijka Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga. Ardayda waxaa taageera macalimiinta fasalka kuwaas oo loo tababaray xeelado gaar ah oo lagu barayo bartayaasha Luqadda Ingiriisiga. Ardayda u qalanta waxay ka helaan waxbarid macalimiin ruqsad ka haysta ESL kuwaas oo wax ku bara hababka wax wada-barida ama koox yar. Dhammaan ardayda u qalma Horumarinta Luuqadda Ingiriisiga waxay qaataan imtixaan sannadle ah si loola socdo horumarkooda xagga akhriska, qorista, ku hadalka, iyo dhegeysiga Ingiriisiga.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

2 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 20%

3 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 31%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

4 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 43%

5 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 49%

Cimilo

15%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

15%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Ardayda Northeast College Prep waxa lagu xoojin doonaa xirfado waxbarasho oo xoogan & aqoon, garaad bulsho & shucuureed, hibooyin shakhsi oo aad loo horumariyey, dadaalka danta guud, caawimo joogto ah oo ka timaada bulshada NECP, & jaceyl qoto dheer oo waxbarasho.
Qalinjabiyayaasha Northeast College Prep waxay ku dhex horumaraan bulshooyinka deegaankooda, dalkooda, & caalamka oo ah aagag xirfadeed oo dhinacyo kala duwan ah.
Guusha Northeast College Prep waxay u noqon doontaa cadeyn in dhammaan ardaydu, iyadoon loo fiirin asalkooda, horumaraan marka dhammaan shaqaalaha dugsigu si qoto-dheer u aaminsan yihiin awooda & si buuxdana ugu dadaalaan guusha midkasta iyo qofkasta.

Discipline Policy

Waxbarashadu waa ay ka badan tahay xirfadaha tacliinta oo keliya. NECP waxa ay aaminsan tahay in ardaydu ay si aad ah guulo u gaari doonaan haddii dhaqanka dugsigu yahay mid deggan oo togan; macalimiintu ay si cad u baraan xirfadaha bulshada; bulsho fasal iyo dugsi la dhiso si loo xaqiijiyo in arday kastaa ka tirsan yahay; & dugsiguna u qasdo in qof walba la baro inuu la shaqeeyo dad kala duwan. Waxa ay aaminsan yihiin in manhajka bulshadu muhiim u yahay sida manhajka tacliinta.
NECP waxay bartaa ardayda sidi ay u noqon lahaayeen dad aad u wanaagsan marka laga soo tago in ay yihiin arday aad u wanaagsan. Halkan Northeast College Prep, macalimiintu waxa ay si ula qasad ah bulsho xooggan ugu horumariyaan fasaladooda iyagoo si cad u tusaaleynaya, wax baraya, iyo xalinta mashaakilaadka sida la iskula shaqeeyo. Dugsiga oo dhan waxa uu adeegsadaa xeelado aan afka ahayn (Kicin) si uu u ilaaliyo cilaaqaadka una maareeyo habdhaqanka. Waxa ay adeegsadaan Falsafadda Fasalka ee Jawaabta leh waxaana ka go’an in ay ku tababaraan dhammaan macallimiinta habkan si ay u baraan dhiirigelinta gudaha iyo inay xaqiijiiyaan dhammaan ardayda inay dareemaan ammaan, ka tirsan yihiin oo ay ku raaxaystaan inta ay wax baranayaan. Intaa waxaa dheer, macallimiintu waxay u bareeraan inay baraan xirfadaha bulshada 2 ama 3 cashar toddobaad kasta.

Bullying Prevention Policy

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
71% 67% 68% 97% 50% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
92% 69% 56% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 13 17 15

Sinnaan

32%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

32%

Aragtida sinnaanta

Ardayda NECP waxay ku hadlaan 14+ luuqadood oo koobaad & dugsiguna ma leh isir ama qoomiyad u badan. Waxay qiimeeyaan kala duwanaanshaha qeybaha ardaydooda & waxayna xushmeeyaan dhammaan in ardaydoodu wax kusoo kordhiso bulshadooda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 34% Black or African American Celceliska magaalada 8% English Language Learner Celceliska magaalada 26% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 21% White Celceliska magaalada 26% All students
0% 100% Celceliska magaalada 34% Black or African American Celceliska magaalada 8% English Language Learner Celceliska magaalada 26% From a Low Income Background Celceliska magaalada 8% Hispanic Celceliska magaalada 6% Special Education Celceliska magaalada 21% White Celceliska magaalada 26% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 46% All students Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Special Education Celceliska magaalada 36% English Language Learner
0% 100% Celceliska magaalada 50% Black or African American Celceliska magaalada 46% All students Celceliska magaalada 46% From a Low Income Background Celceliska magaalada 12% Special Education Celceliska magaalada 36% English Language Learner

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 40% Black or African American Celceliska magaalada 40% Two or more races Celceliska magaalada 57% White Celceliska magaalada 50% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 40% Black or African American Celceliska magaalada 40% Two or more races Celceliska magaalada 57% White Celceliska magaalada 50% All teachers

Macallimiin midab leh

33%

Arday kala midab ah

93%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 58% Black or African American Celceliska magaalada 55% English Language Learner Celceliska magaalada 56% From a Low Income Background Celceliska magaalada 56% Hispanic Celceliska magaalada 35% Special Education Celceliska magaalada 53% White Celceliska magaalada 56% All students
0% 100% Celceliska magaalada 58% Black or African American Celceliska magaalada 55% English Language Learner Celceliska magaalada 56% From a Low Income Background Celceliska magaalada 56% Hispanic Celceliska magaalada 35% Special Education Celceliska magaalada 53% White Celceliska magaalada 56% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 29 White Celceliska magaalada 15 All students
0% 100% Celceliska magaalada 18 Black or African American Celceliska magaalada 29 White Celceliska magaalada 15 All students