North High School

1500 James Ave N
Minneapolis, MN 55411
(612) 668-1700 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8AM-3PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Maya
Degmo:
Minneapolis Public Schools

Qiimaynta dadaalka dugsiga

33%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

North High School wuxuu bixiyaa ciyaaraha fudud, fasalo kala duwan oo waxbarashada bulshada ah, iyo adeegyo u meerin ah.

Extracurriculars Offered:

Waxbarashada Bulshada, Dhaqanka Manhajka Dheeraadka ka ah, Ciyaaraha, Adeegyada Waxbarida

Uniforms

Students who attend North High School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

If interested in enrolling, contact Student Placement Services at (612) 668-1840 or sps.department@mpls.k12.mn.us.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (487 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    80%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    2%
  • White
    5%
  • English Language Learner
    6%
  • From a Low Income Background
    83%
  • Special Education
    21%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (42 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    24%
  • White
    76%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

36%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

36%

Barnaamijyada aqoonta

North High School wuxuu bixiyaa fasalo leh tiro yar, fasalo heerarka kulleejka ah iyada oo loo marayo AP, CIS, PSEO, STEM carbis shaqo, iyo barashada luqadda Isbaanishka. Waxay hoy u yihiin North Career & Technical Education Center(Xarunta Waxbarashada Farsamada iyo Xirfadda Waqooyiga), iyaga oo bixinaya xirfadaha dhabta ah ee dunida ee injineernimada, sayniska kombiyuutarka, iyo tignoolajiyada macluumaadka.

Academic Programs Offered:

Meelaynta Sare (AP), Waxbarashada Xirfada & Farsamada (CTE), Iskudhafka Luuqaada, PSEO, Carbiska-shaqo iyo/ama La Joogga Shaqo Qabashada

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

North High School waxa uu taageero siiyaa ardayda iyada oo loo marayo taageerada federaalka ee heerka 1-3 iyadoo la hagaajinayo taageerada baraha iyo asaagga ee guud ahaan, fasalka waxbarashada guud. Waxay sidoo kale bixiyaan barnaamij lagu taageerayo ardayda qabta dib u dhaca korriinka, & caqabado bulsho ama dareen.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

North High School waxa uu bixiyaa barnaamijka Bartaha Luuqadda Ingiriisiga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
63% 57% 78% 58% 52% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
60% 66% 71% 73% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Isku celceliska imtixaanka ACT najiidadisa

20 19 19 20 18 2017 2018 2019 2020 2021 36 0

Cimilo

21%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

21%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

North High School waxa uu mideeyaa waxbarashada isagoo u heellan inuu horumariyo adduunka. “Polar Pride” ee North High wuxuu aad uga qeyb yahay ardayda hadda & kuwii-hore. Iyada oo la haysto barnaamijka ciyaaraha fudud ee kubbadda koleyga iyo kubbadda cagta labadaba, North waxa uu kudhawaad sanad walba kaqeybgalaa horyaallada gobolka waxa uuna gaaray guulo yar. Dugsigu waxa uu sidoo kale hoy u yahay KBEM, xarunta jaasta ee ay ardaydu maamulaan oo u adeegta sida codka dadweynaha ee Magaalooyinka Mataanaha ee jaasta & waxbarashada.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
82% 63% 55% 71% 71% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
39% 24% 19% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 16 11 1 8

Sinnaan

38%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

38%

Aragtida sinnaanta

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 58% Black or African American Celceliska magaalada 52% All students
0% 100% Celceliska magaalada 58% Black or African American Celceliska magaalada 52% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 4 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 73% Black or African American Celceliska magaalada 70% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 65% Special Education Celceliska magaalada 73% All students
0% 100% Celceliska magaalada 73% Black or African American Celceliska magaalada 70% English Language Learner Celceliska magaalada 74% From a Low Income Background Celceliska magaalada 65% Special Education Celceliska magaalada 73% All students

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 60% Two or more races Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 71% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 60% Two or more races Celceliska magaalada 75% White Celceliska magaalada 71% All teachers

Macallimiin midab leh

24%

Arday kala midab ah

94%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 26% English Language Learner Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background Celceliska magaalada 36% Hispanic Celceliska magaalada 17% Special Education Celceliska magaalada 52% White Celceliska magaalada 19% All students
0% 100% Celceliska magaalada 15% Black or African American Celceliska magaalada 26% English Language Learner Celceliska magaalada 16% From a Low Income Background Celceliska magaalada 36% Hispanic Celceliska magaalada 17% Special Education Celceliska magaalada 52% White Celceliska magaalada 19% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 21 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 2 Asian Celceliska magaalada 21 Black or African American Celceliska magaalada 4 Hispanic Celceliska magaalada 12 Two or more races Celceliska magaalada 2 White Celceliska magaalada 8 All students