New City School

1500 NE 6th St
Minneapolis, MN 55413
(612) 623-3309 Websaaytka dugsiga
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 9:00 AM - 3:45 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

56%

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish, Somali

Barnaamijyo dheeri ah

Maalinta dugsiga ardayga waxa ay ku egtahay 3:45 PM & waxaana ku xiga waxqabadyo soo badanaya oo kala duwan oo manhajka kabaxsan. Waxaa kuwaan kamid ah: wax kaqabashada xisaabta, soo saarista masraxa muusiga, naadi muusig, barashada kubbadda koleyga iyo tartanka oo loogu talagalay 3-8, shaxda, & naadiga buugaagta. New City waxa uu bixiyaa daryeel iskuulka kahor iyo kadib ah oo hab dabacsan lagu bixiyo oo kharash yar.

Extracurriculars Offered:

Muusiga, Ciyaaraha, Masraxa

Uniforms

Students who attend New City School are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Juana Mandujano at juana.mandujano@newcitycharterschool.org or (612) 623-3309.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (371 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    4%
  • Asian
    2%
  • Black or African American
    27%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    8%
  • Two or more races
    3%
  • White
    57%
  • English Language Learner
    5%
  • From a Low Income Background
    48%
  • Special Education
    10%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (24 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    4%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    8%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    88%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

15:1

Tacliin

62%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

62%

Barnaamijyada aqoonta

New City ujeeddadeedu waxay tahay in la kobciyo ardayda: kuwaasoo qaba dareenka wakaalada gelaya dugsiga sare kadib fasalka 8aad, ee kasbaday dareen naftooda ah, kuwaasoo awood u leh in ay si qoto dheer u fikiraan, wax ula xidhiidhaan iskaashina u yeeshaan si wax ku ool ah; kuwaasoo wax qiyaasaya waxna abuuraya; & danaynayana dadka kale. Gaar u lahaanshahooda waxa uu ku qotomay fahamka ah in barashada bulshada ay muhiim u tahay & kana faa’iideysan karto barashada tacliinta. Barnaamijka New City waxa uu qiimeeyaa waxbarashada adag & waxa uuna adeegsadaa Waxbarashada EL ELA & Xisaabta Eureka xagga manhajka aasaasiga ah. Waxa ay ku guda jiraan inay soo saaraan “socdaalada” waxbarashada oo diirada saaraya cilmiga bulshada & heerarka sayniska iyada oo loo marayo tacaburrada iswareysi & kuwo maxalli ah oo khuseeya, khibrado baraatik ah, oo waxbarasho. Ka shaqaale ahaan, waxa ay qiimeeyaan cilaaqaadka waxbarashada & waxa ayna si nidaamsan usoo saaraan bulsho xirfad leh oo tusaale u noqon karta daryeelka iyo iskaashiga ardayda. “Shaqaale gaadiid” (oo qofna uusan rakaab ahayn) ayuu maalinta ku bilaabaa koox-dhiska & horumarinta xirfadaha bulshada.

Academic Programs Offered:

Barnaamijka farshaxanka ku saleysan, Waxbarashada gaarka ah

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

New City waxa uu bixiyaa adeeg barnaamij waxbarasho gaar ah oo dhammeystiran, oo ay ku jiraan saddex macalin, xirfad-yaqaanayaal badan, iyo bixiyeyaasha adeegga gaarka ah ee hadalka, shaqada bulshada, cilmi nafsiga dugsiga, iyo baxnaaninta shaqada.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

New City waxa uu leeyahay macalinka ELL oo wakhti buuxa kaas oo qiimeeya bartayaasha Af-Ingiriisiga, kaas oo aqoonsada baahiyaha, iskula dubarida macalimiinta fasalka, oo qorsheeyana jadwalka taageerada waxbarida ku saleysan baahida ardayda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

3 oo arday 10 ah ayaa ku dadaala heerka xisaabta fasalka

2023 aqoonta xisaabta - 34%

6 oo arday 10 ah ayaa heerka fasalka wax aqriya

2023 aqoonta wa aqriska - 55%

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
2019 2020 2021 2022 2023 Xisaab Aqris 100% 0%

3 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka xisaabta fasalka

Horumarka xisaabta ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 34%

7 intaas oo arday 10 ah ayaa horumar sameeynaya si ay uga qalin jebiyaan heerka wax aqriska fasalka

Horumarka wax aqriska ee 2023 laga jaray boqolkiiba - 66%

Cimilo

49%

Qiimeynta waxqabadka cimilada

49%

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

New City School waxa uu ku dadaalayaa inuu abuuro bulsho ay ka muuqdaan dhammaan dhinacyada kala duwan ee magaalada iyo meel arday kasta & xubin kasta oo shaqaalaha katirsan uu ku dareemo in si buuxda loo soo dhaweynayo & uuna muhiim yahay. Waxa haga qiyamkooda ku xeeran kala duwanaanshaha, bulshada, muwaadinimada, shaqo tayeysan, & hal-abuurnimo & himiladoodnuna waxa ay yihiin in la mideeyo waxbarashada bulshada, dareenka, & tacliinta.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
100% 75% 81% 80% 83% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
92% 91% 58% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 0 2 5

Sinnaan

45%

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

45%

Aragtida sinnaanta

New City School waxaa ka go’an inuu: arday kasta & qoyskasta ugu adeego si siman, inuu dhammaan ardayda u diyaariyo guusha dugsiga sare & wixi kadambeeya, & inuu siiyo deegaan waxbarasho oo soo dhawayn leh oo loo dhan yahay. Isagoo ku qotoma fahamka in cilaaqaadyadu ay aasaas u yihiin waxbarashada, New City waxa uu joogteeyaa fasallo tira yar ay dhigtaan oo u oggolaanaya xiriir adag oo qoto-dheer oo u dhexeeya ardayda, & macalimiinta iyo ardayda dhexdooda. Maalmuhu waxa ay ku bilowdaan kulamada Crew halkaas oo ardaydu kubartaan inay daryeelaan kuwa ay isku fasalka yihiin, inay yeeshaan xirfadaha bulshada, iyo inay kobciyaan bulsho waxbarasho oo ammaan ah oo soo dhaweyn leh. Codka ardayda waa la kobciyaa & taageeradana waxaa loo kala qeybiyaa shaqaalaha kala duwan ee sii kordhaya. Codka ardayda waxaa lagu kobciyaa farshaxanka. Shaqaalaha xiriirka bulshada waxa ay xaqiijiyaan in wada-xiriirka u dhexeeya qoysaska & dugsiga uu wax ku ool yahay, & kooxda taageerada ardaygana waxay si firfircoon u siiyaan taageerooyinka ardayda.

Aqoon

% ardayda heerka fasalka ay ka joogaan
0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 0% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 24% Hispanic Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 44% All students
0% 100% Celceliska magaalada 22% Black or African American Celceliska magaalada 0% English Language Learner Celceliska magaalada 30% From a Low Income Background Celceliska magaalada 24% Hispanic Celceliska magaalada 32% Special Education Celceliska magaalada 58% White Celceliska magaalada 44% All students

Horumar

% inta arday ee wadada saxda haya
0% 100% Celceliska magaalada 37% Black or African American Celceliska magaalada 50% All students Celceliska magaalada 45% Hispanic Celceliska magaalada 55% White Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 32% Special Education
0% 100% Celceliska magaalada 37% Black or African American Celceliska magaalada 50% All students Celceliska magaalada 45% Hispanic Celceliska magaalada 55% White Celceliska magaalada 45% From a Low Income Background Celceliska magaalada 32% Special Education

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
0% 100% Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 83% All teachers
0% 100% Celceliska magaalada 76% White Celceliska magaalada 83% All teachers

Macallimiin midab leh

12%

Arday kala midab ah

44%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
0% 100% Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 48% Hispanic Celceliska magaalada 52% Two or more races Celceliska magaalada 52% Special Education Celceliska magaalada 66% White Celceliska magaalada 58% All students
0% 100% Celceliska magaalada 39% Black or African American Celceliska magaalada 40% From a Low Income Background Celceliska magaalada 48% Hispanic Celceliska magaalada 52% Two or more races Celceliska magaalada 52% Special Education Celceliska magaalada 66% White Celceliska magaalada 58% All students

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 12 Black or African American Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 5 All students
0% 100% Celceliska magaalada 12 Black or African American Celceliska magaalada 5 White Celceliska magaalada 5 All students