P.E.A.S.E. Academy

601 SE 13th Ave
Minneapolis, MN 55414
(612) 378-1377 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
8-12th
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Thu 8:30 AM - 3:20 PM, Fri 8:30 AM - 2:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Maya
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English

Barnaamijyo dheeri ah

P.E.A.S.E. Barnaamijka Dugsiga Kadib waa barnaamij taageero oo bulshada ku salaysan, qoyska udub dhexaad u ah, shaqaale xirfad leh ay joogaan, oo ah taageero asaaga ah oo togan oo bixiya adeegyada dhaqancelinta bulshada, la-talinta, iyo kiis-maareynta dhalinyarada ee xaga soo kabashada.

Extracurriculars Offered:

Barbaarta Sookabashada

Uniforms

Students who attend P.E.A.S.E. Academy are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Mike Durchslag at mdurchslag@emailmtcs.org or (612) 378-1377.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (18 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    11%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    6%
  • Two or more races
    6%
  • White
    78%
  • English Language Learner
    6%
  • From a Low Income Background
    61%
  • Special Education
    22%

Macalimiinta joogta dugsigan

Macalimiinta, Isir ahaan (3 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    0%
  • Two or more races
    0%
  • White
    100%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

6:1

Tacliin

46%

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

46%

Barnaamijyada aqoonta

P.E.A.S.E. Akaadamiyadu waxay bixisaa dugsi ardaydu udub dhexaad u yihiin, oo 8-12 ah oo leh dheelitirnaan qumman oo laga dheefayo hal-abuurnimo, khibrado, tacliin, iyo feejignaan shaqsiyadeed oo raacaya heerarka gobolka Minnesota.

Academic Programs Offered:

Waxbarashada onlaaynka, PSEO, Waxbarashada shaqsiyeed

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

P.E.A.S.E. Academy barnaamijkiisa firfircoon ee waxbarashada gaarka ah waxa uu bixiyaa adeegyo loogu talagalay in lagu daboolo baahiyaha ardayda naafada ah ee degmada oo dhan. Waa hadafka Waaxda Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah in arday kasta oo ku jira Qorshaha Waxbarashada Shaqsi Ahaaneed (IEP) uu helo barnaamijka waxbarashada ee sida ugu wanaagsan u daboolaya baahiyihiisa/baahiyaheeda shakhsi ahaaneed, kuna taageera arday kasta yoolalka mustaqbalkiisa.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Hadafka barnaamijka bartaha Ingiriisiga waxa uu yahay in lagu caawiyo ardeydu inay ku guulaystaan aqoonta Luuqada Ingiriisiga si ay u noqdaan bartayaal guuleysta fasalka dhexdiisa. Waxay soo dhaweeyaan ardeyda kasoo jeeda luuqadaha kala duwan oo dhan, & waxayna isticmaalaan dhaqamada waxbarasho ee ugu wanaagsan si ay wax ugu dhigaan. Waxay siiyaan deegaan badqaba, oo soo dhaweyn leh dhammaan ardayda. Waxay hubiyaan in dhammaan ardeydu helaan caawimada ay u baahan yihiin.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
80% 62% 83% 62% 100% 2017 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
71% 76% 77% 62% 2018 2019 2020 2021 100% 0%

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

P.E.A.S.E. Academy waxa loogu talagalay ardayda kasoo kabanaya daroogada ama isticmaalka khamrada. Waxay ay ka qeyb yihiin MN Transitions Charter School.

Discipline Policy

Wada fadhiisiga ardayda & shaqaalaha ayaa ah halka arrimaha & cawaaqibka ardayda lagu xalliyo. Sidoo kale waa goobta lagu farfiiqo ardayda samayneysa waxa saxda ah. Caddaalada waxaa lagu gaaraa wada-hadal iyo wax wadaag. Waxay saameyn xooggan & mid toganba ku yeelaneysaa ku haynta carruurta dugsiga iyo in ay wax ka bartaan khaladaadka.

Bullying Prevention Policy

Wada fadhiisiga ardayda & shaqaalaha ayaa ah halka arrimaha & cawaaqibka ardayda lagu xalliyo. Sidoo kale waa goobta lagu farfiiqo ardayda samayneysa waxa saxda ah. Caddaalada waxaa lagu gaaraa wada-hadal iyo wax wadaag. Waxay saameyn xooggan & mid toganba ku yeelaneysaa ku haynta carruurta dugsiga iyo in ay wax ka bartaan khaladaadka.

Haynta macalinka

% inta macalimiin ee iskuuulka joogtay
80% 2018 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
78% 52% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
Ardayda Boqolkiiba 0 2018 2019 2020 2021 1 3 2

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Waxaa ka go’an joogteynta waxbarashada ardayda & dugsigana joogaan, & taasi macneheedu waa xalinta waxyaabaha caqabadaha sida sinaanta isirka & xalinta khilaafka. Fahamka sida khilaafka loo xaliyo, & hubinta in cadaaladu dhex qaado sida shaqaalaha & ardaydu isku fahmaan & iskulana dhaqmaan, waa ubucda joogteynta in ardaydu kobcaan & dugsigana joogaan & waxayna si togan u saameyn doontaa nolosha ardayga.

Sii wadida kuliliyadda

Ardayda aada oo dhamaysata 2 sano ee kulliyadda
0% 100% Celceliska magaalada 100% All students
0% 100% Celceliska magaalada 100% All students

Qalinjabin

% ardayda ka qalin jebisay dugsiga sare 7 sano gudahood
0% 100% Celceliska magaalada 69% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% White Celceliska magaalada 62% All students
0% 100% Celceliska magaalada 69% From a Low Income Background Celceliska magaalada 60% White Celceliska magaalada 62% All students

Arday kala midab ah

23%

Adaabta

Tirada boqolkiiba inta la ceyriyo ama la ganaaxo
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students
0% 100% Celceliska magaalada 6 American Indian or Alaskan Native Celceliska magaalada 8 Black or African American Celceliska magaalada 2 Two or more races Celceliska magaalada 0 White Celceliska magaalada 2 All students