Qariirad
S
Longfellow Alternative High School
Dusiga degmada
Buundooyin 9-12
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 9:40AM-4:10PM
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 68
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar >90%
Macalimiinta kala midibka ah 0%
TacliinIskuul loogu talagalay ardayda uurka leh waalidna ah iyo caruurtooda. Hands-on education relevant to real life, college, & career. Nooca iskuulka gaarka wuxuu leeyahay waxbarasho ku salaysan machruuc iyo mid khadka tooska aha labadaba.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa caafimaadka goobta iyo daryeelka ilmaha, iyo adeegyada kale ee ku xeeran iyada oo loo marayo shuraakada bulshada.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa adeegyo gaar ah oo waxbarasho ah.
GaadiidBaabuur raaca Metro Transit ay siisao citywide.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 . Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://exploremps.org fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22.
Heerka qalin-jabinta 7 sano
Kooxaha aan wax xog ah muujinin ayaa tilmaamaya inaysan jirin arday ku filan si ay ula socdaan kooxdaas ama xogta aan si guud loo heli karin.