Lirio Montessori

3015 S 13th Ave
Minneapolis, MN 55407
(612) 293-5314 Websaaytka dugsiga
Darajooyin:
Early childhood & Pre-K
Linkiga la iska diiwaangeliyo
Saacadaha dugsiga:
Mon-Fri 8:30 AM - 3:30 PM
Daryeelka dugsiga kahor:
Haa
Daryeelka dugsiga kadib:
Haa
Degmo:
Charter

Qiimaynta dadaalka dugsiga

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Ku saabsan

Luqadaha ay ku hadlaan shaqaalaha

English, Spanish

Uniforms

Students who attend Lirio Montessori are not required to wear uniforms.

Sida la isku diiwaangeliyo

To enroll, contact Susana Rodriguez at info@liriomontessori.org or (612) 293-5314.

Ardayda joogta dugsigan

Ardayda, Isir ahaan (12 dhamaan)
  • American Indian or Alaskan Native
    0%
  • Asian
    0%
  • Black or African American
    0%
  • Hawaiian/Pacific Islander
    0%
  • Hispanic
    83%
  • Two or more races
    0%
  • White
    17%
  • English Language Learner
    17%
  • From a Low Income Background
    75%
  • Special Education
    0%

Celceliska ardayga marka loo barbardhigo saamiga macalinka

12:1

Tacliin

No Rating

Qiimeynta dadaalka waxbarashada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Barnaamijyada aqoonta

Lirio Montessori waa Guriga Carruurta ee Montessori ee labada luuqad (Isbaanish/Ingiriis) waxaana ka go’an inuu la shaqeeyo qoysaska si loo siiyo carruurta asal kasta kasoo jeeda helitaanka Montessori labo luuqadoodla adeegsado oo tayo sare leh si ay u kobciso madaxbannaanida, is-jacaylka, iyo ka qaybgalka bulshada. Lirio Montessori waa qayb ka mid ah MN Wildflower Montessori School, dugsi dadweyne oo gaar loo maamulo oo K-8 ah, iyo xubin ka mid ah shabakadaha dugsiyada Wildflower.
Kooxdoodu waxay ka kooban tahay haween aan caddaan ahayn oo la wadaaga jacaylka caddaaladda bulshada, luqadda Isbaanishka, iyo taageeridda dhammaan carruurta si ay u dareemaan awood ay ku gaadhaan awooddooda buuxda. Waxay dareemaan in deegaanka Montessori ee dhabta ah ee Lirio Montessori ay bixiso ay tahay habka ugu wanaagsan ee ay ugu noolaan karaan hamigooda!

Academic Programs Offered:

Iskudhafka Luuqada, Montessori

Barnaamijyo waxbarasho oo gaar ah

Lirio waxay iskaashi la samaysaa degmada MPS si ay adeegyada waxbarashada gaarka ah u siiso ardayda u baahan.

Barnaamijka bartaha ee luqada ingiriiiska

Lirio Montessori waxay qandaraas siisaa macalimiinta liisanka haysta si ay u siiyaan adeegyada ELL kuwa u baahan.

Cimilo

No Rating

Qiimeynta waxqabadka cimilada

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Shuruucda dugsiga ku dhisan yahay

Hadafka deegaanka Montessori ee carruurta da’aha 3-6 sano jirka ah waa carruurta in ay bartaan sida loola qabsado deegaanka ku xeeran iyagoo ah xubnaha mustaqbalka & isbadel sameeyayaasha bulshadeena. Dhammaan deegaanka fasalka waxa loo dhisaa kaliya isticmaalka carruurta & madaxbanaanida ugu sareysa, bulshada, & sahaminta. Ma jiro wax ka qurux badan & kana rajo fiican in la arko carruur horumarinaysa kalsoonidooda, shakhsiyadooda, & wakaaladooda markay ku hawlan yihiin shaqada wacan & ee la xushay ee deegaanka Montessori.

Imaanshaha

% inta arday ee si joogta ah u imaata iskuulka (ugu yaraan 90% waqtiga)
80% 2019 2020 2021 2022 100% 0%

Sinnaan

No Rating

Sinnaanta qiimeynta dadaalka

Wax qiimayn ah ma lahan
Qiimayn lagama bixin. Maxa diiday?

Aragtida sinnaanta

Lirio Montessori wuxuu qirayaa kala duwanaanshaha & wuxuuna dhiirigaliyaa wadajirka. Waxay tixgaliyaan fursadaha gaarha & caqabadaha ilmo kastaaba wajaho, & waxaana ka go’an siinta ardaykasta waxa uu u baahan yahay si uu u helo ujeedkiisa & uuna gaadho itaalkiisa. Waxay aqoonsadaan muhiimada dadaalkan & shaqada si ay u bedelaan naftooda, bulshada dugsigooda, & buldhada oo dhan si ay loo xaqiijiyo hiigsiga cadaalada iyo nabada.

Arday kala midab ah

83%