Burroughs Community School
Dusiga degmada
Buundooyin K-5
Qiimo Lacag la'aan
Saacadaha iskuulka 9:10AM-3:40PM
Barnaamijka iskuulka kahoreeya
Barnaamijka iskuulka kadib
Tirakoobka dadweynaha
Diiwangelinta 394
Furaha tirikoobka
- Hindida mareykanka ah ama kuwa Alaska u dhashay
- Aasiyaan
- Madow ama afrikaan mareykan ah
- Isbaanish ama Laatiin
- Cadaan
- Kuwa Hawai ku dhashay ama kuwa kale ee jasiirada Pasific
- Laba iyo inka badan oo jinsiyadood
kuwa daqliga yar 4%
Macalimiinta kala midibka ah 11%
TacliinDugsi dadweyne. Wuxuu bixiyaa habraac horumarsan, barnaamijka organics, iyo barnaamijka Bartayaasha Luuqadda Ingiriisiga.
Barnaamijyo dheeraad ahWaxay bixisaa hawlo badan oo kobcin ah iyo daryeelka da'da dugsiga caruurta ee Minneapolis.
Waxbarasho gaar ahWaxay bixisaa barnaamij waxbarasho oo gaar ah oo ay ka mid tahay barnaamij ootisam gaar ah.
GaadiidBaabuur raaca laga bixiyo xaafaha Tangletown iyo Lynhurst, waqooyiga Minnehaha Creek. Ka fiiri halkan xuduudaha saxda ah: https://exploremps.org/School/burroughs_elementary_school_.
Sida loo diiwangeliyoHadii aad xiiseeynayso diwaangelinta, kala xiriir adeegyada meelaynta ardayga (612) 668-1840 . Sidoo kale waxaad wixii war bixin dheeri ah ka booqan kartaa https://exploremps.org fadlan gudbi foomkaga cosiga ee iskuulaka markay tahay 2/7/22.
2019: Ardayda heerka fasalka (aqoontooda)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
2019: Ardaydu waxay ku socdaan waddadii (horumar)
Dul bood si aad u aragto celceliska xisaabta iyo akhriska ku jabay.
Waxaan dooranay in aanan sheegin xogta guusha ee tacliinta iyada oo ay sabab u tahay ka qaybqaadasho yarida MCA ee guga 2021. Fadlan wixii warbixin dheeri ah ka fiiri rc.education.mn.gov -